SAWIRO:-Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

0
Sunday January 05, 2020 - 21:26:19 in Wararka by
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

    Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarkamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulank ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen qodobbo ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarkamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulank ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen qodobbo ay ka mid yihiin sharciga doorashada, kaas oo hor yaalla hadda Aqalka Sare. Ergayga Qaramada Midoobay ayaa ku tilmaamay sharcigan tilaabo taariikhi ah oo loo qaaday dhanka dhismaha nabadda, isagoo boorriyey in wakhtigiisa lagu meel mariyo si uu ula jaan qaado doorashada 2020. Guddoomiyaha kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarkamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhankiisa uga mahad celiyey Qaramada Midoobey doorka ay ka qaadaneyso taagerada dhinaca walba leh oo ay siiyaan Soomaaliya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip