Qaraxii 7-Aad Oo Goor Dhow Ka Dhacay Dalka Sri Lanka

0
Sunday April 21, 2019 - 19:04:47 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxii 7-Aad Oo Goor Dhow Ka Dhacay Dalka Sri Lanka

    Jugta qaraxyo is xigxiga oo Goordhow laga maqlay deegaanka Deliwala oo ku yaalla Magaalada Colombes ee dalka Sri Lanka,kaasi oo sababay Khasaaro kala duwan. Qaraxaan ayaa waxaa uu noqonayaa midkii 7-aad ee Maanta ka dhaca gudaha dalka Sri Lanka,kad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qaraxyo is xigxiga oo Goordhow laga maqlay deegaanka Deliwala oo ku yaalla Magaalada Colombes ee dalka Sri Lanka,kaasi oo sababay Khasaaro kala duwan. Qaraxaan ayaa waxaa uu noqonayaa midkii 7-aad ee Maanta ka dhaca gudaha dalka Sri Lanka,kadib markii waabaragii hore ee Saakay Silsilado qaraxyo oo gaaraya ilaa 6 qarax lala beegsaday Hoteelo Casri ah iyo Kaniisado ku yaalla dalkaasi. Qaraxaan ayaa si gaar ah waxa uga dhacay Xarun lagu haayo Xeywaanada duur joogta ah eek u taalla deegaanka Deliwala,isla markaana waxaa ku geetiyooday 2 qof,hayeeshee qaraxaan ayaa waxaa kusoo aadaya iyadoo weli lagu mashquulsan yahay kuwii hore ee ka dhacay dalkaasi.

Sidoo kale waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii lala beegsaday Hoteelo Casri ah iyo Kaniisado,waxaana dhimasho haatan ay mareysanaa 1 56,iyadoona ay ku jiraan 35 shisheeye ah oo wadamo kale u dhasha,halka dhaawacana uu ka badan yahay 250 qof.

Laamaha amniga dalka Sri Lanka ayaa ku dhawaaqay Bandow.


 

La soco wixii kusoo kordha Wararkan Insha Allaah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip