Waxgaradka Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweeyay Jawaabta DFS
– Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye Nabadoon C/nuur Axmed Diiriye oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in soo dhaweynayaan jawaabta ay dowladdda Soomaaliyeed ka bixisay hadalkii Kenya.
Ugu horreyn Nabadoonka ayaa tilmaamay in jawaab diplomaasiyadeed ay dowladdu ka bixisay hadalkaasi.
Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ka dhaqan ahaan ay garab taagan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya.
xigashoradioshabeelle.com
Halkan hoose ka codka.
Waxgaradka Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweeyay Jawaabta DFS
– Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye Nabadoon C/nuur Axmed Diiriye oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in soo dhaweynayaan jawaabta ay dowladdda Soomaaliyeed ka bixisay hadalkii Kenya. Ugu horreyn Nabadoonka ayaa tilmaamay