Jubbaland Oo Sheegtay In Ay Isku Soo Dhiibeen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab

0
Tuesday April 23, 2019 - 23:04:46 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland Oo Sheegtay In Ay Isku Soo Dhiibeen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab

    Taliska Hay'adada nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee NISA ayaa Goordhow waxa uu sheegay in labada Sarkaal oo ka tirsan Dagaalamayaasha Al-shabaab ay isku dhiibeen maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Hay'adada nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee NISA ayaa Goordhow waxa uu sheegay in labada Sarkaal oo ka tirsan Dagaalamayaasha Al-shabaab ay isku dhiibeen maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Jubbaland ayaa sheegtay in mid kamid ah Saraakiishii ka tirsanaa Al-shabaab ee iska dhiibay Baardheere lagu magacaabo Aadan coobe oo loo yaqaano Maxamed Qani,iyagoona ahaa kuwo aad looga yaqaano deegaanada Jubbaland.

"Labo sargaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa gordhow isku dhiibay maamulka Degmada baardheere ee Gobolka Gedo midka ka mid ayaa lagu sheegay magaciisa Adan coobe oo siwayn looga yaqaano deegaanada Jubaland Maxamed Qani”ayaa lagu yiri war ka soo baxay NISA Jubbaland.


Ma’ahan markii ugu horreysay oo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay iska dhiibaan deegaanada Jubbaland,welina ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-shabaab oo ku aadan in Saraakiil ka tirsanaa iga ay isku dhiibeen maamulka Jubbaland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip