Somalia oo markii ugu horeysay yeelaneysa Sharci muhiim ah

0
Sunday January 05, 2020 - 09:24:46 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia oo markii ugu horeysay yeelaneysa Sharci muhiim ah

    Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas oo Soomaaliya aysan waligeed yeelan laga soo bilaabo sanadkii 1960-kii. Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Axm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas oo Soomaaliya aysan waligeed yeelan laga soo bilaabo sanadkii 1960-kii. Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Axmed Macalin ayaa sheegay in Soomaaliya aysan waligeed yeelan sharci wax walba u dhameysiran yihiin oo ku saabsan duulista Rayidka,hayeeshee mid kooban oo uu soo saarey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, iyada oo aan la ansixin ay dowladii ku dhacday. Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Sharcigaan uu muhiim u yahay dalka,isla markaana uu la jaan qaadayo sharciyada Caalamiga ah oo ay ku Shaqeeyaan Dowladaha Caalamka. Sharciga duulista Rayidka Soomaaliya ayaa waxaa wareegto kusoo saarey muddo hadda laga joogo Afar Biilood,isla markaana waxa shalay oo Sabti aheyd ansixiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip