"WarDegdeg ah"Kenya oo shaacisay go'aan ay safiiradda ku kala qaadanayaan Soomaaliya

0
Saturday February 16, 2019 - 21:22:36 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "WarDegdeg ah"Kenya oo shaacisay go'aan ay safiiradda ku kala qaadanayaan Soomaaliya

    Xukuumadda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeeda Soomaaliya Lt. Gen. Lucas Tumbo , isla markaana amartay in dalkeeda uu isaga baxo safiirka Soomaaliya, arintan ayaa ka dambeysay Kenya oo ku doodaysa in Soomaaliya "ay ku xaraashtay" magaalada Lo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeeda Soomaaliya Lt. Gen. Lucas Tumbo , isla markaana amartay in dalkeeda uu isaga baxo safiirka Soomaaliya, arintan ayaa ka dambeysay Kenya oo ku doodaysa in Soomaaliya "ay ku xaraashtay" magaalada London ee wadanka Ingiriiska ceelal shidaal oo ku yaal dhulka xuduudda ee lagu muransan yahay.

War deg deg ah: Kenya oo ku dhawaaaqday go'aan ay safiiradda ku kala qaadanayaan Soomaaliya

Warbaahinta Kenya qaarkeed oo arrintan wax ka qoray ayaa ka soo xigtay wasiirka arrimaha dibadda Macharia Kamau in waa sida hadalka ay u dhigtay'e Soomaaliya si taxadar la'aan ah isaga indho tirtay xeerarka caalamku aqoonsan yahay ee muranka xuduudaha, iyo sidoo kale khilaafaadka siyaasadeed iyo diblumaasiyadeed.

Ilaa iyo hadda ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay dawlada Soomaaliya oo ku aadan go'aankan.

Warkan oo faahfaahsan oo goor dhow la soco.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip