Nabadoon Caawa lagu dilay Gaalkacyo

0
Wednesday July 17, 2019 - 21:40:27 in Wararka by
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon Caawa lagu dilay Gaalkacyo

    Waxaa Caawa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Mudug. Suldan Cabdulahi suldaan Cabdiraxman ayaa lagu magacaabi jiray Nabadoonka la dilay, waxaana dilka u geystay koox ku hube

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Caawa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Mudug. Suldan Cabdulahi suldaan Cabdiraxman ayaa lagu magacaabi jiray Nabadoonka la dilay, waxaana dilka u geystay koox ku hubeysan Bastoolado. Dadka Degaankaa ku nool ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka ay soo gaareen goobta uu dilka ka dhacay, marka aybaxsadeen raggii Bastooladaha ku hubeysnaa ee dilkaasi gaystay. Shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ayaa walaac ku abuuray dilka Suldan Cabdulahi suldaan Cabdiraxman, maadaama uu ahaa Oday si weyn looga garanayay halkaasi. Dilka Nabadoonka, ayaa ku soo beegmaya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay dilal Qorsheyan ay ka dhacaayeen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip