Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

0
Saturday February 16, 2019 - 10:06:31 in Wararka by
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

    Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo sabdi ah lagu wadaa in la horgeyo, golaha wakiilada dowladda Puntland, si ay xasaanadda u siiyaan. Mudanayaasha golaha wakiilada, ayaa wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo sabdi ah lagu wadaa in la horgeyo, golaha wakiilada dowladda Puntland, si ay xasaanadda u siiyaan. Mudanayaasha golaha wakiilada, ayaa wadar ahaan codka kalsoonida ugu qaadaya xukuumadda cusub, kadib markii la hor geeyo, si ay u ansixiyaan ama u diidaan.

Golaha wasiirada Maamulka puntland ayaa ka kooban 48 xubnood oo isugu’ jira wasiiro, wasiiro-ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal, waxaana la filayaa in ay codka kalsoonida helaan, maadaama ay badanyihiin xildhibaannada taageersan.

Hase yeeshee, waxaa jira mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo dhaliilsan, habka dheelli-tirka awood-qeybsiga beelaha ee xukuumadda cusub, kuwaaso oo diiddan in la ansixiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip