Chelsea Oo Inta Noloshooda Ka Dhiman Ka Mamnuuceysa Garoonka Stamford Bridge Taageerayaashii Shillimaanta Ku Tuuray Xiddigaha Man City.

0
Monday February 22, 2016 - 12:03:36 in Sports News by
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea Oo Inta Noloshooda Ka Dhiman Ka Mamnuuceysa Garoonka Stamford Bridge Taageerayaashii Shillimaanta Ku Tuuray Xiddigaha Man City.

    Kulankii Chelsea FA Cup ee Manchester City ayaa noqday mid qaraar markii qeybo ka mid ah taageerayaasha martida loogu ahaa Stamford Bridge ay shilimaan ku tuureen ciyaartoyda martida u aheyd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankii Chelsea FA Cup ee Manchester City ayaa noqday mid qaraar markii qeybo ka mid ah taageerayaasha martida loogu ahaa Stamford Bridge ay shilimaan ku tuureen ciyaartoyda martida u aheyd.

Xiddigaha Mancheester City ayaa u dabaaldegayay goolkii David Faupala uu ku barbareeyay ciyaarta qeybtii hore markii ay taageerayaasha Chelsea shilimaan roobka kaga dhigeen.

Kooxda Blues ayay u badan tahay inay wajihi doonto baaritaan ay sameeyaan xiriirka kubada cagta Ingariiska, iyadoo muuqaal la helay uu soo bandhigayo garsoore Andre Marriner oo dhow shillin ka guraya garoonka dhexdiisa.

 

3163

Nasiib wanaag, ma jirin ciyaaryahan shillin uu ku dhacay oo ku waxyeeloobay.

Dhacdadaan ayaa imaaneysa maalin ka dib markii xiddiga West Brom Chris Brunt shillin lagu daqray iyadoo ay soo tuureen taageerayaasha kooxdiisa ka dib guuldaradii FA Cup ee ka soo gaartay Reading.

Sida uu sheegay Paul Hayward oo ah madaxa qorayaasha isboortiga ee jariirada Telegraph, xubin sarre oo ka tirsan Chelsea ayaa u xaqiijiyay in taageere kasta oo lagu helo danbiga ah inuu shillin tuuray in laga mamnuuci doono garoonka Stamford Bridge inta ka hartay noloshiisa.

Chelsea-v-Manchester-City

01_21173713_b11dce_2702048a



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip