Maxaa Caawa Kala heysta Barcelona iyo Athletico Madrid, Messi vs Griezmann

0
Saturday January 30, 2016 - 11:03:34 in Sports News by
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Caawa Kala heysta Barcelona iyo Athletico Madrid, Messi vs Griezmann

    Waxaa usbuucaan la ciyaari doonaa Kulamo ka tirsan Lugta la ligaha Spain 2015-2016 oo aysan fari ka qodneyn,waxaana Kulanka ugu tun weyn Todobaadkaan uu dhex mari doonaa Sabtiga Hadii Alle idmo Kooxaha Barcelona vs Athletico Madrid oo min 48 Dhibcood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa usbuucaan la ciyaari doonaa Kulamo ka tirsan Lugta la ligaha Spain 2015-2016 oo aysan fari ka qodneyn,waxaana Kulanka ugu tun weyn Todobaadkaan uu dhex mari doonaa Sabtiga Hadii Alle idmo Kooxaha Barcelona vs Athletico Madrid oo min 48 Dhibcood ku hogaaminaya Horyaalka walow Barcelona Ciyaar Baaqi ah ay gacanta ku heystaan.

Kulanka labada Naadi waa mid si weyn loo sugayo,waxaan Lugtii Hore soo badiyay Barcelona oo marti loo yahay Lugta 2 ee la ligaha Spain,hadii Barcelona Ciyaaratan ay badiso waxa ay sii xafidin doonta Hogaanka Balse hadii laga Badiyo dagaalka Horyaalku halkiisii ay ku sii xoogeysan doonaa

Labada xidig ee 10 Messi oo Barcelona ah iyo 10 Greizmann oo Atletico Madrid ah ayaa ah labada xidig ee labada Koox horboodaya,waxaana la isweydiinyaa Labada Laacib ee u kala dhshay Argentina iyo Franca kee kooxdiisa ku hogaamin doona 3 dhibcood ee kulankaan darbiga ah

Real Madrid oo ak mida 3 Musharax ee la ligaha Spain ayaa soo caraabeysa 44 Dhibcood oo ay ka aruursatay 21kii kulan ee horay u qabsoomay,waxaana naadiga Macalin Zidane Axada ay ka hortagi doonaan Kooxda Espanyol oo marti ugu noqon doonta Garoonkooda.

Kulamada kale ee qorsheysan lugta 22 ee la ligaha Spain 2015-2016 sidatan ayey kooxuhu u kulmi doonaan

Sabti 30-1-2016

Barcelona vs Atletico Madrid
 

Eiber vs Malaga

Getafe vs Ath.Bilbao

Villarial vs Granada

Axad. 31-1-2016

Real Sociedad vs Real Betis

Sevilla vs Levante

Valencia vs Sporting Gijon

Las Palmas vs Celta Vigo

Real Madrid vs Espanyol






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip