Xildhibaan Cosoble oo Digniin u Diirey Madaxweyne Farmaajo

0
Saturday February 16, 2019 - 22:43:25 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cosoble oo Digniin u Diirey Madaxweyne Farmaajo

    Xildhibaan Cabduqaair Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa uga Digey in Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in muddo kororsi uu sameeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabduqaair Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa uga Digey in Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in muddo kororsi uu sameeyo.

"Waxaa jira Qorshe Muddo Kororsi ah oo uu si hoose uu u wado Farmaajo taasoo Daliil u ah sida uu u lug jiidayo ama uu u daahinayo Sharciga Doorashooyinka iyo Dastuurkaā€¯ ayuu yiri Xildhibaan Cososble oo u Waramayey Talefishinka RTN oo fadhigiisu yahay caasimada dalka Kenya ee magaalada Nairobi.

Dhinaca kale Xildhibaan Cosoble ayaa sheegay inay jiraan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ka socda Villa Somalia laguna doonayo in baarlamaanka laga dalbado muddo kordhin, iyadoo loo qiil sameynayo labadii sano ee xukuumadda madaxweyne Farmaajo oo muddo xileedkiisa ka harsan tahay laba sano oo kaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip