Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaliya oo Maanta yeelanaya Kulan muhiim ah.

0
Monday June 17, 2019 - 11:29:28 in Wararka by
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaliya oo Maanta yeelanaya Kulan muhiim ah.

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-Bisha June 2019, ayaa wuxuu yahay akhrinta 1-aad wax ka bedelka Sharciga Iibka Qaranka.

Waxaa Xalay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya lagu wargeliyay in maanta uu jiro kualnka,isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Dhanka kale kulankii Golaha Shacabka ay yeelan lahaayeen maalintii Sabtida ahayd ee la soo dhaafay ayaa wuxuu u baaqay sababo la xiriira Kooram la’aan,hayeeshee kulankooda Maanta ayaa saacadaha soo socda ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-Bisha June 2019, ayaa wuxuu yahay akhrinta 1-aad wax ka bedelka Sharciga Iibka Qaranka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip