Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta gaaray Dhuusamareeb

0
Friday July 19, 2019 - 23:42:22 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta gaaray Dhuusamareeb

    Guddiga dib u heshiisiinta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Ujeeddada socdaalka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xiriirto sidii ay u billaabi lahaayeen howlaha dib u heshiisiinta ee qaybah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga dib u heshiisiinta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Ujeeddada socdaalka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xiriirto sidii ay u billaabi lahaayeen howlaha dib u heshiisiinta ee qaybaha bulshada Galmudug. "Anaga oo dooneyna mas'uuliyadda ay xukuumadda noo magacaawday oo ah dib u heshiisiinta, waxaan diyaar u nahay inaan idinkala qeyb qaadano dhemeystirka shaqada aad wadeen, waana wada joognaa, inti tabarteena howlaha dib u heshiisiinta ayaan xoojineynaa." ayuu yiri Maxamed Gacmo dheere oo ka tirsan xubnaha Guddiga. Guddigaa waxaa ay deegaannada Galmudug gaareen xilli dhowaan la filayo in doorashada madaxweynaha inay halkaa ka dhacdo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip