Daawo Sawirada Ciyaartoyda Man United Oo Soo Xaadiray Xalayto Huteelka Lowry Ka Hor Kulankooda Maanta Ee Southampton.

0
Saturday January 23, 2016 - 11:17:49 in Sports News by
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Ciyaartoyda Man United Oo Soo Xaadiray Xalayto Huteelka Lowry Ka Hor Kulankooda Maanta Ee Southampton.

    Ciyaartoyda Manchester United ayaa lagu sawiray iyagoo imaanaya Lowry Hotel ka hor kulanka ay maanta Old Trafford ku soo dhaweynayaan kooxda Southampton maanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoyda Manchester United ayaa lagu sawiray iyagoo imaanaya Lowry Hotel ka hor kulanka ay maanta Old Trafford ku soo dhaweynayaan kooxda Southampton maanta.

Red Devils ayaa xalayto ku hooyatay huteelka ay degaan ka hor kulamada gurigooda iyagoo raadinaya maanta inay u soo dhaqaaqaan kaalinta afaraad.

76

United ayaa haatan labo dhibcood ka danbeysa kooxda Tottenham kuwaasoo u safraya Selhurst Park kulanka London Derby ee ay la leeyihiin Crystal Palace.

Xiddiga garabka ka ciyaara Adnan Januzaj ayaa ku soo laaban kara kooxda koowaad markii ugu horeysay tan iyo markii Louis van Gaal uu soo kansalay amaahdii uu ku joogay Borussia Dortmund.

Weli ma uusan ciyaarin Premier League xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu wacdarro ka dhigay kooxda da’dooda ka hooseysa 21 jirada ee Man United isagoo horaantii isbuucii hore labo gool ka dhaliyay da’ yarta Southampton.

9

Man United ayaa dhibaato ka qaba garbaha, waxaana laga yaabaa in Januzaj inuu buuxiyo boosaskaas.

Dhanka kale, Van Gaal ayaa ka hadlayay saameynta Wayne Rooney eekooxda ka dib gooldhalintiisii ugu danbeysay.

Kabtanka Red Devils ayaa dhaliyay shan gool afartii kulan ee ugu danbeysay, taasoo dhibco u soo hoysay kooxda Manchester United.

07ulmkcbManchester-United-arrive-at-team-hotel



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip