SAWIRO:-Qodobo kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

0
Sunday April 21, 2019 - 20:27:47 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Qodobo kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare aya Maanta oo Axad ah Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada kaas oo looga hadlayay arrimo Kale duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare aya Maanta oo Axad ah Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada kaas oo looga hadlayay arrimo Kale duwan.

Shirka todobaadla ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay howlka shirarka ee Madaxtooyada Hirshabelle ee Magaalada Jowhar ayaa looga hadlayay mashruuca Midnimada 2 kaasi oo isugu jira xasilin amni dib u heshiisiin iyo wacyigalin.

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa golaha sharaxaad ka siiyay mashruuca midnimo 2 qorshayaashiisa iyo muhiimada uu u leeyahay Hirshabelle.
Barnaamijka midnimo 2 ayaa ah barnaamij lagu horumarinayo deegaanada Hirshabelle oo isugu jira horumarin gar gaar dib u dejin xasilin dib u heshiisiin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip