Ciidamo Daabacsan Yuusuf Dabageed oo Weeraray Gudoomiye Taakow+Dhageyso

0
Monday February 18, 2019 - 11:35:50 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Daabacsan Yuusuf Dabageed oo Weeraray Gudoomiye Taakow+Dhageyso

    Wararka ka imaanaya Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Ciidamo taabacsan Gudoomiyaha Gobolkaas Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ay xalay weerar ku qaadeen hoyga Gudoomiyaha dhinaca Amniga C/raxiin Maxamed Taakow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Ciidamo taabacsan Gudoomiyaha Gobolkaas Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ay xalay weerar ku qaadeen hoyga Gudoomiyaha dhinaca Amniga C/raxiin Maxamed Taakow.

Wariyaha Beledweyne ee idaacadda Simba Nuur Maxamed Cali ayaa kusoo waramaya in rasaas fara badan laga maqlay hoyga Gudoomiyaha oo ay isweedaarsanayaeen Ciidamo ilaalo u ahaa iyo Ciidamadda weerarka soo qaaday.

Waxa uu sheegay in khasaaraha ka dhashay weerarka aan ilaa haatan aan la Ogaan karin sababo la xiriira weerarka oo dhacay xili habeen.



Dhanka kale xiisadd ka dhalatay arintaan ayaa saakay ka taagan Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan,waxaana socda dadaalo ku aadan sidiiloo xalin lahaa.

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip