Sawirro: Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

0
Wednesday February 20, 2019 - 23:11:43 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweynaha Somaliland

    Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maanta booqasho ku tagay dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maanta booqasho ku tagay dalka Itoobiya.

Qoraal la soo geliyay barta Twitter-ka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Somaliland ay ka wada hadleen arrimaha muhiimka ah ee labada dhinac.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, sida uu yiri iyo xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac.

Booqashada Madaxweynaha Somaliland ee Addis Ababa ayaa ka dambeysay, kaddib markii uu martiqaad u fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, waana booqashadii u horeysay ee Muuse Biixi ku tago Addis Ababa, tan iyo markii is bedelka uu ka dhacay dalkaas, taladana uu la wareegay Abiy Ahmed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip