Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab

0
Sunday January 05, 2020 - 09:19:53 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab

    Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka. Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka. Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab lagala wareegay deegaano dhowr ah oo xilligaan dhibaatooyin culus ay ka jireen,hayeeshee Ciidamadu au la wareegeen. Sidoo kale taliyaha waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in Jubbaland ay bilaabeysohowlgallo kale oo deegaano badna looga saarayo Ururka Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip