Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cismaan Cilmi Boqore

0
Saturday February 23, 2019 - 21:45:01 in Wararka by
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cismaan Cilmi Boqore

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay dilka xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kooxo hubeysan gelinkii dambe ee maanta ku dileen magaalada Muqdisho.War Saxaafadeed uu soo saaray Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu tacsi ugu dire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay dilka xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kooxo hubeysan gelinkii dambe ee maanta ku dileen magaalada Muqdisho.War Saxaafadeed uu soo saaray Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu tacsi ugu direy qoyskii iyo eheladii iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geeridii allaha u naxariistee Ex Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre.

"Anigoo ku hadlaayo magacayga iyo magaca dhammaan xubnaha iyo bahweynta Xisbiga Nabadda iyo Horumarka (UPD) waxaan halkaan tacsi uga dirayaa qoyska iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo ka mid ahaa aasaasayaashii Xibiga isla markaana xubin firfircoon ka ahaa Xisbiga.”ayuu ku yiri War Saxaafadeedkiisa Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaanka Mas’uulyiin badan waxaana ka mid ah Axmed Macalin Fiqqi oo sheegay inay saaxibo dhow ahaayeen Marxuumka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip