Jawaari oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore

0
Sunday February 24, 2019 - 22:50:17 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaari oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore

    Guddoomiyaha hore ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo shalay ay g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha hore ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo shalay ay gacan ka xaq daran ku dishay Magaaladda Muqdisho. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Marxuumka Alle uga baryay inuu naxriistiisa janno uu ka waraabiyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelkii iyo qaraabdii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Alle ha u naxariistee Marxuumka uu ahaa muwaadin dadkiisa iyo dalkiisa jecel islamarkaana mar walba u taagnaa horumarinta dowladnimada Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip