Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Laga Dalbaday Xalinta Khilaafka Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada

0
Wednesday January 09, 2019 - 13:46:02 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Laga Dalbaday Xalinta Khilaafka Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada

    Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA kuna mideysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleyda, waxa ay u hambalyayneysaa hogaanka cusub oo loo doortay maamul gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA kuna mideysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleyda, waxa ay u hambalyayneysaa hogaanka cusub oo loo doortay maamul gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cisman (Karaash) Dallada waxa ay bogaadinaysaa dadka reer Puntland oo si nabdoon u doortay hogaan cusub, sidoo kale ammaan gaar ah u direysaa guddigii doorashooyinka oo si habsami ah u daadihinayay doorashada.
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip