DEG DEG:-Dil Goordhow Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

0
Saturday February 16, 2019 - 21:19:27 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dil Goordhow Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

    Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Goordhow waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade. Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay qeybta loo yaqaano Cabdala Shideeyaha ee Suuqa Bakaaraha,isla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Goordhow waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade. Dilka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay qeybta loo yaqaano Cabdala Shideeyaha ee Suuqa Bakaaraha,isla markaana rag hubeysan ay toogteen Ganacsadaha xili uu halkaasi ku sugnaa.

Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in Ninka la dilay uu la ahaa goob lagu farsameyo Makiinadaha lagu shiido khudaarta,iyadoo ragii ka dambeeyay falkaasi goobta ay si deg deg ah uga baxasdeen.

Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marar qaar ka dhaca dilal qorsheyn,kuwasi oo Mas’uuliyadooda sheegta Al-shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip