SAWIRO: Dowladda Soomaaliya oo qalabeysay Ciidamo cusub

0
Wednesday July 17, 2019 - 22:08:37 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Dowladda Soomaaliya oo qalabeysay Ciidamo cusub

    Ururka Dal-dhis ee Guutada 14 Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay u dhameystirtay Qalabkii ay ku Howlgali lahayeen Ciidanka, sida Hubka, Gaadiidka dagaalka iyo Agabyadii kale ee ay ku howlgali laha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Dal-dhis ee Guutada 14 Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay u dhameystirtay Qalabkii ay ku Howlgali lahayeen Ciidanka, sida Hubka, Gaadiidka dagaalka iyo Agabyadii kale ee ay ku howlgali lahaayeen, si dalka ay uga Xoreeyaan Al-Shabaab. Ku-Simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye Ku-Xiggeenka XDS S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagay Ciidankaan oo ku jira Xerada General Gordan ee Magaalada Muqdisho. Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Ciidanka ururka Dal-dhis kula dardaarmay in ay si wadajir ah uga qeyb qaataan Howlgalada Dalka Ka socdo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip