Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika

0
Monday February 18, 2019 - 10:52:41 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika

    Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay Magaalada Port Elizabethe ee wadanka Koonfur Afrika waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka ganacsiga ku leh dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay Magaalada Port Elizabethe ee wadanka Koonfur Afrika waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka ganacsiga ku leh dalkaasi.
Warar dheeraad ah oo laga helayo Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay K/Afrika
Dilkan ayaa waxa uu ka dhacay Xaafadda lagu magacaabo New Brighton ee Magaalada Port Elizabeth ee Gobolka Eastern Cape,isla markaana rag burcad oo hubeysan ay toogteen Muwaadinka Soomaaliyeed,xili uu saarnaa gaari uu watay.

Allaha u naxariistee Muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Ibraahim,waxaana uu kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen.

Inta badan Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka dhaca dilal kala duwan,kuaawsi oo loogu geysto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaasi ku ganacsata,waxaana Sanadkaan cusub ee 2019 gudihiisa lagu dilay dalkaasi dhowr qof oo Soomaali ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip