Wariye Coldoon oo Maxkamad lasoo taagay

0
Saturday April 20, 2019 - 21:02:59 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Coldoon oo Maxkamad lasoo taagay

    Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon dhawaan Ciidanka Somaliland ay kasoo xireen Magaalada Burco ayaa maanta lasoo taagey maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon dhawaan Ciidanka Somaliland ay kasoo xireen Magaalada Burco ayaa maanta lasoo taagey maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa.

Gudoomiyaha Maxkamadda Maroodijeex ayaa ciidankii soo qabtay wariye Coldoon ku amray in ay dib ugu celiyaan gobolka Togdheer, islamarkaana ay soo taaggaan Maxkamadda gobolka.


Sidoo kale, guddoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodijeex waxaa uu ciidanka waydiiyay in ay haystaan waaran qabasho ,waxayna sheegeen in aanay haysan.

Guddoomiyuhu waxaa kale oo uu ciidankii soo qabtay Wariye Coldoon ku amray in ay goob caafimaad geeyaan maadaama dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip