HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 16-KA FEBARAAYO 2019-KA

0
Saturday February 16, 2019 - 09:42:15 in Wararka by
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 16-KA FEBARAAYO 2019-KA

    MAXAA LOOGA HADLAY KULAN DHEXMARAY WASIIR CAWAD IYO DHIGGIISA SWEDEN.. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Swede

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAA LOOGA HADLAY KULAN DHEXMARAY WASIIR CAWAD IYO DHIGGIISA SWEDEN.. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, isagoo la yeeshay wadahadal ku qotoma qaabka lagu xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Sweden iyo arrimaha gobolka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Marwo Margot Wallström waxa ay tilmaame en muhiimadda ay leedahay wax wadaagga Soomaali iyo Sweden iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu xoojinayo. Sidoo kale labada masuul ayaa adkeeyey sii socoshada howsha wadaagga ah ee dhinacyada badan leh ee wax isdhaafsiga labada dal ah

 

FAAH FAAHIN KU SAABSAN ASKARI HAWEE NEY KU DILAY MAGAALADA MUQDISHO

Warar dheeraad ah ayaa ka soo ba xaya toogasho galinkii danbe ee shalay ka dhacday xaafadda Jungal ee degmada Ya aqshiid, kaddib markii askari ka tirsan ciid amada dowladda uu rasaas ku dilay qof dumar ah.

Haweeneyda toogashada lagu dilay oo magaceeda lagu sheegay Fardowso Abuu kar Maxamed ayaa la sheegay in uu mur an dhax maray Askariga toogashada gey stay, taasoo keentay in markii dan be rasa as uu ku furay ay u geeriyooto.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in mur anka marxuumada iyo askariga uu ka bilw aaday dhalinyarro yar yar kubad ku cay areysay halka uu dilku ka dhacay, kuwaa oo uu askarigu dambacay in uu kala cey riyo, laakiin haweeneyda la dilay ayaa la sheegay in ay arintaa isku deyday in ay askariga ka hor ista agto.

Marxuumada ayaa la sheegay in ay ah eyd hooyo heysatay caruur yar yar, waxa ana meydkeeda markii danbe loo qaaday xarunta Dambi baarista CIDda si baarita ano loogu sameeyo.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa inta badan dilal bareer ah kula kaca dad ka shacabka, dha waanna taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku hayaan baaritaanka askar ku eedeysan in dil bareer ah kula kaceen dad shacab ah.

AJAANIB KA BARBAR DAGAALAMAYSA ALSHABAAB OO LAGU DILAY WEERAR KA DHA CAY DULEEDKA AFGOOYE.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka hortageen wee rarro Alshabaab ay ku qaadeen fariisimo ciidamada milatariga ay ku leeyihiin dega annada Tixsiile iyo waraaboole oo ka wa da tirsan degmada afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose.

Alshabaab ayaa weerarkaasi looga dil ay dagaalamayaal ka tirsan sida ay Xaq iijiyeen saraakiisha ka tirsan Ciidanka Xoo gga Dalka Soomaaliya. Taliyaha ururka 35Aad guutada 7Aad ee Qeybta 60Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraa ye oo la hadlay Idaa cad ku hadasha afkaCiidamada qalabka Sida ee dowladda soo maaliya ayaa sheegay in weerarka al sha baab ay ku qaadeen faariisimada ay ku leeyihiin ciidanka xoogga dalka deegaann aada tixsiile iyo waraaboole ay ka hortag een taabadalkeedane aynaan jirin farii simo ay lawareegeen al shabaab.

Intaa waxa uu ku daray hadalkiisa taliyuhu in dagaalamayaal iyo saraakiil sa re sare oo al shaabaab ah islamarkaana ka qeyb qaatay weerarka lagu qaaday fari isimada ay ku leeyihiin tixisiile iyo waraa boole ee degmada afgooye ee gobalka shabelleha hoose ay suurta gashay inay dilaan. Dhowr jeer ayaa xubno ajaanib ah oo ka bar bar dagaalamaya AlShabaab ayaa waxaa lagu dilay qeybo ka mid ah gobalada Dalka Soomaaliya.

WASIIR BEYLE : SOOMAALIYA MA’AHA WAD ANKA UGU MUSUQMAASUQA BADAN DUNIDA

Was iirka Maaliyadda Soomaaliya, Ca bdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hay’adaha caal amka ay hadda u olo leynayaan sidii looga cafin lahaa deym aha lagu leeyahay Soomaaliya, taas oo ku timid hagaajinta maamulka Maaliyadda Dalka. Warbixin dhawaan la soo saaray oo la xiriirtay in Soom aaliya ay tahay dal ka ugu musuqmaasuqa badan caalamka ayuu soo hadal qaaday Wasiirku, wuxuu na ku tilmaamay mudane, Beyle, aragti qaldan oo laga badbadiyay.

"Musuq maasuqa xagga hoose yaan ku jirnaa Soomaalidu waxay tiraahda "Be en fakatay run ma ga arto” waa aragti qa adasha , waan ku dabajirnaa laakiin waxa an doonaynaa in Dadka Adduunyada ina an u sheegno inaanan sidii hore ahayn ee ay wax waliba isbeddaleen” ayuu yir was iir Beyle.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in wasa aradda Maaliyaddu sameysay website lag ala socda oo laga heli karo xogta maaliy adeed ee Soomaaliya marwalba lagu da abaco warbixinnada ugu dambeeya. ‘wax yaabaha la innoo siinayay halka hoose waa inaanay naga soo bixi jirin warbixinn ada loo baahnaa markaas baa la oranay ay halkii hore siiya, taasina waa arrin aan ka dagaallamayno iminka” ayuu yirri wasi irka Maaliyadda.

Soomaaliya ayaa guulo ka gaartay wa da hadallada deyn cafinta Caalamiga ah oo ay ku xirnaayeen shuruudo ay ka mid yihiin hagaajinta maamulka maaliyadda iyo la dagaallanka musuqmaasuqa wada hadaladaas oo la soo gabagabaeynayo wajigooda Saddexaad (SMP3) Bisha 4aad ee Sanadkan.

WASAARADDA QORSHEYNTA OO KISMAAYO KA FURTAY SHIR KU SAABSAN QORSHAHA HORUMARINTA QARANKA

W/Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soom aaliya ayaa shalay magaalada Kismaayo ka daahfurtay Wat ashiga Qorshaha Horu marimta Qaranka Sagaalaad wareeggiisa kowaad oo lala yeeshay Rugta Gan acsiga Jubba land. hadafka WQ. dalka oo ah in wa datashi lala yeesho Ummadda Soom aaliyeed oo dhan si qorshaha u noqdo mid ay leeyahiinshacabka Soom aali yeed, waxaana furitaanka munaasaba da lagu daahfuryay wadatashiga gooob joog ka ahaa qaar ka mid ah Wasiirada Maa mulka Jubbaland oo kala Wasiirka Qo rsh eynta, Wasiirka ganacsiga, Wasiiru do wl aha Madaxtooyada, Wasiiru dowlaha Arr imaha Dastuurka iyo Xoghayaha Joo gta Wasaradda Qorsheynta JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan.

Wasiirka Qorsheynta Maamulka Jubba land Md. Aadan Ibraahiim Aw Xirsi ayaa sheegay in Jubb aland ay soo dhaweenay a n wadatashigan eeQorshaha Horumari nta Qaranka Sagaalaad oo si siman uga socda dalka oo dhan, isla markaana mu dada afarta maalmood ee wadatashiga ka socda Jub baland ay hay”adaha iyo buls hada diyaar u yihiin inay ku biiriyaan ara gtidooda ku aadan sida lagu hor umarin karo qorshaha.

Qaar ka mid ah Wasiiradda Jubbaland oo ka hadlay munaasabadda ayaa waxa ay talaabadan ku tilmaameen in ay tahay mid ahmiyad wayn u leedahay Jubbaland, dhankooda ay bogaadinayaan shaqada ay waddo Wasaaradda Qorsheynta Dowl adda dhaxe iyo tan Jubbaland.

Md. C/dir Maxmaed Aadan Xoghyaha Jo ogtada Wasaaradda Qorsheyna, Maalga shiga iyo Horumairn ta Dhaqaalaha ee XFS ayaa qeexay shaqada afarta moolma ad ee wadatahsiga wareegga kowaad ee qorshaha horumarinta Qaranka Sagaala ad ka bilaawday shalay iyo hadafka laga leeyahay in qorshahan wax looga qabto.

"Qorshaha horuamrinta Qaranka ma ahan mid siyaasad ah, waana mid ku cad ba ahiyaha shacabka Soomaaliyeed ay leeya hiin, Qorshahan waxaa uu ka koobnaan doona shan tiir, waana mid ay wada leeya hiin shacabka Soomaaliyeed, Sida ururra da bulshada rayidka, ganacsatada, Baar lmaanka iyo hay’addaha dowladd Goabl eedka waxaan idinka doonayaa in mas kaxdiina aad shiishaan si aan u he lno wax Ummadda Soomaaliyeed dan u ah”. ayuu yiri Xogahayah Joogtada ee Wasaaradda Qorsheynta.

Dhinaca kale rugta ganacsatada Jub baland ayaa loo qeybiyay ilaa siddeed ko ox oo ay ka doodeen baahiyaha ay doon ayaan in wax uu ka qabto Qorshaha, iya doo ay soo bandhigeen talooyin dhaxal gal ah oo muhiim ah geedi socodka qor ista Qorshaha horumarinta Qaranka Soo maaliyeed, isla amarkaa na waxa ay bog aadiyeen dadaallada ay wada WQ/Dalka ayna uga mahadcelinayaan sida ay u dhageysatay una tixgalisay Waxyaabaha ahmiyada leh.

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA HANTI SOO CELINTA QARANKA

https://radiokulmiye.net/wp-content/uploads/2019/02/unnamed-620x330.jpg R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horreeyay la qaatay guddiga badbaadinta iyo soo celi nta hantida qaranka. R/Wasaaraha ayaa guddiga talo ka siiyay han naanka ay u gu danayaan waajibaadka laga doonayo, isa ga oo ku dhiirri geliyay samaynta Istaraati ijiyd ku habboon dardargelinta mas’uuliya dda ka saaran badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha guddiga, ahna wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee XFS, Md. C/hi Goodax Barre, oo ka warbixiyay shirka ayaa sheegay in kulankooda looga hadlay qorshaha waxqabadka g uddiga ee sannadkaan 2019, ayna R/Was aaraha kula wada ageen hannaan ka ay u qaabeeyeen shaqada ay qabanayaan.

Wasiir Cabdullaahi Goodax ayaa sheegay in guddiga iyo R/wasaaruhu ay isla gart een in shaqooyinka guddiga la haleeshi iyo tubaha qaranka iyo in wasaarad wa liba ay sannadkaan gacanteeda kusoo cel iso ugu yaraan sedax hanti dawladeed o

o aan cid gaar ah gacanta ku hayn iyo laba hanti dawladeed oo gacanta ugu jirta shaqsiyaad ama shirkado gaar ahna, sidoo kalana isla sannadka gudihiisa laga shaqaysiisyo, si bulshada Soomaaliyeed ay ug

AL SHABAAB OO WEERAR MADAAFIIC AH KU QAADDAY SALDHIGGA UGU WEYN CIIDANKA MAREYKANKA EE SOOMAALIYA.

hoobiye Wararka ka imanaya g.sha.hoose ay aa sheegaya in weerar madaafiic loo ade egsaday lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya oo ah Garoonka Balidoogle.

Warar lagu daabacay baraha Internetka ee taageera AlShabaab ayaa lagu sheeg ay in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu weeraray saldhigga Ballidoogle.alShaba ab ayaa sheegay in saldhigga Ballidoogle ay ka kacaan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykan ee xasu uqa ka gey sta koofurta iyo bartamaha Sooma aliya, sida ay sheegtay.

Masuuliyiinta Gobolka Shabeellaha Ho ose oo aynu la hadalnay, ayaa ka gab saday in ay wax faahfaahin ah ka bixiyaan weerarkan shalay oo Jimco ah ay al Shabab ku qaadeen saldhiga Ballidoogle.

Saldhigga Ballidoogle ayaa qeybna wa xaa lagu tababaraa Ciidamada Kumaand ooska Soomaaliya, qeybna waxaa saldhig ku leh Ciidamada Mareykanka, waxaa saldhiggaas ka kaca diyaaradaha qumaat iga iyo kuwa aan duuliyaha laheyn ee Droneska loo ya qaano.

Sanadkii hore Ma reykanka ayaa ballaariyay saldh igga Ballidoogle, halkaasoo ay ku sugan yihiin boq olaal askari ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka.

MADAXWEYNE KA DHAGA DAARSADAY BAAQYO KAGA YIMID DADKIISA.

moise (1) Madaxweynaha dalka Haiti Jovenel Mo ise ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray in uu xilka isaga tagayo, isagoo ku tilmaa may wararka sidaa sheegaya, in ay ka dambeeyaan kuwa uu ku tilmaamay in ay leeyihiin dano gaar ah. Qalaalo xoogg an ayaa ka taagan dalkiisa, waxaana maalmihii la soo dhaafay ka socona yay dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo, in uu xilka sii haayo Mr Moise.

Dadka ayaa wadooyinka ku gubaya taayaro, iyaga oo qaar kamida wadooyin kaas u diiday in ay maraan gawaarida, waxaana jirtay marar badan isku dhacyo dhex maray iyaga oo ciidamda amma anka.

Moise dadkiisa waxa ay ku eedeen ayaan in uu ku kacayy lunsasho hanta da dweyne, dadka ayaana ah kuwa ku dhaw aaqana "Moise is casil Fadlan”. Dadka dib adbaxa dhigayay ayaa ku eede eyay ma daxweyneMoise inuu geystay musuq maa suq, waxaa ay ugu baaqeen inuu xilka Is ka casilo.

Cabsi xooggan ayaa ka taagan dalka asi oo ah in dadka dhigaya Mudaaharaad yada dhigaya ay rabshao kiciyaan, dalal ka Brazil, iyo Mareykanka ayaa muwa adi niinta ugu baaqay in si deg deg ah ay ka ga soo baxaan Haiti, halka Canadana ay si ku meel gaar ah ay u xirtay Safaaradii ay ku lahayd dalkaas.

2 MUSHARAX EE UGU CADCAD DOORASHA DA NIGERIA OO BAAQ ISKU MID AH DIRAY.

MUSHHARRACA CAD CADKa hor inta aan la qaban doorashada dalka Nigeria Dib u dhaccaya, ayaa labda hogaamiye oo ugu sarreeya tartanka waxa ay ku dhawaaqeen in ay codeynta ay u dhacdo hab nabadgelyo ah. Waxa ay sheegeen in labadabu ay ka go’antahay in codeynta ay noqoto mid aan wax dhib ka dhicin, iyagoo mid kastaa uu u muujinay ay kalsooni xad dhaaf ah, marka ay ka hor hadlayeen kumanaan taageerayaash ood ah. Madaxweynaha talada haya Moh amudu Buhari iyo Atiku Abubakar oo ka ti rsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa ah 2da shakhsi ee loo badinayo in ay ku guuleys taan xilka ugu sareeya Nigeria.

Doorashada Dib u dhaccaya berri ah waxaa loo arkaa mid ka mid ah kuwa ugu dhow dimoqraadiyadda Afrika, Buhari wuxuu wajahayaa caqabad adag oo kaga ima aneysa Atiku, oo ah madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaa 2da musharax ee ugu muhiimsan waxay ku dhaarteen in ay hagaajinayaan dhaqaalaha, iyo amniga sidoo kalana ay u abuuraan shaqooyin ba dan waddanka ugu tirada badan dadkiisa qaarada Afrika.

Malaayiin qof ayaa isku diyaarinaya in codkooda ku taageeraan musharaxa ay hadba calanka u lulayaan oo ay is leeyi hiin wax badan buu ka badelayaa xaalka Nigeria, iyadoo boqolkiiba 5 dadka doora naya ay da’dodu u dhaxayso 18 ilaa 35 jir.

SOMALIA OO QAYB KA AH KORJOOTADA DOORASHADA NIGERIA

XALIIMO YAREEY OO KA MID AH GOOBJOOGAYAASHA DOORASHADA DALKA NEYJEERIYA Gudoomiyaha Guddiga madaxa ba nnaan ee doorashooyinka Sooomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibra ahim ayaa kamid ah korjoogtada caalamiga ah ee Midowga Afrika uga qaybaleysa doorashada guud ee dalka Nigeria.

Kormeerayaasha ka socota AUda ayaa waxaa madax u ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Itoob iya, Hailemariam Des alegn, waxaana waajibkoodu yahay indh adheynta qaabka ay u qabsoomeyso codbixinta.

16ka Febraayo oo dhicilheyd doorashada madaxtinimada Nigeria oo dib loo dhigay , taasi oo ay ku tart amayaan mushar axiin dhowr ah, iyada oo la rajeynayo in ay coddeeyaan 80 mily an oo ruux.

Kormeerayaasha oo tegi doona dham aan goobaha codbix inta ee gobolada ka la duwan ee Nigeria ayaa doorashada ka dib waxa ay soo saari doonan warbixin ku saabsan doorashada iyo sida ay u qabsoontay.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAYAA SHA CUSUB EE INDIA IYO NIGERIA

Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md .Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wa rqadaha aqoonsiga ka guddoomay danji rayaasha cusub ee dalalka India iyo Nig eria ee Soomaaliya.

Danjiraha dalka India Mudane Rahul Chabbra oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Ra’iisal Wasaaraha India Mudane Narendra Modi ayaa dowladda iyo shacabka Soom aaliyeed uga mahadceliyay soo dhaweynta diirran iyo ilaalinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dal.

Madaxweyne Farmaajo ayaa danjiraha cusub ee dalka India u rajeeyay inuu ku guulaysto gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed iyo inuu ka shaqeeyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dal.

Danjire Chabbra iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ka wada hadlay sidii labada dal u adkeyn lahaayeen xiriirka dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga iyo sidii shacabka Soomaaliy eed loogu fududayn lahaa dalkugalka India.

Dhanka kale, danjiraha cusub ee dowl adda Nigeria u soo magcawday Soomaa liya Mudane Vincent Omeokachie ayaa Madaxaweynaha la wadaagay sa laan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dal ka Nig eria Mudane Muxamed Bukh aari.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda Nigeria uga mahadceliyay kaalinta Cii dan ka dalkaas ee qaybta ka ah Bool iiska AMISOM ay ka qaataan nabadgelyada da lka isaga oo doorasho nadboon oo xor iyo xalaal ah u rajeeyay dalka iyo shacabka Nigeria. madaxweynaha ayaa danjirayaa sha c usub u ballan qaa day inay wadasha qayn fiican iyo soo dhaweyn diirran kala kulmi doonaan Dowladda Federaalka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.DHAMMAAD

BOOLISKA MINNESOTA OO BAARAYA TOOGA SHO LOO GEYSTAY WIIL SOOMAALI AH.

Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in uu u geeriyooday toogasho aan la ogeyn cidi u geysatay taa oo dhacday Talaadadii aynu soo dhaafnay.

Wiilkan Soomaaliga oo aan la shaacin magaciisa ayaa markii hore waxaa soo gaaray dhaawac, waxa ana uu u yeeray Booliska si ay u caawiyaan.

Balse waxa uusan u sheegin Booliska ci dda isaga toogatay, intaa kadibna isbit aalka ayaa loo qaaday "Waan harraads anahay,” ayuu u sheegay booliska, dhakh aatiirta joogtay Isbitaalka la geeyay ayaa la tacaalay xaalada wiilkan, ka hor inta uusan u geeriyoonin.

Soomaalida ku nool Minnesota ayaa sheegay in ay si weyn kaga niyad jabeen Booliska, inkastoo ay ka jawaabtay arrintan gabadha asalkeedu yahay Soomaali kana mid ah Congresska oo gobolkan matasha, waxa ay Soomaalida ugu baaqday in ay si haw ula shaqeeyaan ciidamda ammaanka.

Falalka toogashada ah oo ka dhaca Minnesota ayaa inta waxaa lagu eedeeyaa in ay geystaan dhalliny arada Afrikaan ah. Laakiin qaar ka mida saraakiisha halkan ayaa rumaysan in ay jiraan arrimo ku saabsan iskudhafka dhaqanka ku lug leh bulshada soogalootiga Soomaalida ah, loona baahan yahay halgan labada dhinac ah si loo sii wanaajiyo xiriirka booliska iyo bulshada Soomaaliyed.

"Marka ay halkan yimaadaan, waxay la yimaadaan waayoaragnimadooda iyaga oo aan ku kalsoonayn Booliska. Dhibaatada naga haysata waxay naga dhigeysaa inaan isku dayno inaan wada shaqeyno, "ayuu yiri mid ka mid ah sarkaalka fulinta sharciga. "Waxay badanaa wacaan 911 markay u baahan yihiin caawimaad. Laakiin markii aan soo gaarno, badanaaba ma sheegaan cidda dhibaatada geysatay si aan tallaabo uga qaadno ama u joojino dambiga in mar kale uu dhaco. ”

"Hadafkayagu waa inaan xiriir wanaagsan la yeelanaa bulshada halkan,”sarkaal kale ayaa hoosta ka xariiqay.

Sida laga soo xigtay xogta la soo ururiyay sannadkii hore oo ay soo daabacday Washington Post, in ka badan kala bar dhammaan dadka ku nool gobolka Minnesota ee in aan la xalin dhibaatooyin soo gaar ay. Waxaana qayb ka ah Soomaalida ku nool Minneapolis sababo la xiriira in aysan la hadlin booliska, sida ay sheegeen saraakiisha. Minnesota hadda waxay hoy u tahay bulsho ay ugu badan tahay Soom aalida, waxaana ay wacad ku mareen laamaha amniga in ay baaris dhab ah ay ku sameyn doonaan dil kan,tallaabo adagna ay ka qaadi doonaan cidii ay kusoo baxdo in ay ka dambeyso.

M/YURUB: "WALI WAY JIRTAA KHATARTA BURCADBADEEDA SOMALIA

Howlgalka Atlantic ayaa sheegay in wali xeebaha Soomaaliya ay ka jirto khatarta burcadbadeeda qaf aasha maraakiibta.

Marco Guerriero oo ka tirsan ciidamada badda Talyaaniga ee howlgalkaasi ayaa shaaciyay in ay darda rgelinayaan guluf ka dhanka ah burcadbadeeda. "Dhalinya rada burcadbadeedku dib ayey isku soo abaabuleen…waxayna doonayaa in ay fuliyaan weeraro,” ayuu yiri Guerriero.

Sarkaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaciyay in howlgal roondo ay dhowaan ka sameeyeen biyaha u dhaxeeya Somalia, Yemen, Jabuuti iyo Eritrea.

Howlgalka Atlantic, oo uu taageero Midowga Yurub, ayaa waxaa kaga sugan biyaha Soomaaliya maraa kiib la dagaalanta kooxaha burcadbadeeda.

Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida oo soo shaacbaxay intii u dhaxeysay 2008kii iyo 2009kii ayaa afduubtay maraakiib ay lacago madax furasho ka qaateen.

MID KA MID AH WARIYEYAASHII UGU CANS ANAA OO KA TAGAYA LAANTA AFKA SOOMA ALIGA EE BBCDA

Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq oo ka mid ahaa Wariyeyaashii ugu caansanaa ee laanta Afka Soomaaloga ee BBCda ayaa shaqada ka tagaya, isagoo ku jira maalmihii u dambeeyay.

abdinur-Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa BBCda ku biiray sanadkii 1989, waxaa uu ka mid ahaa wariyeyaasha mudada dheer u shaqeynayay laanta Afka Soomaaliga.

Waxaa uu sheegay in markii uu ku soo biiray BBCda ay ku adka atay qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayay oo ka duwaneyd tii Radio Muqdisho, balse tababar kaddib uu la qabsaday

”Markii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo far samadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Moga disho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala ba ray xataa wareysiga aad qaado sida aad u jarjari karto oo aad u gu habeyn karto waqtiga aad u haysato balse Radio Mogadishu ma jirin qof ama laba ka badan oo farsamada yiqiin oo waxaa xadidnaa qalabka” ayuu yiri Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq.

Waxaa ay horay u soo wada shaqeeyeen Wariyeyaal caan ahaa oo soo maray BBCda, sida C/llaahi Xaaji, Aadan Nuux Dhuule, Yoonis Cali Nuur, Maxamuud Sh. Axmed Dalmar iyo kuwa kale.

Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa ka mid ahaa wariyeyaasha codka halaas iga ah lahaa, waxaana uu noqon doonaa mid laga tabo laanta afka Soomaaliga ee BBCda oo is bedel iyo dib u dhac badan

ku dhacay sanadihii u dambeeyay.

QM OO MILAAYIIN DOLLAR KU BIXINEYSA NABADDA SOOMAALIYA.

Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nab adda ee Soomaaliya, kaasoo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah.

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii daraad shaaca ka qaaday si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Soomaaliya in la fulin doono mashaariic ay ka mid yihiin qorshaha horumarinta Qaranka iyo dhismaha dib u heshiisiinta.

Qaramada Midoobay ayaa taageerayay geeddisocodka nabadda Soomaaliya tan iyo 2009kii, isaga oo Sanduuqeeda taakuleyntana uu ku yaboohay ku dhowaan 45 Milyan oo Doollar oo lagu fuliyay mashaariic kala duwan.

MARAYKANKA OO DIYAARINAYA TALAABO MIL LATARI OO KA DHAN AH VENEZUELA.

Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii wargaliyay in ay u diyaar garoobaan tallaabo Milatari oo ka dhan ah dalka Koonfurta Ameerika dhaca ee Venezuela, kaas oo toddobaadyadii la soo dhaafay xaaladiisu aysan wanaags aneen.Madaxwaynaha maraykanka Donald Tr ump ayaa diiday in uu qaado talaabo toos ah oo ka dhan ah Maduro si uu u difa aco awoodna u siiyo Guaido, oo ah madaxa Baarlamaanka Qaranka Vene zuela.

Havana waxa ay u sheegtay Washington in ay sii ballaariso joogitaanka ciidamadeeda waddamada dariska ah.

Tobanaan kun oo reer Venezuela ah ayaa wadooyinka Venezuela isugu soo baxaytoddobaadyadii la soo dhaafay, iyagoo taageero u muujinaayay Niclos Maduro, oo dhawaan uun ku guuleystay doora shadii ka dhacday dalkaas.

Sidoo kale waxaa jiray dibadbaxyolooga soo horjeeday Maduro oo lagu taageerayay hogaamiyaha sida iskiis isugu yeeray Madaxweynaha Kumeel gaar ah ee Venezuela ee Juan Guaido.

Maraysanka ayaa wacad ku maray in ay ka go’antahay gudbinta gargaarka ay dowladdu ku xayirtay xuduudka, iyadoo Maduro uu goor sii horeysay uu ku tilmaamay Macaawino la doonayo in dalkiisa lagu dumiyo.

Dalal badan oo caalamka dhaca ayaa garab istaag u kala muujiyay Juan Guaido iyo Madxweyne Niclos Maduro, iyadoo ay u muuqato in dalkaasi ay isku qaban karaan quwadaha caalamka maadama dalalka Ruushka iyo Mareykanka ay abada dhinac kala jirtaan.

TALISKA BOOLISKA PUNTLAND OO AMAR KU SOO ROGAY SHACABKA

rooti xadeMuxyadiin Axmed Muuse, taliyaha Booliska maamul gobole edka Puntland ayaa faray shacabka in ay dowlada hoose ku wargeliyaan cida ay guryaha ka kireynayaan.

Ujeedka ay ka leeyihiin talaabadaan ayuu ku qeexay adke ynta amniga iyo in laamaha amaanka ay helaan xogta cida ku soo korodhay magaalooyinka waawayn ee dowlad gobo leedkaasi.Taliyaha ayaa daboolka ka qaaday in ay sharciga la tiigsan doonan cid kasta oo ka dhago adeegta fulinta amarkaasi, oo uu ku tibaaxay in uu yahay mid kama dambeys ah oo ay qaataan.

Hadalka taliyaha ciidamada Booliska Puntland ayaa kusoo aadaya iyada oo maalmihii lasoo dhaafay ay sameynayeen xoogaga maamul goboleedkaasi howlgalo lagu sugayo nabadgelyada.

QARAXYO MIINO OO AY KU DHINTEEN BEERA LAY IYO SHAQAALE AMMAANKA QAABILSAN OO KA DHACAY JORDAN.

Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa in ay ku geeriyoodeen, kadib markii ay ku qaraxday Miino la galiyay nawaaxiga beertooda.

Dadka sidoo kale ku dhintay qaraxaasi waxaa ka mid ahaa Saddex ruux oo ka tirsan ciidamada amm aanka dalkaasi Jordan, sida ay xaqiijiyeen ilo ammaanka ka tirsan.

Miinada hore ayaa ku qaraxday goobta beeralayda ay ku sugnaayeen, halka tan labaadna ay qarxday xilli ciidamada ammaanku ay baaritaan ku sameeyeen, aag laga shakisanaa waxaana ku dhaawacm een toddoba ka tirsan ciidamada.

Ilaha nabadgelyada dalka Jordan ayaa sheegaya in baaritaano ay ku socdaan sida ay arrintaan ku dhacday iyaga oo ka gaabsaday in ay bixiyaan faahfaahino dheeraad ah.

Jordan ayaa in ka badan 300,000 oo miino ah waxa ay ka qarxeen dhulkeeda, intooda badanna waxaa la aasay intii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay Carabta iyo Yuhuuda, inkastoo ay dhowr mar ay ku dhin teen dad Miino ka qaraxday xudduudaha Ciraaq iyo Suuriya uu la wadaago Jordan.

Qaraxyadan ayaana si gaar ah waxa ay uga dhaceen gobolka Salt, waqooyi galbeed ee Amman, oo ku dhow agagaarka Dooxada Jordan iyo xudduudda maamulka Israel.

XILDHIBAAN ISU CASILAY ROOTI UU XADAY

Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti la jeexay oo la dhex galiyay wixii lagu cuni lahaa, xildhibaanka ayaa sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isku mashquuleen oo uu wax la hadla waayay.

Darij Krajcic ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in uu ka xanaaqay "sida loola dhaqmay” uuna go’ aansaday in uu tijaabiyo ilaalada dukaanka isaga oo rootigii iskala baxay.

Xatooyadan ayaan la ogaanin, balse xildhibaankan ka tirsan xisbiga talada haya ee Marjan Sarec List ayaa markii dambe ku adkaystay in uu dukaanka ku laabtay si uu lacagta u bixiyo.

Xildhibaan Krajcic ayaa raali gain bixiyay, wuxuuna sheegay in uu ka xunyahay "tijaabada uu sameeyay”.

Qirashadiisan ayaa markii u horraysay dadku ogaadeen markii uu sheekadan la wadaagay xildhibaanno kale iyadoo guddi xildhibaannada ka tirsan ay kulan lahaayeen Arbacadii.

Goobta lacagta laga bixiyo ayaan taagnaa muddo saddex daqiiqo ah, ayuu yiri xildhibaanka 54 jirka ah oo arrintan u sharxaya TVga gaarka loo leeyahay ee POP.Waxaa la sheegay saddex ka mid ah shaqa alaha dukaanka in ay ku guul darraysteen in ay la socdaan dhaqdha qaaqa xildhibaanka, ayna saba btay in barafasoorkan hore uu tijaabiyo feejignaanta shaqaalaha.

"Qofna iima imaanin, qofna igama dabo qaylyin,” ayuu yiri isaga oo sheegaya in kaameerooyinka amm aanka oo aad la isugu halleeyo ay keento in shaqaaluhu ay mararka qaar "taxadarka yareeyaan”.

Xildhibaannadii kale marka uu u sheegay markii hore way qosleen, balse Brane Golubovic oo ah hoga amiyaha xildhibaannada xisbiga LMS ayaa Khamiistii cambaareeyay ficilka xildhibaan Krajcic, wuxuuna ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.

"Isaga ayaa masuuliyadda qaatay, iskii ayuuna isu casilay” Golubovic ayaana saxaafadda u sheegay, "in arrintaasi ay waafaqsan tahay anshax ilaalinta heerka sare ah ee xisbiga.

Krajcic ayaa xildhibaannimada loo doortay bishii Sabteembar.

ADMIRAL FAARAX QARE OO SOOMAALIDA U GU BISHAAREEYAY INAY KENYA UGA GUULE YSANAYAAN DACWADDA BADDA

ffaaaarax qare Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo horay u ahaa taliyaha ciidamada badda isla mark aana ah guddoomiya ha y’adda cilmiga badaha Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu bishaareeyay inay u ga guuleysanayaan Kenya muranka badda ee xu duudka dhinaca badda.

Faarax Qare oo u wara mayay mid ka mid ah id aacadaha Muqdisho ay aa ka ha dlay sida uu ku bil owday khilaafka dowl adaha Soomaaliya iyo Kenya, isago ona sheegay inuu muranka yimid kaddib mar kii Kenya dhinaca Soomaaliya u qa looci say xuduud badeedkii ay horay u calaa madiyeen gumeystayaashii Ingiri ir ka iyo Talyaaniga ee kala xukumayay la bada dal.

"Markii Kenya dhibaceena gudaha u soo gashay 200 meyl dowladaha caa lamka ayaa noo qiray in Soomaaliya lagu xadgudbay” ayuu yiri admiral Faarax Qare oo ka mid ergadii dowladda federaalka u dirtay maxkamadda dembiyada caalamiga ah ICCda oo lagu qaadayp dacwadda labada dal.

Waxa uu sheegay Admiralka in wakiil ada dowladda Kenya dib loogu celiyay warqad ay ku dalbanayaan hakinta dacwa dda oo ay sheegeen in labadà dowladood arrimahooda ku xalisan ayaan qaab wadahadal ah. "Anaga waxaan ku adkey sanay in maxkamadda ICC qaado dacwa da lab ada dal ayna ku kala baxaan dhi naca sharciga” ayuu mar kale yiri Faarax Qare oo sheegay in Kenya doneyso sidii ay xuduudkeena ugu darsan laheyd halka ay calaamadeysay oo shirkad Norway ah ku sheegtay inay ka heleen gaaska dabiic iga ah.

Dhinaca kale waxaa weli socda dhag eys iga dooda labada dal, iyadoo maxkamadda ICC laga sugayo go’aan ay ka gaarto dacwadaasi.

MARWADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO BOOQASHO RASMI AH KU JOOGTA DALKA QATAR

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Saynab Cabdi Macalin oo boo qasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ay aa la kulantay Madaxa Maamulka Guud ee Hay’adda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Horumarinta Bulshada Alamiirah Moo sa Bintu Naasir.

2da Marwo ayaa ka wada hadlay hour marinta iyo hannaanka bixinta adee gya da asaasiga ah, gaar ahaan adeegyada waxbarashada, caafimaadka hooyada iyo dhallaanka.

Marwo Saynab ayaa warbixin ka siisay Amiiradda dalka Qatar Marwo Moosa Bintu Naasir dadaalka ay waddo Dowl adda Federaalka Soomaaliya ee ku qoto ma dib u soo celinta waxbarashada asaas iga ah, xoojinta adeegyada bulshada iyo caqabadaha jira ee la doonaayo in ay Dowladaha aan baahwadaagta nahay ee Carabta in ay nagu garab siiyaan.

Alamiirah Moosa Bintu Naasir ayaa ku bogaadisay Madaxda Dowladda Feder aalka Soomaaliya dad aalka ay ku bixin ayaan dib u soo celinta iyo tayeynta adee gyada bulshada, iyadoona muujisay in ay ka go’an tahay dalkeeda garab istaagga shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Marwada Qaranka ayaa intaas kaddib waxa ay kormeertay qaar ka mid ah Xa rumaha Daryeelka Agoonta, Waxbara shada iyo Caafimaadka ee dalkaas Qatar, waxa ayna ku dhiirri gelisay in khibrad dooda ku aaddan dhinacyada adeegga bu lshada ay ku tayeeyaan dhiggooda Soom aaliya.

Q.M IYO ETHIOPIA OO KA WADA HADLAY ADKEYNTA XUQUUQUL INSAANKA

Madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay , Michelle Bac helet, ayaa sheegtay in Xafiiskeeda uu Do wladda Itoobiya ka caawin doono caqa badaha ka haysta xuquul Insaanka.

Mss; Bachelet, oo Magaalada Addiis ababa kula kulantay, Madaxweynaha Dal ka Itoobiya , SahleWork Zewde, ayaa sheegtay in ay sidoo kale ka wada hadl een sidii loo dhiirri gelin lahaa isbeddel ada iyo fursadaha ka jira Dalkaasi.

Michelle Bachelet, ayaa sidoo kale she egtay in ay ku hanweyntay hirgelinta waxy aabihii ay ka wada ha dleen iyada iyo Ma daxweyne, , SahleWorkZewde, maadd aama uu golaha Wasiirrada ee Dalkaasi ya hay kala bar Dumar, kaas oo ah Dalka koobaad ee muhiimadda siiya Haweenka marka la eego Qaar adda Afrika.

Horraantii 2018kii, markii la la doortay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed, waxaa Dalka Itoobiya xilal kala duwan oo ay ku jiraan kuwo muhiim ah loo dhiibay Haw een , waxaana kala bar golaha wasiir rada laga dhigay Dumar, iyadoo sidoo kale ay Madaxweyne ka noqotay , SahleWork Zewde, taas oo keentay in lala daga allamo musuqa, lana yareeyo tacaddiyada ka dhanka xuquuqul Insaan ka.

DUQA MUQDISHO OO XIL KA QAADIS SAMEEYAY

War Saxaafadeed uu soo saaray gudo omiyaha gobolka Banaadir ana duqa mu qdisho Eng Cabdir axmaan Cumar Cim aan Eng Yarisoow ayaa xilkii looga qaa day gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada degmada dharkiinleey,gudoo miye ku xigeenka siyaasadaiyo laba gu doomiye waaxeed oo degmadaasi ka tirsanaa.

Xubnaha xilalka laga qaaday ayaa la gu kala magacabaa Liibaan Geedi Cumar oo ahaa gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada degmada dharkiinleey, Daa ’uud Cabdulaahi Nuur gudoomiye ku xige enka siyaasada iyo Maxamed Aadan Cis maan oo kamid ah labada gudoomiye waaxeed ee xil ka qaadista lagu sameey ay.

Lama oga sababta ka danbeysa xilka qaadista xubnahan ka tirsanaa maamulka degmada Dhar kiinleey,balse wareegto ma anta ka soo baxday xafiiska duqa Muqdi sho ayaa xilalkii looga qaaday.

HESHIISKA TABABARRADA CIIDAMADA EE U DHEXEEYA SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO LA ANSIXIYAY

Golaha wasiirrada xukuumadda feder aalka Soomaaliya ayaa shalay kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidam ada ee ay horay u kala saxiixdeen dawla daha Soomaaliya Iyo Turkiga

Wasiirrada xukuumadda ee kulanka goob joogga ahaa ayaa dood kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen he shiiska oo horay wasaaradda difaaca dal ku ay ugu soo gudbisay golaha wasiirr ada si loo dardargeliyo qorshaha dawladda Turkigu ay ku tababarayso ciidanka xo ogga dalka, arrintaas oo qayb ka qaadan aysa in Soomaaliya ay hesho ciidamo tab abaran, tayaysan oo tirsan, lana wareegi kara mas’uuliyadda ka saaran ilaalinta am niga guud ee dalka.

Halbeegyada wasaaradda difaacu ay ku leedahay tubta amniga iyo cadaaladda ayaa waxaa qayb ka ah in laga shaqaysii yo qaybaha kala duwan ee ciidanka xoog ga dalka looguna helo tababarrada iyo ag abka ay u baahnayihiin si ay awood buux da ugu yeeshaan in ciidanka nabad ilaalin ta midawga Afrika ay ugala wareegaan mas’uuliyadda amniga.

Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay qorshaha dayn cafinta, dardar geli nta qorshaha dibueegisa dastuurka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda iyada oo sidoo kale lagu soo bandhigay Xeer R/lW asaare, Number 47 oo qeexaya habraa ca heshiisyada dawladda federaalka kaas oo faraya hay’ad iyo wasaarad waliba ee da wladeed in ay ku salayso he shiisyada iyo isafgaradyada ay gelayso si loo haleesh iiyo hannaanka dawlad wanaagga dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip