Rasmi: Atletico De Madrid Racfaan Ka Qaadatay Ganaaxii Suuqa Kale Iibsiga Ee Ay FIFA Ku Soo Rogtay

0
Tuesday January 26, 2016 - 10:56:49 in Sports News by
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Atletico De Madrid Racfaan Ka Qaadatay Ganaaxii Suuqa Kale Iibsiga Ee Ay FIFA Ku Soo Rogtay

    Atletico Madrid ayaa racfaan rasmi ah oo ay ku diidan tahay go'aankii ay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ugu soo rogeen xayiraad ka dhan ah suuqa kale iibisga ciyaartooyda labada suuq ee soo socota, waxayna racfaankooda u gudbiyeen gudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Atletico Madrid ayaa racfaan rasmi ah oo ay ku diidan tahay go'aankii ay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ugu soo rogeen xayiraad ka dhan ah suuqa kale iibisga ciyaartooyda labada suuq ee soo socota, waxayna racfaankooda u gudbiyeen gudiga anshaxa ee xiriika kubada cagta ee FIFA.

Ganaaxaan oo sidoo kale garka loo geliyay kooxda ay Madrid ku xifaaltamaan ee Madrid ayaa ka danbeeyay kadib amrii lagu eedeeyay iney si xun u maamuleen lasoo wareegitaanka caruurta da;doodu ka hooseyso 18 sano awoodna uma laha iney wax ciyaartooh la yimaadaa ka hor January 2017 inkatsoo maalmaha bishaan ka haray iyo maalaha kale ee uu shalay xiriirka kubada cagta Spain ugu kordhiyay suuqa ay la soo wareegi karaan ciyaartooydii ay doonaan.

Atletico oo lagu ganaaxay lacag dhan 900,000 Swiss francs una dhiganta £623,464 pound ka ingiriiska halka dhigooda Real lagu amray iney bixiyaan 360,000 (£249,385), si kasto Atletico ayaa bogeeda ku daabacday iney racfaan rasmi ah u gudbisay FIFA waxaana lagu yiri war rasmi ah oo lagu daabaday boga Rojoblancos "Waxaan cadeyneenaa inaan racfaan ka dhan ah go’aankii ay gudiga anshaxa ee FIFA nagu soo rogeen aan u gudbinay isla gudiga anshaxa ee FIFA”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip