Daawo: Xiddigii Hore United Ee Berbatov Oo Qaatay Kaarkiisii Casaan Ee Ugu Horeeyay Noloshiisa, Qaabkee Ayuu U Qaatay?

0
Tuesday January 26, 2016 - 11:15:21 in Sports News by
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xiddigii Hore United Ee Berbatov Oo Qaatay Kaarkiisii Casaan Ee Ugu Horeeyay Noloshiisa, Qaabkee Ayuu U Qaatay?

    Xiddigii hore United ee Dimitar Berbatov ayaa qaatay kaarka cas intii lagu jiray kulankii kooxdiisa reer Greek ee PAOK ee ay halka gool uga badiyeen AEK Athens

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddigii hore United ee Dimitar Berbatov ayaa qaatay kaarka cas intii lagu jiray kulankii kooxdiisa reer Greek ee PAOK ee ay halka gool uga badiyeen AEK Athens

Kaarka cas ee uu tooska uu qaatay laacibkaan hore ee Tottenham iyo United ayaa yimid ka dib markii Berbatov uu xusul wajiga kaga dhuftay daafac ka soo horjeeday

Arinta xusidda mudan ayaa ahaa in ka dib13 sanno in kabadan oo uu garoonada ku soo jiray in laacibkaan uu qaatay kaarkiisii casaa ee ugu horeeyay noloshiisa kubadda cagta.

Halkaan Laacibtv.net ka daawo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip