Qosolka iyo Argtida wadajira

0
Friday April 19, 2019 - 20:38:09 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qosolka iyo Argtida wadajira

    Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa uu waraysi dheer siiyey wargeyska caanka ah ee Financial Times.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa uu waraysi dheer siiyey wargeyska caanka ah ee Financial Times.



Isagoo ka hadlaaya waxyaalaha uu higsanaayo ee uu doonaayo inuu dalkiisa u qabto waxaa uu yiri: "Weli ma anaan samayn boqolkiiba hal ( 1%) ka mid ah waxyaalaha aan ku riyoonayo ama aan doonayo inaan sameeyoā€¯.Waxaa danta iyo horumarku ku jiraa dalka Itoobiya oo wadajira oo si wadajir ah horumar u sameeya ayaa ka mid ahaa hadalada muhiimka ah ee uu kaga hadlay mustaqbalka Itoobiya.

Waxaa muuqda runtii hogaamiye meel fog wax ka arka, doonaya inuu dalkiisa wax badan u qabto oo gaarsiiyo meel sare.

Maxay hogaamiyayaasha soomaalidu ka baran karaan Abiy Ahmed?
Sidee ayey waxyaalaha waaweyn ee uu higsanaayo hogaamiyahan aan deriska nahay inoo saameyn karaan, shar iyo kheyrba?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip