Madaxwayne Mustafe Cagjar oo degmada Raaso ka dhagax dhigay Kulliyada Farsamada gacanta

0
Sunday April 21, 2019 - 20:43:07 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Mustafe Cagjar oo degmada Raaso ka dhagax dhigay Kulliyada Farsamada gacanta

    Madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa socdaal uu ku marayay maalmahan gobolada degaanka waxaa uu ku dhagax dhigay mashruuca dhismaha Kulliyada tababarada xirfadaha iyo farsamada oo laga dhisayo degmada Raaso. Madaxwaynaha ayaa intuu socdaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa socdaal uu ku marayay maalmahan gobolada degaanka waxaa uu ku dhagax dhigay mashruuca dhismaha Kulliyada tababarada xirfadaha iyo farsamada oo laga dhisayo degmada Raaso. Madaxwaynaha ayaa intuu socdaalka ku jiray wuxuu u kuur galay xaaladda dadka ku nool degmooyinka gobolka Afdheer, iyagoo madaxwaynaha uga war bixiyay xaaladda adag ee biyo la'aanta iyo horumar la'aanta ka jirta guud ahaan gobolka Afdheer. Socdaalka Madaxwaynaha ayaa la filayaa in uu sii socdo isagoo mari doona gobola kale sida Gobolka Shabeelle.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip