Daawo: Shaqaale Chelsea Ah Oo Shaqadiisa Ku Waayay Faberags, Mas Ayaa Tahay Waliba Arsenali Ah Ayuu Ku Yiri.

0
Saturday January 23, 2016 - 11:10:37 in Sports News by
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Shaqaale Chelsea Ah Oo Shaqadiisa Ku Waayay Faberags, Mas Ayaa Tahay Waliba Arsenali Ah Ayuu Ku Yiri.

    Ka hor kulanka beri ee Arsenal iyo Chelsea ee wareegga 23-aad ee horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa baraha bulshada ee Internet-ka hareeyay muuqaal mid ka mid ah shaqaalaha Chelsea ee garoonka ilaaliya kaasi oo uu ku aflagaadeeynayo Fabergas iyadoo la j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka hor kulanka beri ee Arsenal iyo Chelsea ee wareegga 23-aad ee horyaalka Ingiriiska ayaa waxaa baraha bulshada ee Internet-ka hareeyay muuqaal mid ka mid ah shaqaalaha Chelsea ee garoonka ilaaliya kaasi oo uu ku aflagaadeeynayo Fabergas iyadoo la joogay garoonka Chelsea ee Stamford Bridge

Waxa ay dhacdadaas dhacday kulanki ugu damabeeyay ee labadaas koox dhexmara.

Shaqaalahaas ayaa Faberags ugu yeeray Mas halka uu magaciisa ugu yeeri lahaa waxa ayna taasi ka careysiiyay Fabergas oo ay haatan aad u necebn yihiin taageerayaasha Arsenal.

"Mas ayaa tahay, waxaa tahay Arsenaali maxa kugu dhacay” ayuu qofkaas ku yiri muuqaal socday 8 il biriqsi

Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip