HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 18-KA FEBARAAYO 2019KA

0
Monday February 18, 2019 - 09:36:44 in Wararka by
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 18-KA FEBARAAYO 2019KA

    Tacsi Maamulka Iyo Howlwadeenada Wargeyska Mogadishu Times Waxey Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyska Reer Sheekh Muxudiin Celi Cumar Iyo Dhammaan Culumada Soomaaliyeed iyagoo ugu tacsiyadeynaya Geeridii Ku Timid Marxuun Xaaji Cabdulle Shiikh Mux

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Maamulka Iyo Howlwadeenada Wargeyska Mogadishu Times Waxey Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyska Reer Sheekh Muxudiin Celi Cumar Iyo Dhammaan Culumada Soomaaliyeed iyagoo ugu tacsiyadeynaya Geeridii Ku Timid Marxuun Xaaji Cabdulle Shiikh Muxudiin Celi oo shalay ku geeriyooday magaalada muqdisho gaar ahaan dagmada kaaraan waxeyna alle ugu baryayaan inuu naxariistii janno ugu bishaareeyo marxuunka ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

DONALD TRUMP OO U QEEYLO DHAAMIYAY MIDOWGA YURUB

 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa UK iyo waddamada kale ee Yurub ee xiriirka kala dhaxeeyo u sheegay in dib ay ugu soo laabtaan dagaalka lagula jiro kooxda isku magacaawday Khilaafada Islaamka.

Trump ayaa waddamadaan ku booriyay in ay ka qeyb qaataan dagaalkii ugu dambeeyay oo ay isku dayaan in ay meesha ka saaraan in kabadan 800 oo qof oo ka tirsan dagaalamyaasha ururka Daacish.

Hadalkaan oo uu ku soo qoray bartiisa twitterka ayaa imaanaya iyadoo xoogagga Kurdiyiinta ee uu taageero Mareykanka ay weerar culus ku qaadeen goobtii ugu dambeeysay ee ay IS ka arrimiso taas oo ku taallo soohdinta Suuriya ay Ciraaq la wadaagto.

Waxaana jiro dagaalamayaal ka tirsan IS ay gacanta ku dhigeen ciidamada ay Kurdiyiinta hor kacayaan.

Mr Trump ayaa maalmo ka hor sheegay in ururka Daacish ay haatan sii dhamaanayaan.

Hadalkiisa twitterka ayuu ku sheegay in Mareykanka uusan eegan Karin dagaalamayaasha IS oo ku dhex milmaya Yurub.

Waxa uuna sidoo kale sheegay in la joogo xilligii dalalka kale shaqadooda ay awoodaan qabsan lahaayeen.

Saraakiisha Maamulka Trump ayaa maalintii Axadda ahayd u sheegay wargeeyska Telegraph in ay ka cabsi qabaan in qaar ka mid ah dagaalamayaasha Daacish ee maxaabiista ah ay dalalka Yurub khalkhal geliyaan waa haddii aan cadaaladda la hor keenin.

Madaxweyne Trump ayaa jimcihii sheegay in 24ka saac ee socota la soo sheegi doono in IS gabi ahaanba la baabi’iyay balse waxaa waqtigaasi ka soo wareegatay 24 saac ka badan ilaa haatanna waxa war ah oo ka soo yeeray ma jiro aqalka cad ee Mareeykanka looga arrimiyo.

Jiya Furat waa hogaamiyaha dagaalka lagu qaaday Baghuz oo ah goobta kaliya ee ay haystaan Daacish waxa uuna sheegayaa in IS ay isugu soo uruurtay masaafo gaareeysa 700 oo mitir.

 

WADOOYINKA QAAR EE MUQDISHO OO MAANTA XIRAN

Ciidamada Ammaanka soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen wadooyin ka mid ah kuwa muhiimka ah ee Magalada Muqdisho,iyaga oou diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka dadweynaha iyokuwa sida gaarka ah looleeyahay.

Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Wadada,Wadnaha,30ka iyo qeybo ka mid ah Jidka Warshadaha ee Magalada Muqdisho,waxaana warar kala duwan ay kasoo baxayaan sababaha looxiray Wadooyinkaas.

Wararka laga helaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Madax ka tirsan dowladda ay ka qeyb galayaan dhagaxdhig lagu sameynayo Wadooyinka iskuxira Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar iyo Muqdisho iyo Afgooye oo dib u dhis lagu sameynayo kuwaas oo dhismahooda ay horay u balan qaaday dowladda Qatar.

Ciidamada ayaa u diidaya inay Gaadiidka isticmaalaan wadooyinka aan soo sheegnay,iyada oo la arkayay in dadka qaarkood ee u socda Shaqooyinkooda gaarka ah iyo kuwa waxbarashada ay lugeynayaan maadaama wax gaadiid ah uusan Shaqeyneyn.

Todobaadyadii la soodhaafay ayaa Bulshada Magalada Muqdisho waxa ay ka nasteen xirnaanshaha wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,kuwaas oo la xiro xilliyada ay madax dalka imaaneyso ama munaasabadaha.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO U JAWAABTAY KENYA...



Qoraal shalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS ayaa looga jawaabay go'aankii ay dowladda Kenya kaga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka baxo, iyo tallaa badii ay ku sheegtay in Somalia ay iib geysay qeyb ka mid Bad da Kenya si shidaal looga baaro.

Dowladda Somalia waxay ku adkeyastay inay iyadu leedahay dhulka ka muuqda maabka lagu soo badhigay shirkii London, ay sana ku jirin dhul badeedka lagu muransan yahay ee dacwadiisu taallo maxakmadda ICJ, go’aanka dowladda Somaliyana uu ka tarjumayo waajibaadka ka saaran inay ilaaliso midnimada dhul keeda iyo qaranimadeeda. Waxaa Qoraalka lagu sheegay in Do wladda Somalia ay aad uga xun tahay in Kenya ay sheegto xara ash lagu bixinayo bad ay leedahay, Soomaaliyana aysan xilligan kuna talo jirin in xuduud badeedka lagu muransan yahay laga iib iyo shirkado baaraya inta dacwadda badda ee taalla maxkamada adduunka kasoo dhammaaneyso. iyadoo Soomaaliya ay si buux da ugu hoggaansami doonto go’aanka Maxkamadda.

Warka ka soo baxay Wasaarradda ee lagu baahiyay warbaahin ta Qaranka ayaa u dhignaa siddan :

DFS waxay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijineysaa in ay u ta agan tahay ilaalinta madaxbannaanida, qarannimada, midnima da iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee JFSoomaaliya.

2. DF/Soomaaliya waxay aad uga xun tahay warsaxaafadeedka aan xaqqiiqda ku salaysneen ee ka soo baxay Wasaaradda Arr imaha Dibedda Kenya, kuna amartay danjiraha Soomaaliya ee Kenya in uu wada tashi ugu laabto Soomaaliya, sidoo kalena wa da tashi ugu yeertay danjiraheeda. War saxaafaddksaas oo ay ku jireen qodobo meel ka dhac weyn ku ah dowladnimada, shar afka, iyo deriswanaagga ka dhaxeeya labada shacab.


3. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay caddeyneysaa in khariidadda shidaalka Soomaaliya ee lagu soo bandhigay shirkii London ay ku muujineysay badda Soomaaliya, islamarkaasna ay san jirin wax xirmooyin (Blocks) ah oo la xaraashay.4. Dowladda Soomaaliya waxay ku kalsoon tahay xaqnimada dacwadda ay u gudbisay Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah, waxayna aaminsan tahay in ay maxkamaddu u qaadi doonto dacwadaas si xaq ah. Sidaas darteed, Dowladda Federaalka Soomaaliya wa xay ku baaqeysaa in laga war dhowro go’aanka Maxkamadda.

5.Dowladda Soomaaliya iyada oo mareysa wadiiqooyinka dibla maasiyadeed ee caalamiga ah waxay dowladda Kenya la wadaa gtay qoraal rasmi oo ay uga falcelineyso warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaraddeeda Arrimaha Dibadda.

6. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay xusuusan tahay kaa lintii wanaagsaneyd ee ay Dowladda Kenya ku garab istaagtay Soomaaliya.

7. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay u mahad celineysaa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan oo muujiyay midnimo iyo waddaniyad, taageerana la garab istaagay dowladd ooda.

Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa qoraalka ku sheegay in Kenya iyo Somalia ay wadaagaan xiriir dhinacyo kala duwan, dhaq an iyo iskaashi qoto dheer, waxaana Soomaaliya ka go’an in xiri irkaas la xoojiyo

o.



R/WASAARE KUXIGEENKA DALKA OO KUL AN LA QAATAY WASIIRKA BEERAHA SUCUUDIGA

R/wasaare kuxigeenka XFS Md. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadaer) oo ay wehl iyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaan ada xoolaha ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay wasiirka deegaanka, biyaha iyo beeraha boqortooyada Sucuudiga, Eng. Abdulrahman bin Abdulmohsen AlFadley.

Kulanka ay yeesheen wadfiga uu hogg aaminayo R/Wasaare kuxigeenka iyo wa siirka deegaanka, biyaha iyo beeraha bo qortooyada Sucuudiga ayaa looga hadlay qorshaha xoolaha Soomaaliya loogu iibgaynayo suuqyada dalka Sucuudiga.

R/Wasaar kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane M ahdi Maxamed Guuleed (Khadaer), iyo wa fdiga uu hoggaaminayo ayaa daraad gaa ray dalka Sucuudi Carabiya oo kamid ah dalalka xariirka walaaltinnimo ee soo jire enka ah uu kala dhexeeyo Soomaliya.

WARARKII UGU DAMBEEYAY XIISADA SIYAA SADED EE SOMALIYA IYO KENYA.WARBIXIN.

farmaajo iyo uhuuro kenyatta Xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa heerkii ugu xumaa gaaray, tan iyo markii uu bilowday mu ranka u dhaxe ey labada dal ee dhinaca xu duuda badda, ta a soo soo jiitameysay muddo 10 sano ah.

Tallaabadii daraad ay qaaday Kenya ee ay Safiirkeeda ula noqotay, kuna amartay inuu dalkeeda ka baxo Safiirkii Soomaal iya, waxaana arrintan ay keentay su’aalo kala duwan.

Inkastoo dowladda Kenya ay sal uga dhigtay go’aankeeda in Soomaaliya ku soo xadgudubtay, isla markaana ay xaraa shtay shidaalka ku jira dhul badeedkeeda, waxaa loo arkaa mid qar iska tuur ah oo ay ku xalaaleyneyso dhulka ay labada dal ku muransan yihiin ee ay dacwadeeda ta al Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Hague.

Dadka odorasa siyaasadda Soomaali ya ayaa sheegaya in qeylada ka soo yeert ay Kenya uu xooggiisa ku wajahan yahay arrinta muranka Badda oo ay dooneyso in ay Soomaaliya ku cadaadiso in wada ha dal hoose lagu xaliyo, maadaama looga gacan sareeyo dacwada taal Maxkamad da Cadaaladda Adduunka ee ICJ.

Soomaaliya iyo Kenya sanadihii u dam beeyay xiriirkooda waa uu wanaagsanaa, waxaa loo arkayay xiriirka labada dal inuu bog cusub u furmay, kaddib doorashadii Madaxweyne Farmaajo 8 February 2017dii. Hadaba muxuu noqon karaa Jawaabta ugu haboon ee ay Soomaaliya ka bixin karto go’aanka Kenya

1 In Soomaaliya aysan gorgortan ka gelin buqcadaha shidaalkeeda.

2 in muranka xuduudka badda ee labada dal aanay Soomaaliya aqbalin wada hadal hoose, laguna kala baxo go’aanka Maxk amadda ICJ

3 Haddii Kenya ay ixtiraami weyso ma dax bananida daleed, dhuleed iyo tan bad eed ee Soomaaliya in xiriirka diplomaasiy adda hoos loo dhigo, haddii ay waantoobi weysana loo jaro

4 Ganacsiga qaadka in laga mamnuuco guud ahaan dalka

5 Hay’adaha ka shaqeeya Soomaaliya in lagu qasbo inay ka guuraan Nairobi ayna Muqdisho ama mel Soomaaliya ogol oo ku dhow degaan.

6 Ciidanka Kenya ee AMISOM in dalkoo da ku laabtaan

Waxaa diyaariyay: Mohamed Yuusuf

KENYA OO SI KALE U DHIGTAY TALLAABADII AY DALKEEDA UGA SOO SAARTAY SAFIIRKII SOOMAALIYA

kamau War ka soo baxay Wasaarradda arri maha dibedda Kenya ayaa lagu sheegay in si qaldan loo fasiray tallaabadii ay dib u gu yeereen saf iirkoodii Soom aaliya iyo dib u gu noqoshadii dalkiisa safiirkii Soomaaliya ee Kenya oo ma anta soo gaar ay Muqdisho. Amb. Macharia Kamau oo ah xog hayaha joogtada ah ee Wasaarradda arr imaha di bedda ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan eryin safiirkii Soomaaliya u joogay Nairobi, dhinaca kalana safiirkee da Soomaaliya si kama danbeysan ula soo noqon , laakiin arinku yahay oo kaliya wa da tashi iyo xal laga gaaro muranka ka dhax jira labada dowladdood.

‘’Annaga waxaan u yeernay oo kaliya safiirkeenii Soomaaliya si aan la tashi ula sameyno, sidaa si la mid ah safiirka Soom aaliya isagana uu dalkiisa dib ugu laabto si uu la tashi ula soo sameeyo dowladdi isa’’ ayuu yiri xoghayaha joogtada ah ee wasaarradda arrimaha dibedda Kenya.

Hadalka ka soo yeeray shalay oo Axad ah wasaarradda arrimaha dibedda Kenya ayaa u muuqda mid lagu qaboojinayo ha dal heynta warbaahinta iyo guud ahaanba baraha bulshada ee la xiriira khilaafka soo kala dhaxgalay labada dowladdood.

Wali dowladda Soomaaliya war kama ay san soo saarin tallaabada Kenya ay qaad ay ee dalka dib loogu soo celiyay safiirkii Soomaaliya u joogay magaalada Nayrobi. Muranka khilaafka dhinaca xudduuda ba dda ee labada dowladdood ayaa soo jiit amayay tan 2014kii, waxaana hor yaala maxkamada cadaallada ee dunida ICJ dacwadda arintan ku saabsan ee 2da dal.

MAREYKANKA OO EEDEYN U JEEDIYAY SOOMAALIDA MINESOTTA

Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee FBIda ayaa warbixin ay soo saartay ku sheeg tay in Soomaali badan oo ku nool gobolka Minesotta ee dalkaasi ay u safreen dalal ka Soomaaliya, Siiriya iyo Ciraaq, si ay u gu biiraan kooxaha loogu yeero argagixi sada ee ka dagaalama dalalkaasi.

Warbixinta ay soo saartay FBIda ayaa la gu sheegay in 45 ruux oo ahaa Soomaali ku nool Mareykanka in ay uga tageen dalk aasi,si ay uga mid noqdaan dagaalyahan nada Al Shabaab iyo kooxda Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Siiriya.

Sidoo kale FBIda Mareykanka ayaa war bixintan ku xustay in tobanaan kale oo Soomaali ah la xiray, iyagoo qorsheenaya in ay ka safraan dalkaasI,si ay u taageera an kooxaha loogu yeero argagixisada.

Saraakiisha ammaanka ee gobolka Minisota ayaa sheegay in ay ka walaac san yihiin Soomaalida ku nool gobolkaasi ee inta badan xiriirka la sameeya Xara kada Al Shabaab oo dagaal xoogan ay ku la jirto dowladda Soomaaliya.

Si kastaba ha’ahaatee Mareykanka ay aa sare u qaaday howlgalladiisa dhinaca cirka ah ee uu ka fuliyo koonfurta iyo bart amaha Soomaaliya.

SAFIIRKA SOOMAALIYA U JOOGAY DALKA KE NYA OO SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO

M/Muqdisho ayaa Shalay waxaa soo gaaray Safiirka dowlada Soomaaliya u fa dhiyay dalka Kenya Maxamud Axmed Nuur Tarsan,kadib markii lagu amray in uu ka isaga baxo dalkaasi. Garoonka diya aradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Tarsan Mas'uuli yiin ka tirsan dowlada Soomaaliya, wax aana la socday Wasiirka Arrimaha dibada Axmed Ciise Cawad iyo Madax kale. Sa fiirka u joogay dowlada Soomaaliya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ay aa waxaa lagu amray in dib ugu laabto dal kiisa,halka dowlada Kenya u Yeertay Danjirihii ka joogay Soomaaliya Lukaas Tumbo.

TARSAN OO DIB UGU SOO LAABTAY DALKA Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ay deriska yihiin dhi naca Waqooyi inay u aqoonsadeen Dowl ad caddow ah, kadib, markii ay xaraa shtay xuduudbaddeedka Kenya ee ay ku jiraan Shidaalka iyo Gaaska ah ugama aysan hadlin Go’aanka ay Dowladda Kenya ku shaacisay inay somalia u arkaan dal caddow ku ah Kenya.

MADAXWEYNAHA JUBBALAND IYO KUXIGE ENKIISA OO KISMAAYO KA DAAHFURAY XARU MO SI CASRI LO DHISAY

XARIG JAR AXMED MADOOBE KA arumahan oo loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan qaar kam idah wasa aradaha Ju bbaland iy o ururra da dhalinyarada Jubbaland ayaa shalay laga daahfur ay Kismaayo, ayadoo ma shruucan uu ma algeliyay sanduuqa xasili nta Soomaaliya ee SSF.

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axm ed Max’ed Islaam ayaa daahfuray dhisme ka koobnaa ilaa sedex dabaq oo loo dh isay hab casri ah, islamarkaana kamid ah dhismayaasha ugu bilicda san ee dalka, waxaana dhisamahan loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan qaar kamid ah wasaar adaha Jubbaland.

Sidoo kale Madaxweyne kuxigeenka 2aad ee Jubbaland Mudane C/qaadir Xa aji Max’uud Lugadheere ayaa isna daahfu rya dhisme kale oo loogu talo galay dhal inyarada, waxaana dhisamahana uu leey ahay qeybo kala duwan oo isugu jira xafii syo lagu shaqeeyo, garoomo lagu ciyaari doono iyo qeybo kale oo loogu talo galay nasashada.

Madaxda ayaa kusoo wareegay qeyba ha kala duwan ee ay ka koobanyihiin dhi sa mayaasha, ayagoo warbixinno ku saa bsan xaruntan ka dhageysanayay shirkad da fulisay dhismaha iyo masuuliyiintii kale ee ka socotay sanduuqa xasilinta Soomaa liya ee iyagu maalgeiyay mashruucan.

Madaxweynaha oo kormeerka kadib warb aahinta kula hadlay aqalka martida kadib daahfurka xarunta ayaa u mahad celiyay dhamaan dhinacyadii ka qayb qaatay wak htigii dhismaha Xarumahan ay socde en.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in dhis maha Xarumahan oo lacag badan ay ku baxday ayna suuroowi lahayn haddii ay san jiri lahayn nidaam iyo nabadgelyo, wu xuu xusay in mar walba oo la ilaashado nabadda ay suurogal tahay in la gaaro ho ur mar baaxad leh.

Madaxweynaha ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay qaar kamid ah masuuliyiinta hay’adihii iyo shirkadihii ka qeybqaatay dhismaha xarumahan sida casriga ah loo dhisay. Xarumahan shalay la daahfuray ayaa la dhagaxdhigay Bartamihii sanaddii 2017, ayadoo ay si wadajir ah xilligaasi u dhagaxdhigeen Raysul wasaaraha dalka Md. Xasan Cali Khayre iyo Madaxweyna ha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Isla am, xilligaasi oo ay Kismaayo martigelisay shirkii golaha wasiirada Soomaaliya.

FAALLO:MAXAA LAGA DHAXLI DOO NAA DAGAALKA MURANKA SHIDAAL KA EE SOMALIA IYO KENYA?

JAAD KENYA LAGA KEENODowladihii talada dalka isaga dambee yey waxay aad u sahashadeen Khatarta ka imaan karta Damaaciga Dowladda Ke nya ee ku aadan Isballaarinta iyo sheeg ashada Xuduudaha Berriga iyo Badda So malia. Derbiga laga dhisayo Xuduudka, sheegashadda xuduudbaddeedka Soma lia iyo Tacadiyadda kale ee ay Askarta Ke nya ku hayaan dadka Soomaalida ayaana loo aanaynaya waxa Dowladda Kenya ku dhiirigelinayo inay Dagaal dhinaca Shid aalka la galaan Somalia, waana hubaal in ay taasi abuuri karto caqabado kale oo aan laga si ifekerin.

Xeeldheerayaasha ayaa waxay rume ysan yihiin in Go’aankii ay Dowladda Ken ya habeen hore ku shaacisay inay Somalia u ara gto Waddan caddow ku ah Somalia muuj inayso caddowtooyadda tooska iyo midka dadban ee ay Dowladda Kenya kaga soo horjeedo Dibutisqaadka Awoodda Dowla dnimo ee dalkeenna.

Markaynu eegno Xiriirka Diplomaasiya deed ee ay Dowladda Kenya ku dhawaaq day inay u jartay Somalia waxa uu caqab ad ku noqon doonaa Kenya, iyadoo la og yahay inay faa’ido ku qabaan Xiriirka Dip lomaasiyadeed, midka dhaqaale iyo bul sho ee ay la leeyihiin Somalia oo aan isku dheelitirnayn.

Waxaa la og yahay in Qaadka iyo ba decadaha kale ee ay Ganacsatadda Ken yanka u soo iib geyaan dalka Somalia in uu faa’ido u yahay dhankooda, iyadoo la og yahay in Malaayiin Dollar oo Kaash ay maalin kasta ka helaan Qaadka ay u soo diraan Goballadda Somalia. Haddaba mar ka taxliil lagu sameeyo maxaa ka jira She egashadda Kenya ee ah inay Somalia xar aashayso baloogyadda Shidaalka iyo Ga aska Dabiiciga ee ku jira Xuduudbadd eedkooda.

Khubarada Xuduudaha ayaa rumeys an in dulmiga Dowladda Kenya iyo xadgu dubka intaasi la eg uga dan leedahay inay ku xalaalaysato xuduudbaddeedka lagu murunsan yahay ee ay dacwadooda ka fu ran tahay Makamadda Caddaaladda ee ICJ oo ku taalla magaalladda Hayg ee dal ka Holland.

Dowladda Kenya oo aan horeyba ugu qanacsanayn inay DFS dacwadaasi u gudbiso Maxkamadda iCJ ayaa waxay ha dda ku fekeraysaa inay carqalladayso Go ’aanka kama dambeysta oo ay Maxk amadda ICJ ku dhawaaqi doonto.

Diplomaasiyiinta ayaa iyagana dareen xooggan ka muujinaya Go’aanka degdeg ga ee ay Dowladda Kenya ugu dhawaaq day Xaallad Dagaal iyo inay Somalia ku til maamto Dal Caddow ku ah Kenya. Qaab ka ay Kenya hadalka u dhigtay ayaa u muuqata mid ay ku doonayso inay Xiisad cusub kaga abuurto Mandiqadda Geeska Afrika, taasi oo saamayn xooggan ku ye elan karta Deganaanshaha Guud ee dalal ka deriska.

Marka aynu docda kale ka eegno, Go’ aanka Dowladda Kenya waxa uu u muu qda mid ay ku mideysan yihiin, balse, mar ka loo kuurgalo Siyaasiyiinta Muxaafadka iyo kuwa Mucaaradka Somalia waxay ku kala qeybsan yihiin Aragtiyaha ku aadan Hanjabaadda Siyaasadeed ee Kenya.

Haddaba, DFS, Xisbiyadda Siyaasadda, Siyaasiyiinta Muxaafidka iyo kwua Muc aaradka waxaa la gudboon inay meel iska dhigaan Khilaafkooda gudaha, isla mark aana ay u midoobaan sidii la isaga difaaci lahaa Tallaabadda ay Dowladda Kenya ku sheeganayso xuduudaha badda iyo berry ga Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa iswey diin mudan Maxaa laga dhaxli doonaa qor shaha boobka iyo faragelinta ee ay Dowla dda Kenya ku hayaan Kheyraadka iyo Arr imaha Daakhiliga ee dalkeenna Somalia.?

FAAHFAAHINO KA SOO BAXAYA QARAXDADII SHALAY KA DHACAY M.MUDISHO

Warar isa soo taraya ee la xiriira Qarax yda saacad ka hor ka dhacay y M/Muqd isho Faahfaahino dheeraad ah ayaa kas oo baxaya Labo Qarayox Ciidamadda M/Afrika AMISOM Lagula Eegtay M/ Muq disho. Qaraxyadda oo dhulka ku aasnaa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Ceym iska iyo Cooca Coola Degmadda Yaaqsh id ee Gobolka banaadir.

GoobJoogjooge ayaa warbaahinta u sheegay in Qarax dhulka ku aasnaa lala eegtay Booyadd ay wateen Ciidamadda AMISOM, islamarkaana ciidamo usoo gur madday qarax kale lala eegtay. Inta la xa qiijiyay laba askari oo ka tirsanaa ciidama dda dowladda soomaliya ayaa ku dhima tay kuwaasi oo u gurmadday ciidamadda AMISOM.

Dhanka kale Ciidamda AMISOM ayaa furay rasaas soconaysa muddoo 7daqii qo ah.

BOOSAASO: 4 DHALLINYARO AH OO DIL LAGU XUKUMAY

Maxkamadda Darajada 1aad ee G/Bari ayaa shalay xukun dil ah ku riday dhalli nyaro ku eedeysnaa dilka Nin ganacsade ah. Abuukar Cabdinuur Jaamac, oo ah gu ddoomiyaha maxkamadda Darajada 1aad ee G/Bari oo ku dhawaaqayey xukunka ra ggan ayaa sheegay in dhammaan raggan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay kadib caddeymo iyo markhaatiyaal la hork eenay maxkamadda.

Ragga xukunta dilka ah lagu riday a yaa maxkamaddu sheegtay in 11kii bi shan ay gudaha Boosaaso dil ugu geyst een ganacsade Salaad cabdi Cukaash xi lli uu kasoo baxay saladda cishe masjid ku yaalla xaafada Raf iyo Raaxo ee M/Boosaaso. Magacyada dhallinyaradan ay maxkamadu xukuntay ayaa kala ah Da ahir Dalmar Saalax, Farxaan siciid Yusuf, Cabdiftaax Axmed Xasan, Maxamed cab diraxman Maxamuud.

Ugu dambeyn,maxkamada ayaa sheegtay in ciddii aan ku qanacsanayn xukun dhal linyaradan ay u furantahay Racfaan dhan soddon maalmood.

SHIR U DHAXEEYA DOWLADDA SOOMAALIYA IYO BEESHA CAALAMKA OO KA FURMAY MUQDISHO

Shirka heerka sare deeqbixiyeyaasha ee taageeridda wacyigalinta qaranka oo ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan dowladda federaalka ah, dowlad gobolle edyada iyo madax ka socota beesha caa lamka ayaa Shalay ka furmay muqdisho.

Waxaa goobjoog ka ah shirkaan wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, was iirka Dastuurka xukuumadda Soomaa liya masuuliyiin ka socda maamulgobaleedy ada iyo xubno sar sare oo ka socda be esha caalamka.

Dhamaadka shirkaan waxa lagu soo bandhigi doonaa wixii la isla meel dhigay ee ku aadan istaraatiijiyadda wacyigelinta qaranka hanaanka deeqbixiyaasha iyada oo xubnaha metelaya maamulada dalka ka jirana ay deegaanadooda dib ugu celin doonaan hanaanka si looga hirgelinayo.

Wax badan ka Ogow Faa’idooyinka Ke nya ay ku qabto Soomaaliya

Inkastoo xiriirka dhanka Diplumaasiya da labada dal ay yihiin kuwa aan kala ma armin, maadaama jaar ay yihiin, ayaa had dana dowladda Kenya Somaliya waxa ay ku qabtaa faa’iidooyin badan oo Somaliya aysan ku qabin Kenya. Kenya waxaa da qli badan uga soo xarooda Jaadka oo So maliya maalin kasta ay u soo dhoofiso in ka badan 30 Diyaaradood oo jaad ah, ku waasi oo laga kala dajiyo Gobolada dalka & Magaalada Muqdisho, waxayna Kenya ka qaadataa Somalida lacag aad u badan oo Malaayin Doolar ah maalin waliba.

Ciidamada Kenya ee jooga Jubbooyin ka waxa ay lacag badan ka helaan dhuxu sha sida qarsoodiga ah looga dhoofiyo Da kadda Kismaayo & Dakadda Buurgaabo & Raaskaambooni, waxa kale oo xuduuda qaab Koontarabaan ah looga gudbiyaa Sonkor Somaliya laga qaaday oo ciidama da xuduuda lacago badan ay ka helaan.

Iyadoo Kenya ay aruursaneyso Dhaq aalahaasi faraha badan ayaa haddana dhanka Diplumaasiyadda waxa ay isku da yeysa in Somaliya ay ku handado dhul ba deed ay leedahay oo ka buuxo Khayraad kala duwan, marka la eego badda Soma liya ay leedahay. Kenya waxa ay ka caro otay Shirkii London ka dhacay ee Somali ya loogu soo bandhigaayay sahmintii Shi daalka ee lagu sameeyay badda u dhaxe ysa Kismaayo illaa Magaalada Hobyo, 7baad kadib Shirkaasi markii uu soo dha maaday ayeey dowladda Kenya xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Somaliya, iya doo ku andacoonaysa in dhul badeed la gu muransan yahay oo Somaliya & Kenya ku muransan yihiin dowladda ay qaab xar aash ah London u gaysay.

Ambasador C/raxmaan Maxamed Nu ur Diinaari ayaa sheegay muranka hadda taagan inuu yahay mid ku saleysan dhan ka Diblumaasiyadda, balse uusan sam eyn ku laheyn dhinacyada.

Marka la eego hab dhaqanka Dowla dda Kenya, waxa uu muujinaya inay ku in dha adeegayso in badda muranka uu ka taagan yahay ee dacwadeeda ay taallo maxkamadda Cadaaladda aduunka in Kenya ay islaheysiinayso, iyadoo xukunka maxkamadda uusan dhinac u dhicin.

Dadka Odorosa Siyaasadda Somaliya ay aa sheegaya in dowladda looga baahan yahay in si wayn uga baaraandagto go’a anka ugu haboon ee ay ka qaadan karto ficilka dowladda Kenya ay ku dhaqaaqday ee xiriirka ay ugu jartay dowladda Soma liya, sidoo kalena ay ku soo eriday Safiirkii Somaliya u fadhiyay Kenya.

Maxay wajaheysaa gabadha Soomaaliy eed ee gilgishay Washington?

"Xalay waxaan hortiinna taaganahay anigoo ah xildhibaanadda la doortay ee aqalka Koongareeska, iyadoo dad fara ba dan oo cusubna ay magaceyga ku daba qoran yihiin”, oraahdaas waxay ka mid ah ayd hadalladii ay tiri habeenkii lagu dhawa aqay iney ku guuleysatay doorashada.

4 aad

Taageerayaal badan oo la dhacsan fikirkeeda ayaa sacab aan kala joogsi lah ayn kusoo dhaweeyay markii ay hanatay kursiga 5aad ee gobolka Minnesota u ma talaya aqalka wakiillada, bishii Nofembar ee sannadkii 2018kii. Haweeneydan 37 sano jirka ah oo waliba ah hooyo dhashay 3carruur ah ayaa noqotay qofkii ugu horr eeyay ee SoomaaliMareykan ah, kuna dhashay qaaradda Afrika oo loo doorto Koongareeska. Waxay sidoo kale taar iikhda ku gashay iney noqotay gabadhii 2aad ee Muslim ah, oo abid ku biirtay xildh ibaannada golaha wakiillada Mareykanka.

Xigasho: BBC

MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED OO SHALAY SHIR KA FURAY BAYDHABO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Mudane Cabdisiis Xasan La ftagareen iyo Agaasimaha Guud ee Was aaradda Qorsheynta Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa Shalay si rasmi ah Maga alada Baydhabo ka daahfuray Wadata shiga Wareegga Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad.

Wadatashiga shalay ka furmay M/Baydhabo ayaa lala yeelanayaa Bul shada Qeybaha kala duwan iyo Hay”ada ha DGK/Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha K/Galbeed Soomaal iya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagar eenayaa Mudooyinkii dambe Magaalada Baydhabo ka waday wadatashiyo uu la sameeynayo Bushada ku dhaqan deegaa nada maamulkaasi.

MADAXWEYNE DENI OO SHAACIYAY QORSH AHA ALSHABAAB IYO DAACISH LOOGA SAARAYO DEEGAANADA PUNTLAND

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo shal ay Khudbad u jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Siyaasada amniga iyo arrimo kale oo dhowr.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Deni in uu xooga saari doono inta uu xilka ha ayo arrimaha siyaasadda, amniga, dhaqal aha, arrimaha bulshada, dhaqanka iyo mi dnimada shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland,

Sidoo kale waxa uu sheegay Madaxw eynaha Puntland in dib u habeyn lagu sa meeyn doono laamaha amniga dowlad Goboleedka Puntland,isla markaana ay heli doonaan Xuquuqa Mushaaraadkood ay leeyihiin.

"xaqsiinta Ciidanka ayaan mudnaan gaar ah siin doonaa qof kasto oo Ciidan wuu heli doonaa mushaar joogto ah,guno howleedkeedkiisa shaqo daawooyin ciid an iyo sidii loo ka faalo qaadi lahaa agoo bta Ciidanka Puntland ayuu yiri Deni”

Isagoo sii hadlayay ayuu tilmaamay in ay la dagaa adeg la geli doonaan Alshabaab iyo Daacish,kuwaasi oo uu xusay in laga saari doono Buraha ay G/Bari kaga sug

SIYAASI KENYAAN AH OO WAR LAMA FILAAN AH KA SOO SAARAY KHILAAFKA KALA DHAXE EYA DOWLADDA SOOMAALIYA

Siyaasi Kenyan ah oo dalbaday in xaaladda khilaafka Kenya & Somalia la soo dhexgalo Hoggaamiyaha xisbiga m ucaaradka ANC ee dalka Kenya, Musalia Mudavadi oo shalay ka hadlayey kulanka Axadda ee Kaniisadda Langa’ata, Nairobi ayaa ka hadlay khilaafka taagan ee Soo maaliya iyo Kenya.

Mudavadi oo horey u soo noqday Mad axweyne ku Xigeen iyo Ra’isul wasaare ku Xigeen, kana soo jeeda Galbeedka Ke nya, ayaa soo jeediyay in bulshada caala mka soo dhex gasho khilaafka Kenya iyo Soomaaliya. "Ma dooneyno inay xaaladda gobolkan far aha ka sii baxdo. Kenya horey ayay ula dhibtootay degganaansho la’aanta ka jirta waddanka deriskeenna ah. Culeys badan ayaanu dusha u ridanay. Dadkeenna ay aa ku dhintay weerarada argagixisada,” ayuu yiri.

MAXKAMADDA CAALAMIGA

Wuxuu sheegay in labada dal, ay ho rey u raadsadeen dhexdhexaadinta bee sha caalamka, markii ay u gar dhigteen Maxkamadda Caalamiga ee ICJ.

Wuxuu ku taliyay in beesha caalamka ay san indhaha ka qarsan xaaladda ka dhex jirta Kenya iyo Soomaaliya.

Wuxuu intaa raaciyay in Soomaaliya iyo Kenya aaney dhex oolin xaalad qurux ba dan taariikh ahaan, wuxuuna xusay in arr inta soohdinta ay saameysay gobollada Waqooyiga Bari ee Kenya . 

AMAR LA DULDHIGAY SHAQAALAHA CAAFIMAADKA GOBOLKA BANAADIR

Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bu lshada Maamulka Gobolka Banaadir Bas mo Caamir Shakeeti ayaa ku amartay Shaqaalaha Caafimaadka gobolka Ban aadir inay ka qeyb qaatan daryeel kadhinaca Caafimaadka ee Barakaca ya asha ku sugan G/ Banaadir.

Waxa ay sheegtay in Caasimadda Soom aaliya ee Muqdisho ay joogaan dad aad u farabadan oo barakacayaal ah oo u ba ahan waxyaabo ay ka mid yihiin quudinta iyo Caafimaadka kale,waxaana ay kula dardaarantay Shaqaalaha Caafimaadka inay tagaan Goobaraha Barakacayaasha ay ku sugan yihiin "ma ahan inaad xafiisy adiina aad iska fadhisaan waxaa jira bo qolaal barakacayaal ah oo u baahan dar yeel caafimaad iyo quudin,barakacayaa sha ku sugan Muqdisho aad ayay u fa rab aadan yihiin,markaShaqaalaha caafima ad ha tagaan goobaha caadimaad eed ar yeelka looga baahan yahay. Hadalk an ayaa Guddoomiye ku xige enka Arrimaha Bulshada Maamulka G/Ba naadir Basmo Caamir Shakeeti waxa ay ka sheegtay ta babar Shalay loo furay Shaqaalaha Caaf imaadka Maamulka Gob olka Banaadir.

WARIYE CAAN AH OO U DHASHAY KENYA OO RUNTA KA SHEEGAY IN DHULKA LAGA HELAY SHIDAALKA AY LEEDAHAY SOOMAALIYA

Wariye caan ah oo u dhashay Kenya oo runta ka sheegay in dhulka laga helay shidaalka ay leedahay Soomaaliya Tan iyo galinkii dambe ee , markii ay dowladda Kenya ku dhawaaq day iney Danjiraheeda Soomaaliya u yeer tay, kii Soomaaliyana ka direyso Kenya, waxaa baraha xiriirka bulshada si weyn lo ogu hadal hayay xiriirka xumaaday ee lab ada waddan.

Wariye caan ah oo u dhashay Kenya oo runta ka sheegay in dhulka laga helay shi daalka ay leedahay Soomaaliya

Dadka ka hadlayay arrintan ayaa isugu jir ay siyaasiyiin, mas’uuliyiin, aqoonyahan no wax falanqeeya iyo dadka muwaad iniinta ah ee labada dal.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ke nya ayaa go’aanka safiir kala qaadashada ku dhawaaqday, waxayna barteeda Twitte rka soo dhigtay qoraal ku aaddan tallaa badaas.

Rober Alai oo ka mid ah suxufiyiinta u gu caansan Kenya ee ka faallooda arrim aha Gobolka ayaa boggiisa Facebook ku soo qoray in dhulka uu ku jiro shidaalka ay Soomaaliya beecisay uuba yahay mid ka tirsan xadka dhinaca biyaha Sooma al iya."Marka la eego khariidadda iyo xog ho ose oo qota dheer, Kenya waxaa kaliya oo ay daandaansaneysaa Soomaaliya. Ar rinta muranka badda waa mid adag oo aan la fahmi karin laakiin qiyaas ahaan, meelahan uu shidaalka ku jiro waxay ka tirsan yihiin Soomaaliya. Hoggaamiyeyaal hunguri weyn oo u dhashay Kenya ayaa isku dayaya iney waddanka adeegsadaan si ay u fushadaan danahooda gaarka ah”, ayuu yiri.

AMAR LA DULDHIGAY MAAREEYAYAASHA GAROOMADA DIYAARADAHA HIRSHABEELLE

garoonka (1) Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaa diidka iyo duulista Hawada ee Dowlad G/ HirShabeelle ayaa waxaa amar culus la duldhigay dhammaan Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha deegaanada Maamulkaas.

5 aad

Qoraalka oo ka soo baxay Xafiiska Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Dowlad Gobole edkaHirShabeelle ayaa lagu sheegay in lagu amrayo dhamaan Mareeyayeyaasha Garoomada Diyaaradaha HirShabeelle in dhaqaalaha kasoo baxa Diyaaradaha ka soo dega Garoomada maamulkaas in si KMG ah loogu dayactirayo Garoomada Diyaaradaha.

Warqadaan oo ku taariikheysan 10/2 /2019 ayaa waxaa la ogeeysiisay dhama an maareeyayaasha Garoomada Diyaara da HirShabeelle,Madaxweynaha HirSha beelle iyo Madaxweyne ku xigeenka.

Waxaa sidookale dhammaan Maareeyay aasha Garoomada Diyaaradaha deegaan ada Maamulkaas lagu amray in aan marn aba la aqbaleyn innlagu tagri falo dhaqaa laha Shacabka loogu adeegi lahaa.

NAUERT OO KA CUDURDAARATAY XIL UU U MAGACAABAY MADAXWEYNE TRUMP

Haweeney uu madaxweynaha Maray kanka Donald Trump u magacaabay danj iraha Mareykanka ee Q/M.ayaa ka cudur daaratay xilkaas sababo dhanka qoyska ah.Heather Nauert oo hadda ah afhayeen ka Waaxda Arrimaha Dib adda Marey kanka ayaa bishii Decem ber ee sannadki tagay uu madaxwe yne Trump u magacaa bay xilka danjiraha Mareykanka ee QM si ay u badasho Nikki Haley oo xilkas iska casishay dhamaadkii sannadkii 2018ki.

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in Nauert ay u diidday xilka loo ma acaa bay kaddib marki la ogaaday in gurigeeda ay muddo 10 sano ah ka shaqeysay haw eeney si sharci darro ah ku daganeyd Mareykanka, taasoo u heyn jiray ca rruurta.

Wargeyska The Washington Post ayaa sheegay in haweeneyda guriga uga shaq eynaysay Heather Nauert aysan bixinin muddo 10 sano ah lacagihi canshuuraha waajibka ahaa, isla markaana ay musha harka ku qaadan jirtay lacag caddaaan ah. Nauert waxaa kale oo ay iska casi shay xilka afhayeenka Waaxda aArrimaha Dibadda oo ay kasoo shaqeysay labadii sano ee lasoo dhaafay.

Heather Nauert ayaa ka hor inta ay san ku biirin maamulka madaxweyne Tru mp waxay ay ka tirsaneyd wariyeyaasha TVga Fox oo ay warka ka akhrin jirtay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip