Ajaanib ka bar-bar dagaalamaysa Al-Shabaab oo lagu dilay Weerar ka dhacay duleedka Afgooye

0
Saturday February 16, 2019 - 01:50:46 in Wararka by
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ajaanib ka bar-bar dagaalamaysa Al-Shabaab oo lagu dilay Weerar ka dhacay duleedka Afgooye

    Taliyaha ururka 35Aad guutada 7Aad ee Qeybta 60Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraaye oo la hadlay Idaacad ku hadasha afka Ciidamada qalabka Sida ee dowladda soomaaliya ayaa sheegay in weerarka al shabaab ay k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ururka 35Aad guutada 7Aad ee Qeybta 60Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed Gaashaanle Maxamed Cabdullahi Caraaye oo la hadlay Idaacad ku hadasha afka Ciidamada qalabka Sida ee dowladda soomaaliya ayaa sheegay in weerarka al shabaab ay ku qaadeen faariisimada ay ku leeyihiin ciidanka xoogga dalka deegaannaada tixsiile iyo waraaboole ay ka hortageen taabadalkeedane aynaan jirin fariisimo ay lawareegeen al shabaab.

Intaa waxa uu ku daray hadalkiisa taliyuhu in dagaalamayaal iyo saraakiil sare sare oo al shaabaab ah islamarkaana ka qeyb qaatay weerarka lagu qaaday fariisimada ay ku leeyihiin tixisiile iyo waraaboole ee degmada afgooye ee gobalka shabelleha hoose ay suurta gashay inay dilaan.

Dhowr jeer ayaa xubno ajaanib ah oo ka bar bar dagaalamaya Al-Shabaab ayaa waxaa lagu dilay qeybo ka mid ah gobalada Dalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip