HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 5 -JANNAAYO-2020

0
Sunday January 05, 2020 - 09:08:13 in Wararka by
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 5 -JANNAAYO-2020

    R/W Kheyre oo kala diray mid ka mid ah guddiyada doorashada GALMUDUG Guddiga xalinta khilaafaadka ee maa mulka Galmudug ayaa la kala diray, wuxu una amarkaas ka yimid R/Wasaaraha DFS Md.Xasan Cali Kheyre Beelaha daggan de egaanka Galm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/W Kheyre oo kala diray mid ka mid ah guddiyada doorashada GALMUDUG Guddiga xalinta khilaafaadka ee maa mulka Galmudug ayaa la kala diray, wuxu una amarkaas ka yimid R/Wasaaraha DFS Md.Xasan Cali Kheyre Beelaha daggan de egaanka Galmudug ayaa laga qanciyay dhamma an tabashooyin kii ay qa been, waana arrinta ke entay inuu soo baxo go'aankaan. Md.Kheyre ayaa sidoo kale amar ku bix iyay in lagu dhawaaqo liiska xildhibaanna da ka dhimman baarlamaanka 2aad ee Maamulka Galmudug, waxaana la ogyah ay in guddiga doorashooyinka laga suga yo iney magacaabaan 69-ka xildhibaan ee haray. Jimcadii ayey aheyd markii guddiga doo rashooyinka Galmudug ay ku dhawaaqe en liiska 20-ka xildhibaan oo ay soo xushe en Ahlu-Sunna, waxaana la fahamsan ya hay in dowladda ay ka shaqeyneyso sidii ay doorashada ugu dhici laheyd waqtiga loogu talagalay. Dhawr jeer ayaa lagu fashilmay jadw alka doorashooyinka Galmudug, waxeyna guddiga filayaan hadda in kulamada R/ Wasaare Kheyre uu la yeelanayay Ahlu-Sunna iyo Odayaasha dhaqanka ay wax badan saxaan. Sida la ogyahay Guddiga waxey ilo xog ogaal ah u sheegeen in dha waan ay ku dhawaaqi doonaan 69-ka xil dhibaan ee ka haray maamulka maadaa ma guddiga farsamada maamul u dhisidda galmudug ay aqbaleen liiska xildhibaana dii ay soo gudbiyeen Ahlu-SUNA

Sheekh Shariif oo Fashil ku eedeeyay Madaxda tallada heysa

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sha riif Sh.Axmed oo ku sugan M/London ee UK ayaa sheegay in Shalay dalka uu baah an yahay isbadel maa mul, islamarkaana la ga doonaayo dadka Soomaaliyeed inay hor muud ka noqdaan.

   Sh.Shariif ayaa sheegay in Shalay So omaaliya ay joogto meel aad halis ah una baahan hoggaan ka duwan Midka hadda jira oo leh Karti horumarineed.

     Waxaa uu sheegay in haddii uu dhici waayo isbadel in Mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro Xaalad mugdi ah. Sh.Shariif ay aa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed Midn imo iyo wadajir ah, maadaama uu sheeg ay in Al-Shabaab ay kordhiyeen Weerara da ka dhanka ah.

      Shariif Sh.Axmed ayaa ah Hoggaanka Madasha Xisbiyadda Qaran ee dalka, wax aana khilaaf uu kala dhaxeeyay hoggaan ka dalka Bilooyinkii ugu dambeeyay

AFRICOM oo war cusub ka soo saartay duqeyntii ka dhacday gobolka Sh/Hoose

     Taliska Africom ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyey duqeyn ay Dorraad diyaarad aha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen G/Sh/Hoose.      Warsa xa afadeed ka soo ba xay Africom ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ka dhacday duleedka deg mada Afgooye lala beegsaday dagaalyah anno ka tirsanaa Al-Shabaab.

     Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in weerarkaan oo ay ka qeyb qaateen ciid anka Soomaaliya khasaare lagu gaarsiiy ey Al-Shabaab.

     Africom ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 3 ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab lagu dilay duqeyntaasi, iyadoo shaacisay inay jirin waxyeelo ka soo gaaray dadka rayidka ah.

     Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan sheegashada Mareykanka ee ah inuu duqeyntaan kaga dilay 3 xubnood.

    Waa duqeyntii ugu horreysay oo uu Ma reykanka sanadkaan cusub ee 2020-ka ka fuliyo gudaha dalka Soomaaliya.

     Muddooyinkii dambe ciidamada huwan ta ayaa xoojiyey howlgalladooda ka dhan ka ah Al-Shabaab, waxaana dhowaan sar aakiisha dowladda ay shaaciyeen in Sh/ Hoose ay ku dileen ugu yaraan 30 ka tirsa naa kooxdaasi.

Xanuun aan la aqoonsan oo ka dilaacay degaano ka mid ah gobolka Sool

     Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa u geeriyoo tay, in ka badan 70 qof oo kalena waa soo ritay, xanuun ka dillaacay degaanka Saax-dheer oo ku yaalla koonfurta G/ Sool, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta Caafimaadka ee degaankaasi.

     Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in xanuunka hal kaasi ka dilaacay uu wato calaamado ay kamid yihi in Shuban, Xummad iyo qufac, balse aysan ilaa iyo hadda garaneyn waxa uu yahay.

     Mas’uuliyiinta Xarumaha Caafimaadka Saax-dheer, ayaa sidoo kale sheegay in xanuunka oo si xawliya ku faafaya, uu soo ritay dad kala duwan oo ku nool degaanka Saax-dheer iyo dhulka miyiga ah ee ku te edsan nawaaxiga Saaxdheer.

      Madaxda xarumaha Caafimaadka Saax-dheer ayaa codsanaya in gurmad de g-deg ah lala soo gaaro, xilli ay gabaabsi yihiin daawooyinkii iyo adeegyadii caafima ad ee xarumaha, isla markaana bukaanno kala duwan soo gaarayaan.

Ilhan Omar oo golaha Congress ugu baaqday inay joojiyaan in Maraykanku dagaal la galo Iran

     Xildhibaan Ilhan Omar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha gobolka Minneso ta, ayaa kasoo horjeesatay in Maraynku dagaal la galo dalka Iiran. Hadalkeeda ay aa daba socday ka dib markii Maraykanku duqayn cirka oo ka dhacday Baq daad uu ku dilay Madaxii ilaalada kacaanka Iran Qassem Soleimani iyo taliyihii malleeshiya adka Ciraaq Abu Mahdi al-Mu handis.

     Ilhan Omar ayaa golaheeda Congress-ka ka dalbatay inay joojiyaan qorshaha Trump uu ku doonayo in dagaal lagu qa ado dalka Iran. "Waxaan u baahanahay cod kasta si kor loogu qaado oo aan ka dalbano in Congress-ka uu ka joojiyo Tru mp inuu bilaabo musiibo dagaal uu la galo Iran," ayay tidhi Ilhan.

     Ka dib markii hadalkaan ay kusoo qor tay baraheeda internetka sida Facebook iyo Twitterka, waxay jawaabo caro leh kala kulantay dad Ameerikaan ah oo ka xuma aday hadalkeeda.

      Qaar ayaa sheegay inay ku farxi laha ayeen in Ilhan Omar laga saaro Maraykan ka laguna celiyo Soomaaliya, sidoo kale kuwa ayaa ku eedeeyay inay taageerto argixisada oo ay neceb tahay Maraykanka

Shabaab oo saddex ruux ku toogtay Gobolka Hiiraan

     Ururka Al Shabaab ayaa fagaaro ku ya allo deegaanka Buq Aqable ee G/Hiiraan, waxa ay ku toogteen 3ruux oo jaajuusni mo ay ku eedeeyeen.

    Dadkaan Shabaab ay toogteen 2ka mid ah Jaajuusiin ayeey ku eedeeyeen, 1ka ru uxa 3aad ay ku shegen inuu ahaay Askari.

     Fagaaraha deegaanka Buq Aqable ay eey ka dhacday falkan toogashada ah

     Ragga Shabaab ay dileen ayaa waxaa lagu kala magacaabaa.

1-Cabdi Qaadir Xasan Aadam oo 25-jir ah waxa ay Shabaab ku eedeeyeen inuu Jaa juus u ahaay DFS.

2-Cabdi Caziiz Axmed Maxamuud oo 28-jir ah waxa ay Shabaah ku eedeeyeen in uu jaajuus ahaay.

3-Faarax Cali Jibriil oo 29-jir ah waxa ay Shabaah ku sheegeen inuu ahaay askari ka tirsan Ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan.

     Al Shabaab ayaa badanaa xukuno wa xa ay ku ridaan dadka ay soo eedeey aan inay dowladda la shaqeeyan iyagoo Al shabaabku dagaal uu Dagaal kala dhxe eyo DFS &Cidamada shisheye


Guddoomiyaha G/Banaadir Oo Dhagax Dhigay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

       Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah na duqa magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada Hiliwaa oo lagu iibin jiray xoolaha nool.

     Dhagax dhiga kadib ayaa gudoomiy aha waxa uu kormeeray qeybaha uu suu qaani ku fadhiyo oo ah dhulbaaxad weyn wax aana horey lagu iibin jiray xoolaha ka la du wan inkastoo uu qeyb ka noqday go obihii danta guud ee ku burburay qalala asihii dalka ka dhacay.

      Agaasimaha Suuqyada gobolka Ban aadir Maxamed Macallin Dhicisow ayaa faah faahin ka bixiyay baaxada uu suuqani ku fadhiyo iyo marxaladiihii uu soo maray.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md Cumar Finish ayaa kula dardaarmay bulshada in ay ilaas shadaan goobaha danta guud ee muhiimka u ah adeegyada aas aasiga ah.

     Dhanka kale waxa uu Duqa magaalada Muqdisho sheegay in xoolaha lagu iibiyo qeybaha kala duwan ee magaalada ay ca qabad ku yihiin bilicda Caasimadda iyo is ku socodkeeda sidaas darteedna marka la hirgaliyo Suuqa Dayax kadib waxa uu maa mulka mammuuci doonaa in meel aheyn Suuqani aan lagu iibin doonin xoolaha.

Jubbaland oo ka warbixisay Xaaladda degaanadii laga saaray Al-Shabaab

    Taliyaha guud ee ciidanka dowlad gobo leedka Jubbaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa faahfaahin ka bixiyay Xaala dda degaano dhawaan Ciidanka Jubbal and ay kala wareegeen  Al- Shabaab ee ka tirsan gobolka Jubb ada hoose.

Taliyaha ayaa sheegay in nolosha dadka ay ku so noqotay sidii caadiga aheyd oo ay helaan dhamaan adeegyada aas-aa siga ah ee nolosha sida Waxbarashada Caafimaadka iyo Biya ha, Aminigoodana ay su gaan Ciidanka Dowlad goboleedka Ju bbaland.

  Deegaanada Cabdale Biro ole, Buulo-gaduud, Yoontooy, Baarsa nguu ni, Wirkooy, Singalayr iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa ka mid ah goobaha laga saaray Al-Shabaab.

     Waxaa uu sheegay in goobaha kale ee weli gacanta ugu jira Al-Shabaab laga    saari do ono, islamarkaana Ciid anka Jubbaland ay qaadi doonaan howlgal bal laaran. Taliyaha ayaa xusay in Ciidanka Jubbaland loo dhameystiray qalabkii ay kula dagaallami lahaayeen Al-Shabaab, islamarkaana Sanadkaan la xoreyn doono degaano badan.

Madaxweyne Waare Oo Kulan La Qaa tay Saraakiil Ka Tirsan AMISOM

       Madaxweynaha D/G/HirShabelle Dr Maxamed Cabdi Waare  ayaa Shalay kul an kula qaatay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Saraakiisha Cii damada AMISOM gaar ahaan Ciidamada Hiil-Walal ee Jabuuti.

       Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa Wa siir ku Xigeenka Amniga HirShabeelle iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan waxaana kulankaan looga hadlay Barna amijka nabadda iyo hawlgalada iyo lag ama maarmaanimada Isku furida wadooyi nka Gobolka Hiiraan.

     Kulanka u dhexeeyay Madaxweyne Wa are iyo Saraakiisha AMISOM ayaa kusoo dhamaaday Guul iyo Isfaham sida lagu sheegay War kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.

Madaxweyne Trump Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Dileen Qaasim Sulaymani

      Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hoga amiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, si "uu u joojiyo dagaal, ee uu san doonayn inuu mid bilaabo”.

      Waxa uu sheegay in uu "dhammaaday waqtigii argaxa ee Sulaymaani” ka dib mar kii Jimcihii lagu dilay weerrar dhanka cirka ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baqdaad ee dalka Ciraaq.

    Mr.Trump ayaa u qiildayay dilka, isagoo sheegay in janaraalku uu qorshaynayay weerraro ka dhan ah danaha Mareykanka.

Sulaymaani ayaa mad ax ka ahaa howgalla da Iiraan ee Bariga Dhexe oo waxa uu hogaamin jiray ciida mmada Qudus. Iiraan ayaa waxa ay wacad ku martay in "si adag uga aargoosan doonto” kuwii ka dam beeyay geeridiisa. Dilka ay aa waxa uu imanayaa xilli ay sare u sii kacaysay xiisadda u dhaxaysa Iiraan iyo Mareykanka.Saraakiisha Mareyk anka ayaa sheegay in taxadar ahaan ilaa 3,000 oo ciidamo dheeraad ah loo diri do ono Bariga Dhexe.

Hoos U Dhac Ku Yimid Wax Soo Saarka Dalagyada Sh/Dhexe Iyo Sababta Keentay

      Wasiirka Wasaaradda Beeraha maa mulka Hirshabeelle, Cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ho os u dhac uu ku yemid wax soo saarka be eraha ku yaalla deegaanada Hirshabeelle.

      Wasiirka ayaa tilmaamay in hoos u    dhacaan ay keentay fatahaada webigu uu ku sameeyay beeraha dowlad Hoboleedka Hirshabeelle, isagoo sheegay in haddii an xal loo helin fatahaada sannad walba web igu uu sameeyo ay tahay arrin adag oo khatar gelineysa dalagyada ka soo go’a beeraha.

      Ugu dambeyntii wasiirka ayaa dowlad da Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliye ed ee wax heysta ugu baaqay in laga qe yb qaato sidii xal loogu heli lahaa fatahaa da soo laa laabatay, taas oo saameyn ku yeelatay beeraha iyo dadka Ku nool deeg aanadaas.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo Boosaaso lagu dilay

     Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya dil Habeen hore ka dhacay M/Boosaaso ee Gobolka Bari, waxaana dilkaasi gaystay dabley hubaysan.

 Dilka ayaa waxaa loo gaystay Sarkaal ka tirsan Ciidamada maamul ka Puntland, xilli uu ku sugnaay Magaalada gu daheeda.

Sarkaalka la dilay ayaa w axaa magaciisa lagu sheegay Cige Duc aale oo ku magac dheeraa (Cige Ducaa le), waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilkaas.

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyad da dilkaasi loo gaystay Sarkaalkaas ka ti rsanaay Ciidamada Maamulka Puntland ee Boosaaso lagu dilay.

     Amniyaadka Shabaab ayaa dilal qor she ysan waxa ay ka gaystaan M/Boosa aso, waxaana ay beegsa daan xubnaha u shaqeeya Maamul ka.Ciidama da Punt land ay aa lagu soo waramayaa in Shalay hawlgal ay ka wadaan Magaalada Boosa aso, kaa si oo ay ku baadigoobay aan dad ka dilalka ka  gaystay Magalada gudaheda


Aqalka sare oo guddi gaar ah u saaray kasoo talo bixinta sharciga doorashooyinka qaran

     Barlamaanka aqalka sare ee Sooma aliya ayaa guddi ka kooban 7 Xubnood ah u xil saaray inay kasoo talo bixiyaan shar ciga doorashooyinka Qaran ee dalka.

       Sharcigaan ayaa dhowaan waxaa me el mariyay golaha Shacabka, kadib markii lagu sameeyay dib u eegis, waana shar ciga la doonayo in lagu maamulo doorash ooyinka soo socda ee Soomaaliya.

      Sida ku xusan qoraalka, guddigaan wa xay si qoro dheer uga baarandagidoonaan hindise sharciyeedka doorashooyinka, iy agoo ka eegaya inuu waafaqsan yahay dastuurka kmg ah ee Soomaaliya.

      Guddigaan oo ah guddi kumeel gaar ah ayaa shaqayndoona inta ay barlamaan ka aqalka sare ugasoo gudbinayaan warbi xin faahfaahsan oo ku saabsan sharciga doorashooyinka.

      Sharciga cusub ee Soomaalia ayaa loogu talo galay;

1. In lagu maamulo doorashooyinka laba da Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya;

2. In uu tilmaamo habraaca Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya si waafaqsan Dastuurka Fe deraalka;

3. In lagu hirgaliyo doorashooyin qof-iyo-cod ah oo xor iyo xalaal ah, toos ah, codk una yahay qarsoodi, kana maran cabsi gelin, loona maamulay si madaxbannaan, dhexdhexaad ah, oo hufan.

Tobannaan kalluumaysato ah' oo lagu dilay meel u dhaw xadka Cameroon

    Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay Boko Xaraam yihiin ayaa waxa ay u gu yaraan 50 qof ku dileen jasiirad ku taal Harada Chad, ee xadka Cameroon iyo Chad, waxaa sidaasi BBCda u sheegay sarkaal maxalli ah.

      Maleeshiyaadka, oo isu soo ekaysiiyay ganacsato, ayaa waxa ay weerrareen kaa lluumaysatada, maayir Cali Ramat ayaa sidaasi sheegay isagoo soo xiga naya qof weerrarka ka badbaaday.

    Weerrarka ayaa waxa uu dhacay 22-kii bishii Diseembar hasayeeshee warka laga helayo meeshaas baadiyaha fog ah ayaa hadda un soo baxay.

     Boko Xaraam ayaa waxaa lagu dhisay gudaha waddanka Nigeria sanadkii 2009, wixii markaa ka dambeeyayna waa ay fid day oo howlgalladeeda waxa ay gaars iisay dalalka dariska ah sida Chad, Cam eroon iyo Niger.

     Mr Ramat, maayirka Darak ee gobolka Waqooyiga Fog ee Cameroon ayaa BBCda u sheegay in dadka la dilay ay ku jiraan 20 qof uu u dhalatay waddanka Ca meroon. Waxa uu intaasi ku daray in tiro aan la cayimin weli la la'yahay.

      Dadka dhintay ayaa loo malaynayaa inay dalal kala gadisan ka soo jeedaan, oo qaarkood ay ka kalluumaysanayeen hara da.

     Dabayaaqadii bishii Diseembar, xubna ha bulshada maxalliga ah ayaa waxa ay bilaabeen inay dad ka baadigoobaan aag ga uu weerrarka ka dhacay kaddibna wa xa ay heleen maydad biyaha dul sabayna ya, weriyaha BBCda uga soo warrama Cameroon Killian Chimton ayaa sidaasi ku soo warramaya.

     Maayir Ramat ayaa sheegay in aag gaas uu noqday meel ay aad uga dhacaan weerrarada Boko Xaraam tan iyo markii ay ciidammada Chad joojiyeen inay gaaf wareegaan goobahaas.

Waxa uu BBCda u sheegay in Ciidamm ada dalalka badan ka soo kala jeeda ee wadajirka u howlgala ee ka kala yimid mil ateriga shanta dal ee ku teedsan Harada Chad, ay yihiin kuwo aan si wanaagsan u qalabaysnayn oo aaggaas aanan ilaalin karin.

Wasiir Beyle oo qaabilay Wafdi ka soc da Bangiga Horumarinta Afrika

     Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga Horumarinta Afrika.

     Xubnaha wafdigan ka socday Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank) oo uu hogaaminayey Sam Sakwa oo ah qabiir sare oo maamulka dhaqaalaha Bangiga ayaa ujeedka socd aalkoodu ahaa qiimeyn ay ku sameenay een dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo hubinta heerka isku haleynta hannaanka maaliyadda Soomaaliya oo sanadihii ugu danbeeyey isbadal la taaban karo laga sameeyey.

      Wasiir Beyle ayaa kulan uu xafiiskiisa kula qaatay wafdigan ka socday Bangiga Horumarinta Africa u sharaxay habka shaqo ee hanaanka maaliyadda Soomaal iya iyo meelmarinta sharuucda hagta ma amulka dhaqaalaha dalka.

      Kulankan oo socday muddo laba maal mood ah, qeybna ay ka ahaayeen mas’uu liyiinta Wasaaradda Maaliyadda oo ay ka midyihiin Wasiirka ku xigeenka Cabdulla ahi Sheekh Cali Qaloocow, Agaasimaha guud iyo Xisaabiyaha guud ayaa Wasaar addu waxay kuanka kusoo bandhigtay hor umarmaro dhinacyo badan oo ay dowlad du Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay ka gaartay maamulka maaliyadda dalka iyo wada shaqeynta hay’adaha maaliyadda adduunka.

      "Waxa ay u yimaadeen inay qiimeeya an habka shaqo ee maaliyadda Soomaal iya, runtiina waxay garwaaqsadeen inaan gaarnay heerar aysan fileyn inaan gaar nay, waxaana filayaa inay la laabtaan war bixin wanaagsan ” ayuu yiri  Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow Wasiir Ku-xigeen ka Wasaaradda Maaliyada

  Dowladda oo amartay in la xayiro Akoonada Maamulka Galmudug

    Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran

ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maa mul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo khara shka ku baxaya ciidanka



AWOOD INTEE DHAN AYAY LEEYIHIIN MILITARIGA IIRAAN?


      




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip