Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Somaliland Laga Qeyb Galinayo Qorshaha Horumarimta Qaranka

0
Saturday February 16, 2019 - 11:44:39 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Somaliland Laga Qeyb Galinayo Qorshaha Horumarimta Qaranka

    Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo ah Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheyna, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshaha maamulka Somaliland loogu qeyb galinayo Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo ah Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheyna, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan qorshaha maamulka Somaliland loogu qeyb galinayo Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka. Waxa uu sheegay Cabdulqaadir Maxmaed Aadan in qorshaha qaranka uu noqonayo baahiyaha gaarka iyo ahmiyadaha ay leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed,isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii Somaliland loogu soo dari lahaa Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka Xildhibaano ka tirsan laba Gole ee Baarlamaanka.


Sidoo kale Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheyna Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa tilmaamay in laba Gole ee Baarlamaanka ay ku jiraa Xildhibaano ka soo jeeda Puntland,kuwaasi oo uu xusay in ay doonayaan in iyagana lagu soo daro Qorshaha Horumarimta Qaranka.

Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa Shalay Magaalada Kismaayo ka daahfurtay Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka Sagaalaad wareeggiisa kowaad oo lala yeeshay Rugta Ganacsiga Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheyna

Audio Player

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip