Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay is-reeb-reebka golaha degaanka Barron

0
Wednesday February 20, 2019 - 23:04:07 in Wararka by
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Soomaali ah oo ku guuleystay is-reeb-reebka golaha degaanka Barron

    Isaaq Cabdi Maxamed (Gaaddaay) ayaa ku guuleystay is reeb reebka doorashada golaha deegaanka ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin ee dalkan Mareykanka Doorashadan oo aheyd mid gaar ah, ayaa natiijadii ugu dambeysay lagu dhawaaqay waxana la geli do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isaaq Cabdi Maxamed (Gaaddaay) ayaa ku guuleystay is reeb reebka doorashada golaha deegaanka ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin ee dalkan Mareykanka Doorashadan oo aheyd mid gaar ah, ayaa natiijadii ugu dambeysay lagu dhawaaqay waxana la geli doonaa doorashada guud April 2 sanadkan.

Waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay guusha uu maanta gaaray, islamarkaana uu rajo ka qabo in uu kusoo baxo doorashada dhaceysa Bisha Afraad ee Sanadkaan.

Doorashooyinka Mareykanka ayaa sanadyadii ugu dambeeyay waxaa kusoo baxay Soomaali badan oo helay xilal kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip