R/wasaare Kheyre oo maanta soo xiray shir weynaha Culimada Soomaaliyeed

0
Tuesday April 23, 2019 - 23:08:04 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/wasaare Kheyre oo maanta soo xiray shir weynaha Culimada Soomaaliyeed

    Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shir waynaha culimada Soomaaliyeed oo mudda sedax maalin ah ka socday Muqdisho.

R/Waraha ayaa khudbadiisa soo xiritaankiisa shir waynaha ku sheegay in culimada, shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaanka dalka laga doonayo in ay dhaqan geliyaan natiijada kasoo baxday shirkaan oo intii uu socday looga dooday kaalinta culimada ee xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta dalka.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa culimada kula dardaarmay culimada in si wadajir ah cilmigooda ay ugu hagaan bulshada si looga hor tago dhagarta argagaxisada waa sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn Xasan Cali Kheyre ayaa culimada Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka shaqeeyaan horumar ka dowladnimada iyo isku soo dhawaashaha umada Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip