HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 6-JANNAAYO-2020

0
Monday January 06, 2020 - 08:55:18 in Wararka by
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 6-JANNAAYO-2020

    Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada Ergayga Gaarka ah ee QM ee Soomaal iya, James Swan, ay aa Shalay Muqdisho kula kulmay G/Gola ha Aqalka Sare ee Ba arkamaanka Soomaa liya Cabdi Xaashi C/hi. Kulank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada Ergayga Gaarka ah ee QM ee Soomaal iya, James Swan, ay aa Shalay Muqdisho kula kulmay G/Gola ha Aqalka Sare ee Ba arkamaanka Soomaa liya Cabdi Xaashi C/hi. Kulank ayaa 2da dhinac waxa ay u ga wada hadleen qodobbo ay ka mid yihiin sharciga doorashada, kaas oo hor yaalla hadda Aqalka Sare. Ergayga Q/Midoobay ayaa ku tilmaam ay sharcigan tilaabo taariikhi ah oo loo qa aday dhanka dhismaha nabadda, isagoo boorriyey in wakhtigiisa lagu meel mariyo si uu ula jaan qaado doorashada 2020. Guddoomiya ha Golaha Aqalka Sare ee Baarkamaanka Soomaaliya Cabdi Xaa shi Cabdullaahi ayaa dhankiisa uga mah ad celiyey Q/Midoobey doorka ay ka qaa daneyso taagerada dhinaca walba leh oo ay siiyaan Soomaaliya.

Musharax Cabdi Dheere oo la kulmay Hoggaanka Ahlusuna

     Musharrax Madaxweyne Galmudug Ca bdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) oo dhawaan gaaray M/Dhuusa-marreeb ayaa kulan la qaatay hoggaanka sare Ahlusun na Waljamaaca.

     Kulankan oo qeyb ka ah kulammo is-dabajoog ah oo Musharrax Cabdi C/hi Ax med (Cabdi-Dheere) uu la qaadanayey bul shada Galmudug qey baheeda kala duwan ayaa diiradda lagu sa aray arrimaha D/G/Gal mudug iyo doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan M/Dhuusa Mareeb oo caasimad u ah Maamulka Galmudug.

     Musharax Cabdi Dheere iyo Hoggaan ka Ahlusuna ayaa kulankooda waxaa lagu gaaray is-afgarad buuxa sidii Galmudug ay u yeelan lahayd maamul adag oo ka shaqeeya danaha Reer Galmudug iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

     Guud ahaan kulanka 2da mas’uul ayaa ku soo dhammaaday Isfahan iyo in xaalad da jirta awgeed ay u baahan tahay Galmu dug shaqsi aqoon iyo karti u leh sidii Dow lad Goboleedka Galmudug ay u sameyn lahayd horumar waxna ula qeybsan laha yd maamullada kale ee dhiggeeda ah.

Maxkamada gobolka Bari oo xukun iyo ganaax ku ridey nabadoono iyo siyaasiyiin

     Wararka ka imanaya M/Boosaaso ee G/ Bari ayaa sheegaya in maxkamadda de rejada 1aad ee G/Bari ay Shalay xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku riday, siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo naba doono lagu eedeeyay inay ku dhaliileen xukuumadda Puntland heshiisyo maalge shi oo ay la gashay Imaaraadka Carabta.

Maxkamadda ayaa laba sano oo xabsi iyo ganaax lacageed oo gaaraya $1,000 Dollar ku riday Na badoon Cabdicasiis Baydhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aad an Rooble. Sidoo kale, Maxkamadda ayaa saddex bilood ah oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan $500 oo Dollar, waxay ku riday Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Na badoon Cabdullaahi Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad Aadan Maxamed.

    Guddoomiyaha Maxkamadda derejada koowaad ayaa sheegay in shanta eedays ane ay ku caddaatay eedaymo ay kamid yi hiin kicin-dadweyne iyo sidoo kale aflagaa ddo ka dhan ah madaxda Maamulka Punt land.

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaa bey degmada Cabdul Casiis

     Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Finish) ayaa guddoomiye Cusub u Mag acaabey degmada Cabdul Casiis ,ka dib markii Guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootay qarixii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

      Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha de gmada Cabdul Casiis loogu Magacaabey Mahdi Faarax Cabdulle kaas oo bedeley Sabaax Cabdullaahi Asad oo kamid aheyd Guddoom iyeyaashii ku geeriyooday 24-kii Bishii July qarixii ka dhex-dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

      Qaraxaas ayaa sidoo kale waxaa ku geeriyooday Guddoomiyihii G/Banaadir Eng,Cabdiraxmaan Yariisow,Guddoomiye yaashii degmooyinka,Waaberi iyo Cabdul Casiis,kuwaas oo dhawaan Duqa Muqdi sho uu Magacaabey guddoomiyeyaal bed elaya.

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Milateri ee Lamu

     Faah faahin ayaa ka soo baxaya wee rar isugu jiray qarax ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo waaberigii hore ee Shalay Al-Shabaab ku qaadeen Xero Milatei oo ku taal deegaanka Manda Bay ee ka tirs an Gobolka Lamu.

      Weerarkan ayaa ku bilowday qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaaba ha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegs aday afaafka hore ee Xerada. Sawirro war baahinta maxalliga ee Kenya soo bandhigeen ayaa la arkayay uuro iyo qiic cirka isku shareeray, waxaana la sheega yaa in qaraxa xooggiisa laga maqlay qey bo ka mid ah deegaanada Gobolka Xeeb ta ee Lamu.

     Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saare en waxay ku sheegeen in dagaalyahanad ooda ay qeyb ka mid ah la wareegeen Xe rada, ayna khasaare gaarsiiyeen Ciidama da ku sugan.

     Xerada Simba ayaa waxaa ku sugan Ciidamo Mareykan ah, kuwaasoo tababa ra Ciidamada Milateriga iyo kuwa Badda ee Kenya. Bayaanka ka soo baxay Al-Sha baab ayaa lagu sheegay in dagaalkan uu qeyb ka yahay ololaheeda ay ugu magac dartay Magaalada Qudus lama Yuhuude ynayo, ka dib markii sanad ka hor uu Mad axweynaha Mareykanka Donald Trump u aqoonsatay in Qudus ay tahay Caasimad da Israel.

Dhismaha Aargada KM-0 ee magaalada Muqdisho oo xariga laga jaray

    Dhismaha aargada KM-0 oo ay si casri ah u dhistay wakaalada horumarinta dhis maha Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa xariga ka jaray guddoomiyaha G/ Bana adir ahna duqa M/Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish). 

KM-0 waa halka ay ka bilaabato tirada cabirka laga qaado guud ahaan gobolada dalka iyo degmooyinkiisa iyadoo darbiga ama gidaarka dhismaha lagu qoray qaar kamid ah degmooyinka dalka iyo inta ay isku jiraan.

      Degmooyinka Cabdicasiis, Shibis iyo Shangaani ayey sidoo kale waxa ay kulm isaa aargadaan KM-0.

     Maareeyaha Wakaalada Dhismaha Qar anka Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay in dhismaha aargada KM-0 ay ku wareejin doonaan dowlada hoose Xamar.

      Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliy eed Sareeye gaas Cabdi Xasan Maxamed (Hijaar) wax uu ka hadlay ahmiyada ay goobtan lee dahay.

     Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filnsh) ayaa tilmaamay in Maamulka gobolka oo kaashanaayo DFS ay xoojin doonaan hirgalinta mashaa riic waxtar uleh Bulshada iyo Qaranka.

 Dowlada oo furtay mashruuca tallaalka xanuunka Sambabka ee Xoolaha

  Mashruucaan oo Cudurada Sambabka ku dhaca looga tallaali doonaa in ka bad an 14 milyan oo Ari ah, oo ku dhaqan guud ahaan dal ka, ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Xa nnaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya,

 waxaana ka qeybgalay Wasiirada Xanna anada Xoolaha ee heer Federaal iyo heer maamul goboleed, Masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ururada ka shaqeeya Xannaanada Xool aha ,dhaqaatiir iyo marti sharaf kale.

     Qaar ka mida mas’uuliyiinta ka qeyb gal ay barnaamijka ayaa sheegay in uu tal laalkan muhiim yahay, islamarkaana loo baahan yahay in ay ka faa’iideystaan xo olo dhaqatada Soomaaliyeed ee ku dhaq an dalka oo dhan, si loo helo xoolo caafi maadkoodu dhammeystiran yahay.

      Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya, Xuseen Maxamu ud Sheekh Xuseen oo mashruuca daahf uray, ayaa ku dheeraaday ka hadalka qii maha ay xoolaha u leeyhiin dhaqaalaha dalka, Wuxuuna tilmaamay in mashruuca an uu muhiimad gaara u leeyahay xoolaha iyo dadka intaba maadaama talaalka uu ka hortagayo cuduro badan oo ku dhaca xoolaha oo ay dadka Soomaaliyeed cuno iyo ganacsiba u isticmaalaan.

     Md.Xuseen Maxamuud Sheekh Xus een wasiirka Xannaanda Xoolaha Soomaa liya ayaa dhinaca kale xusay in uu korar ku yimid dhoofinta xoolaha Soomaaliya, isl amarkaana sanadkan la dhoofiyay in ka badan Saddex milyan oo neef, hadana ay qorsheynayaan in ay sare u qaadaan dho ofinta xoolaha oo sanadkan la gaarsiin doono ku dahawaad Shan Milyan oo neef, maadama ay dalal badan oo ay ka mid yihiin Cumaan iyo Qatar ay diyaar u yihiin in ay qaataan xoolaha Soomaaliya oo dha mmeystiray shuruudihii looga baahnaa.

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Magacaab ay Guddi 4 Bil Kadib Shaqo Qabanaya

      R/Wasaaraha XFS,Md. Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska sanad guurada 60aad ee maalmaha xorriyadda So omaaliya ee 26ka June iyo 1da July.

Wasiirka Warfaafinta Xu kuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo ma gacaa bay Guddoomina ya Guddiga oo ay xubna ka yihiin Wasiirr ada Maaliyadda, Gaashaan-dhigga, Amni ga Gudaha, Dhallinyarada, Waxbarasha da, Shaqada iyo caddaaladda, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Maare eyaha Wakaaladda dhismaha, Agaasima ha golaha Wasiirrada, agaasime ku-xige enka guud ee Madaxtooyada iyo Guddo omiyaha guddiga wacyi gelinta Qaranka.

     Guddiga oo ay howshoodu ku egtahay laba bilood kadib xuska maalmaha xorriya dda, ayey shaqadoodu tahay inay qaban-qaabiyaan xuska maalmaha xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da July ee sanadkaan 2020, iyaga oo kaashanaya madaxda dow lad gobaleedyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee heer gobal iyo heer degmo, in shacabka Soomaaliye ed dal iyo dibad ay ku dhiirri geliyaan muh iimadda ay leedahay xuska maalmaha xo rriyadda iyo inay dhisaan guddi hoosaad yo ay ku jiraan howl-wadeenno, xildhibaan no, aqoonyahanno, Salaadiin, ururrada ha weenka, ururrada dhallinyarada, jaaliyad da Soomaaliyeed iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.

     Xuska ayaa sanadkaan kulansaday la ba munaasabood oo muhiim ah kuwaas oo kala ah sanad guurada 60aad iyo sa nad guurada 20aad ee dib-u-aasaaska do wladnimada Soomaaliya oo lagu dhisay degmada Carta ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Djibouti.

       Si kastaba Guddiga qaban-qaabada xuska Maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka June iyo 1da July ayaa waxaa la magacaabi jiray horaanta Bisha June, wax aana haatan ka harsan Afar Bilood ooh or leh Munaasabadaha.

Madaxweyne Waare oo gaarey Buulo Burde kana bilaabey kulamo

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa  waxaa ay gaareen  Magaa lada Bula Burde ee gobolka Hiiraan.

Garoonka diyaarad aha Buulo Burde wa xaa Waare kusoo dhaweeyey mas’uul iyiin uu kamid yahay Wasiirka Arrimaha Guda ha Hir-Shabeelle oo maalmahaan ku sug naa degmadaas & qeybaha kala duwan ee Bulshada.

     Waare ayaa waxaa uu kulan la qaatay  dayaash dhaqanka bula burde iyo mas”uul iyiinta maamulka degmadaas,isaga oo kala hadlay sii xal looga gaari lahaa khila af dhinaca maamulka ah oo ka taagan degmadas.

     Madaxweyne Waare ayaa u jeedada u gu weyn ee u tagay BuuloBurde ay tahay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka dha shay Maamulka Cusub ee loo Magacaa bey degmadaas.

Khasaaraha Ayaxa Uu Ka Geystay Soo maaliya Oo La Shaaciyay

    Ka dib markii Ayax farabadan uu dhiba atooyin u gaystay dhul beereedyo aad u balaaran oo ku yaal la Soomaaliya iyo Ito obiya ayaa dawlad da Kenya ku dhawa aq day inay hawada ka buufin doonto 3Gobol oo ka tirsan w/ Bari ee dalkaas kenya, si ay uga hortagto Khasaara ha ballaaran ee Ayaxaasi u gay san karo dhul beeraadka ku yaalla halka as.

     Hadal ka soo baxay D/Kenya ayaa lagu sheegay in raxan cayayaan ah oo la mid ah Ayaxa ay u soo gudbeen sad dexda Gobo lee kala ah wajeer, Marsabit iyo mandheera 28 kii bishii December, Iya doo Kenya intaas ku dartay in ay heshay awoodii ay ku buufin lahayd hawada taas oo bilaabatay Shalay oo sabti ah.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dawladda Kenya ay soo iibsatay 3,000 oo litar oo kiimiko ah, si ay ugu buufiso haw ada, Iyadoo sidoo kalena u qaybin doonto dadka deegaanka gobolada laga cabsida qabo in ayaxu waxyeeleeyo.

      Hay’adda Cuntada iyo beeraha addu unka ee FOA oo sheegtay in Ayaxa uu bur buriyay 70,000 oo hiktar dhulal beere ed ku yaalla Soomaaliya iyo Itoobiya, wa xa ana Hay’adda ku tilShalayy duulaankii u gu waynaa ee ayaxaasi ku soo qaado ge eska Afrika muddo 70 sano ah.

Ujeedka Puntland u tagayo Axmed Madoobe

     Madaxweynaha D/G/Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa In Maan ta uu safar ku tago M/Garoowe ee Xarunta G/Nugaal,kadib dib u doo rashad iisii.

     Dadku dhow dhow Ma daxtooyada Jubb aland ayaa waxaa ay sheege en in laba arrim ood uu Axmed Madoo be u tagayo Punt land, ku waas oo kala ah doorashada soo soco ta iyo khilaafka dowladda iyo Dowlad Gobo leedyada.

       Axmed Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland Sic iid Cabdullaahi Deni,iyaga oo ka wada ha dli doono arrimo la xiriira doorashooyin ka iyo xilliga kala guurka  ah ee Arrimaha si yaasada & khilaafka dowladda iyo Maamul ka Jubbaland 2da Madaxweyne ee Punt land iyo Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaa fay xirirkooda waxa uu ahaa mid wanaag san,iyada oo Madaxweynaha Puntland uu siweyn uga qeyb qaatay xafladii Caleema saarka Axmed Madoobe,kadib markii ay

qaadacday dowladda Soomaaliya.


Ciidamada dowladda oo la wareegay tuulooyin dhowr ah

    Howlgal ay siwadajir ah uga sameey een Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa K/Galbeed deegaano ka tirs an G/B aay ayaa waxaa ay Al-Shabaab kala ware egeen tuulooyin dhowrah.

       Saraakiisha hoggaamineysa howlgal kaas ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidama da ay la wareegeen tuulooyin u dhow de gma da Diinsoor ee Gobolka Baay ,kuwaas oo kala ah,Tugaar Hoos iyo laba Warood.

Taliyaha Ururka 54aad ee Guutada 60-aad G/le Dhexe Xasan Aadan Yarow oo howlgalka hogga aminayey ayaa sheegay in u jeedka how lgalka uu ahaa mid la isugu fureyey wadoo yinka ay go’domiyeen Ururka Al-Shabaab.

     Waxaa uu hoosta ka xariiqay in deegaa nnada ay la wareegeen xabsiyada ku yaa lla ay kasii daayeen dad xoolo Dhaqato ah oo u xir xirnaa Al-Shabaab sida uu hadal ka u dhigey.

      Si kastaba Ciidamada Dowladda iyo kuwa K/Galbeed ayaa horey waxaa howl gallo ay kas ameeyeen degmooyin ka tirs an G/Baay iyo Bakool waxaa ay kula war eegeen deegano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Xubnaha ka harey Baarlamaanka Galmudug oo la shaacinayo

     Guddiga farsamadaha iyo dhismaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in Shalay oo Axad ah ay shaaci yaan magacyada liiska Xubnaha ka harey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmu dug.

     Hoggaanka Ahlusunna ayaa maalin ka hor waxaa ay guddiga ku wareejiyeen 20-ka xildhibaan ee Baarl amaanka laga siiyey, waxana Guddiga ay Shalay shaacinayaan 69 Xubnood ee harey.

Dorraad oo Sabti aheyd ayaa qorshuu ahaa in Guddiga ay ku dhawaaqaan Xildhibaa nnada balse ay gudiga sheegeen inay soo wajaheen caqabado lagana gudbey.

R/Wasaaraha Soomalaiya Xasan Cali khe yre iyo Wasirka Arrimaah gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxaa ay ku wa da sugan yihin Dhuusamareeb,iyaga oo halkaas u jooga dardar gelinta howlaha dhismaha Galmudug.

       Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxw eynihii Galmudug ee waqtiga xilheyntiisa ay dhamaatey ayaa kasoo horjeetay howl aha dowladda ay ka wado dhuusamareeb, isaga oo Magacabey guddi doorasho kale.

Somaliya oo markii ugu horeysay yee lan eysa Sharci muhiim ah

       Hay’adda Duulista Rayidka Soomaal iyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas oo Soomaaliya aysan wali geed yeelan laga soo bilaabo sanad kii 1960-kii.

Maareeyaha Hay’ adda Duulista Rayi dka Axmed Macalin ayaa sheegay in Soomaaliya aysan walig eed yeelan sharci wax walba u dhameysir an yihiin oo ku saabsan duulista Rayidka, hayeeshee mid kooban oo uu soo saarey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Max amed Siyaad Barre, iyada oo aan la ansi xin ay dowladii ku dhacday.

     Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Sharcigaan uu muhiim u yahay dalka, isla markaana uu la jaan qaadayo sharci yada Caalamiga ah oo ay ku Shaqeeyaan Dowladaha Caalamka.

    Sharciga duulista Rayidka Soomaaliya ayaa waxaa wareegto kusoo saarey mud do hadda laga joogo Afar Biilood,isla mar kaana waxa Dorraad oo Sabti aheyd ansix iyey Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kenya oo dad u xir xirtey weerarka Xerada lamu

      Laammaha Amniga Kenya ayaa wax aa ay shaaca ka qaadeen in ilaa 5 ruux ay u xireen weerarka khasaaraha badan dha liyey ee Shalayy Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Xerada Simba ee degmada Manda Bay ee G/La mu.

Xerada la weeraray ayaa waxaa Saldhig yo ku leh Ciidamada Badda ee Dowlada ha Kenya iyo Mareykanka,waxaana la she egay in Al-Shabaab ayu ku gubeen gaw aari badan iyo diyaarado dagaal.

      Gudoomiyaha nabadgalyada ismaam ulka Lamu Irungu Macharia  ayaa sheegay in gacanta lagu haayo 5 Ruux oo laamaha Ammaanka uga shkiyeen  inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab kana dambeeyeen wee rarkaas.

      Dhanka kale ciidanka difaaca Kenya ee KDF-ta ayaa madaafiic xoogan kaga iyo duqeyn dhanka cirka ah kaga jawaab ay Weerarkaan.

Baarlamaanka Ciraaq Oo Ansixiyay Qaraar Ka Dhan Ah Ciidamada Marey kanka

      Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa ans ixiyey qaraar ku baaqaya in ciidamada ajn abiga ah ay ka baxaan Ciraaq, xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda ka dhalatay dilkii uu Mareykanku todobaadkii hore gudaha Ciraaq ugu geystay taliyihii ciidanka Qud us ee Ilaalada Kacaanka Iran Jeneraal Qaasim Suleymaani.

     Mudanayaasha Baarlamaanka Ciraaq ayaa sidoo kale isku raacay in barriga, badda iyo hawada Ciraaq laga mamnuuco dhammaan xoogagga ajnabiga ah.

       Qaraarkan baarlamaanka ayaa ugu baaqay xukuumadda Ra’isulwasaare Caa dil Cabdul-Mahdi iney xaqiijiso soo gaba gabeynta joogista dhamaan ciidamada ajn abiga ah ee ku sugan Ciraq.

       "Baarlamaanku waxa uu u codeeyey inay xukuumaddu Ciraaq ay ballan qaad do iney ka laabato codsigeedii ay ku dalb atay in ciidamada isbahaysiga caalamiga ah ay ka caawiyaan la dagaalanka Daaci sh,” ayuu yiri Afhayeenka Baarlamaanka    Ciraaq Maxammed Xalbusi.

      Mareykanka ayaa waxaa Ciraaq ka joo ga ciidamo gaaraya 5,200 oo askari. Lama oga xilliga ay ka bixi doonaan Ciraaq.

Mareykanka ayaa Jimcadii la soo dhaafay dilay Jeneraal Qaasim Suleymaani oo ah aa maskaxdii ka danbeysay in Iran ay saa meyn ballaaran ku yeelato dalalka Ciraaq, Suuriya iyo Lubnaan.

      Iran ayaa sheegtay in ay ka aargudan doonto Mareykanka dilkaasi ay u gaysteen Suleymaani oo lagu sheego inuu ahaa qof ka 2aad ee ugu saameyn badnaa Iran.

    Laakin madaxweyne Trump ayaa ka di gay aargudashada dilka Suleymani, isaga oo wacad ku maray in Mareykanku uu bee gsan doono 52 bartilmaameed oo Iran ku yaalla, haddii ay Iran ay far u qaaddo dana ha Mareykanka.



SULEYMAANI: GANTAALLO LAGU BARTILMAA MEEDSADAY GOOBO MUHIIM U AH MAREY KANKA


     Dhowr qarax ayaa gilgilay agagaarka magaalada Baqdaad saacado uun ka dib baroor-diiqii magaalada Baghdad loogu sa meynayo janaraalkii milatariga Iiraan Qaas im Suleeymaani iyo taliyihii maleeshiyaad ka Ciraaq Abu Mahdi al Muhandis, kuwaa si oo khamiistii lagu dilay weerar uu Mar eykanku fuliyay.

       Qaraxayada ayaa waxaa lala beegsa day Aagga Cagaaran ee u dhow safaarad da Mareykanka iyo garoonka diyaaradaha ee Balad oo ay ku yaalaan guryaha xoog ag ga Mareykanka, waxayna ilo wareedyo laga helayo ciidamada ammaanka Ciraaq sheegayaan ineysan jirin cid ay waxyeello ka soo gaartay.

     Hogaamiyeyaasha Iran ayaa wacad ku maray iney aargoosi u sameyn doonaan di lkii Janaraal Qaasim Suleymaani oo uu Ma reykanka u aqoonsanaa argagixiso.

      Ma jirto ilaa haatan cid shegatay iney ka dambeysay weeraradaasi balse xoog agga taabacsan Iran ayaa lagu eedeeynay ay iney ka dambeyeen weeraradii dhowa an ka dhacay Ciraaq oo lagu bartilmaame edsaday goobo muhiim u ah Mareykanka.

     Ka dib baroor-diiqyadii Janaraalka lo ogu sameeyay Baqdaad iyo magaalooyin ka barakeysan ee Muslimiinta shiyacada ayaa waxaa meydkiisa la geyn doonaa dalkiisa Iran.

    Ciraaqiyiinta ayaa sidoo kale u baroor-diiqayay geeridii Abu Mahdi al-Muhandis, oo ahaa taliyaha ururka Kataib Hezbollah oo ay Iran baritaarto.

      Waxaa jira warar kale oo tibaaxaya in ururka ay cidaamada ammaanka Ciraaq uga digeen ''iney gabi ahaanba ka fogaad aan xarumaha Mareykanka laga bilaabo galabka Axadda ah'', sidaasi waxaa soo weriyay Telefishinka al-Mayadeen.

        Mareykanka oo ka jawaab celinaya hanjab aaddii Iran ee aargoosiga ayaa wa xa uu 3,000 oo ciidan u diray bariga dhexe iyadoo sidoo kalena ay muwaadiniintooda ku boorriyeen iney isaga baxaan dalkaasi Ciraaq.

Sidee ayay Ciraaqiyiinta ugu baroor-diiqeen Suleeymaani?

     Dad ku luuqaynayay "Mareykanku ha dhinto" ayaa isugu soo baxay waddooyiin ka Baqdaad kuwaasi oo kor ululayay cal amada Ciraaq iyo kuwa maleeshiyada.

      Baroordiiqeyaasha oo daba socday na xashka lagu siday meydka Janaraal Qaa sim ayaa socod ka soo bilaabay mathaar ka Al Muthana ilaa iyo albaabka Aagga Ca gaar an waxayna dadkaasi qaarkood side en sawirrada Suleeymaani, halka qaar kal ana ay siteen sawirada hogaamiyaha ruux iga ah ee Ayatollah Ali Khamenei.

 Meydka ayaa markii dambe la geeyay magaalooyinka barakeysan ee Karbala iyo Najaf.

     Wararka ayaa sheegaya in meydad ka Suleeymaani iyo afar kale oo Iiraaniyiin ah oo iyagana lagu dilay isla weerarkaasi loo duulin doono dalka Iran oo ku dhawaa qay saddex maalmood oo loogu baroor-diiq ayo janaraalka la dilay.

Sidee ayay Iran uga falcelisay dilka janaraalkooda?

       Hogaamiyeyaasha Iran ayaa wacad ku maray in ''aargoosi xanuun badan uu sugayo dambiileyaasha'' ka dambeeyay weer arka,

     62 jirkan hogaaminhyayay ciidamada Qudus ayaa waxaa loo arkayay inuu ahaa qo fka labaad ee ugu awoodda badan dal kaa si Iran marka laga oo tago hogaami yaha maxkamadda ugu sareyso dalkaasi Aya tollah Khamenei.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip