HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA JANNAAYO 2018-KA

0
Wednesday January 09, 2019 - 11:36:00 in Wararka by
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA JANNAAYO 2018-KA

    MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO LA DHAARIYAY waxaa ka dib markii uu ku guuleys tay doorashadii madaxtinnimo ee DG/ Punland iyadoo isla goobtii Hoolka aheyd oo ay ka dhacday doorashadda lagu dhaari yay Madaxweynaha cusub ee Puntl and Md.Saciid C/

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO LA DHAARIYAY waxaa ka dib markii uu ku guuleys tay doorashadii madaxtinnimo ee DG/ Punland iyadoo isla goobtii Hoolka aheyd oo ay ka dhacday doorashadda lagu dhaari yay Madaxweynaha cusub ee Puntl and Md.Saciid C/hi Dani oo Shalay ay doort een xildhibaannada baarlaman ka maam ulka Puntland. Halkaan hose ka daalaco waxqbadkiisii hore:

TAARIIKH NOLOLEEDKA MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

http://www.somaliweyn.org/wp-content/uploads/2019/01/dani-voa-324x235.jpg https://i0.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/01/joojin.jpg Barlamaanka Puntland ayaa madax we ynaha maamulkaasi u doortay Saciid C/hi Dani oo ku dha shay M/Muqdish o sanand kii 1966dii, Madaxweyne Siciid Dani ayaa waxbara shada dugsigadhexe iyo kan sare ku qaat ay isla M/Muqdi sho.

Wuxuu sidoo kale ka baxay jaamaca dda ummadda Soomaaliy eed, gaar aha an kuliyaddii luuqadaha. Wuxuu sidoo ka le takhasuuskiisa kusoo qaatay dalka Mal aysia, ka hor inta uusan ku biirin siyaas adda.

Saciid Dani ayaa Soomaaliya ka soo qab tay xilal kala duwan oo ay kamid tah ay wasiirka qorsheynta ee dowladdii Xas san sheikh iyo xildhibaan dowladda feder aalka sannadkii 2012kii, waxaana siyaas ad ahaan la sheegaa in uu aad ugu dhaw aa dowladdii Xassan Sheekh Maxamuud.

Saciid Dani oo aan Soomaaliya ka bixin ayaa waxaa uu deegaanada Puntl and ka hirgeliyay shirkado ganacasi, wax aana siyaasadda uu kusoo biiray sannadkii 2002.

Saciid Cabdullaahi Dani ayaa ka midahaa musharixiintii u tartamayay xilka m adaxweynaha ee Soomaaliya sannadkii 2016kii.

LOOLANKA DOORASHADA

Saciid C/hi Deni waxaa uu tartan culus geliyay Musharixiintii la tartameysay wax aana kamid ahaa madaxweyne Cabdiwe li Cali Gaas, oo isagu hormuud ka ahaa khilaafka maamul goboleedyada iyo DFS. Waxaana laga warsugayaa sida uu no qon doono xiriirkaasi m/lmaha soo soc da

Doorashada Saciid C//hi Deni waxay mugdi gelineysaa mustaqbalka siyaasad eed ee madaxda maamulgoboleedyada ee ku soo haray iskaashiga maamulgo boleedyada, sidaasi waxaa qaba khubar ada ka faaloda siyaasada geeska Afrika.

WAREEGTADII UGU HOREEYSAY EE MADAX WEYNAHA CUSUB PUNTLAND KU MAMNU UCAY KHARASHAADKA DOWLADA

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xa nnibaad ku soo rogay dhammaan Khara shaadka dowladda ee ku kaydsan bank iga dhexe iyo xisaabaadka ay dowladda Puntland ku leedahay xawaaladaha gaa rka loo leeyahay. Qoraal ka soo baxay xa fiiska mad axweynaha oo lagu socodsiiy ay wasaaradda maaliyadda,bangiga dhe xe ee dowladda,xisaabiyaha guud ee Pu ntland iyoxawaaladaha gaarka loo leey ahay, ayaa lagu amray in aan wax khara sh ah laga saari karin, dhammaan akoo nada dowladda laga bilaabo Talaadada Shalay ah.

HALKAN HOOSE KA AQRISO WAREEGTADA LAGU MAMNUUCAY KHARASHAADKA PUNTLAND

AXMED CILMI KARAASH OO LOO DOORTAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND

Waxaa gaboob ay tirinta Codadka war eega Saddexaad ee doorashada Madax weyne ku xigeen ka Puntland oo ay ku tartameen labada Musharax oo kala ahaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan).

66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamank a Puntland ayaa codkooda dhiibanayay, waxaana xilka Mada xweyne ku xigeenka Puntland ku guuleystay Axmed Cilmi Cis maan Karaash ,waxaana codadka ay u kala heleen sidatan.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa47 Cod Iyo Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdh an) 19 Cod

Axmed Cilmi Cismaan Karaash ay aa 5-ta Sana ee soo socota waxaa uu heyn do ona xilka Mada xweyne ku xige enka Puntl and,hadii aan isbedel kale imaan,waxan goobta doorashada ku su gnaa, Xildhibaa no ka socda Dowladda Federaalka iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka.

MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDA DOWLADA FEDERALKA

Madaxweynaha Cusub ee dowlad Go boleedka Puntland Siciid Deni ayaa la kul may Wafdi ka socda D/Federaalka Soo maaliya kuwaas oo Shalay gaaray M/ Ga roowe. Wafdigan oo isugu jira wa siiro iyo xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo uu hogaaminayay wasiirka Arrimaha Dib ada Sooma aliya Axmed Ciise Cawad aya a inta aan la qaban doorashada Puntland loo diiday inay tagaan magaa lada Gar owe hase yeeshee guuldaradii ka soo ga artay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa isbedel ka dhalisay siyaasada Puntland.

Wafdiga ka socday DFS ayaa ugu ha mbalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid C/hi Deni guusha uu ka gaaray doorashadii Shalay Subax ka dhacday Garowe, waxay na ka codsadeen inuu wanaajiyo xiriirka u dhex eeya dowlada federalka iyo Maa mulka Puntland. Kulanka Madaxweyne Deni iyo wafdiga dowlada federalka

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY MADAXDA CUSUB EE DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND

Madaxweynaha JFS Md. Maxamed c/hi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Ma daxweynaha iyo Mada xweyne K/Xigeen ka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntl and Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo Shalay ku guuleystay doo rashadii ka qabs oontay Puntland.

"Waxaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Mudane Siciid Deni iyo K/xig eenkiisa Mudane Axm ed Karaash ugu ha mbalyeynayaa xilalka loo doortay, anigoo xasuusinaya yididdiilada bulshada Puntl and ee ku aaddan in ay deegaannadaas u horseedaan amni, caddaalad iyo hour mar.”

Md. Farjmaajo ayaa ku bogaadiyey mu sharraxiintii xilka madaxtinnimo, Gud diga Doorashada iyo Golaha Wakiillada Puntl and dadaalkii ay geliyeen sidii loo sii adk eyn lahaa dimuqraadiyadda qaanga arka ah ee ka jirta Puntland Madaxwey naha ayaa u rajeeyay shacabka iyo maa mulka Puntland isbed del mirodhal ah oo horse eda xasillooni buuxda iyo horumar ay si wadajir ah ugu tallaabsadaan bul shada iyo dhammaan deegaannada Dow ladda Goboleedka Puntland.

Md.Farmaajo ayaa Alle uga baryay Ma daxweynaha cusub ee Puntland iyo K/ Xigeenkiisa in ay ku guuleystaan gu das hada waajibaadka culus ee loo igma day DHAMMAAD

R/WASAARE KHEYRE OO U HAMBALIYEEYAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

R/W XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa ha mbalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobale edka Puntland Saciid C/hi Dani.

"Waxaan u hambalyeynayaa madax weynaha la doortay ee dowlad gobole edka Puntland Siciid Cabdu llaahi Dani .Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fud udeeyo mas’uuliyadda loo igmaday” ayuu yiri R/wasaare Xasan Cali Kheyre.

Md. Xasan Cali Kheyre ayaa Shacabka iyo Masuuliyiinta Puntland ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Dani.

Waxa uu intaas ku daray "Shacabka & mas’uuliyiinta Puntland waxaan ugu baa qayaa in lala shaqeyo M/xwayne Siciid”. Saciid Cabdulaahi Dani ayaa ku guuley stay Doorashada Madaxweynaha Puntla nd ee Shalay ka dhacday Garoowe, isa goo Wareega Sedexaad helay 35cod.

SENATOR FAROOLE "WAA MAALIN ISBEDAL XALAAL AH UU KA DHACAY PUNTLAND”

Faroole_Hargeysa_Somaliland_660Senator C/raxmaan Faroole ayaa shee gay in doorashadii madaxweynaha ee Shalay ka dhacday Punt land ay tahay mid taariikhi ah isla markaana xalaal ah.

Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntl and ay doorteen shaqsi ku haboon in Shan ta sano ee soo socota hoggaamiyo Puntland.

Wuxuu tilmaamay in Dani uu wax ba dan ka qaban doono Puntland, islamarka ana loo baahan yahay in dadka uu ka sa aro dhibaatada haysa.

Faroole ayaa dhanka kale ka dalbaday shacabka Puntland in ay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub ee Puntland.

WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA OO WAR KA SOO SAARTAY DOORASHADA KA DHACDAY PUNTLAND

Sabriye-630x420Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Feder aalka iyo Dib u He shiisiinta XFS ayaa war ka soo saartay Door ashadii Maan taka dhacday M/Ga roowe ee Ca asimadda maamul ka Puntland.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamu lka Puntland ayaa M/Garoowe Shalay ku doortay Madaxw eynaha cus ub ee dowlad Goboleedka Puntland Saci id C/hi Deni iyo Madaxwe yne kuxigeenka Puntland Axmed Cilimi Cismaan (Kar aash).

Warsaxaafadeed ka soo baxaay Xafi iska W/A/G/Federaalka iyo Dib u Heshiis iinta Xukuumadda Federaalka Soomaali ya ayaa waxaa loogu hambalyeeyay Mad axweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland oo Shalay lagu door tay M/Garoowe.Sidoo kale Wasaaradda ayaa Madaxda cusub ee Puntland u raje ysay in uu xilkooda Alle u fududeyso,isla markaana Shacabka reer Puntland uu Alle siiyo Guul iyo horumar.

Doorasho ka dhacay Magaalada Gar oowe ayaa waxaa Madaxweynaha cusub ee Puntland loogu door tay Saciid Cabdu llaahi Deni kaasi oo helay Codad gaara ya ilaa iyo 35 Cod ,halka Madaxweyne ku xigeen loo doortay Axmed Cilimi Cismaa n (Karaash) oo isna helay 47 Cod.

MADAXWEYNEYAASHA JUBBALAND IYO HIRSHABEELLE OO HAMBALYO U DIRAY MADAXWEYNE SACIID DENI

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ay aa hambalyo diray Mada xweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, isagoo u rajeeyay inuu alle la garab galo xilka loo doortay.

"Waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa shacabka iyo Madaxweynaha cusub ee loo doortay Pun tland Mudane Saciid C/llaahi Deni, doorashadan waxay muujineysaa horumarka laga gaaray dimoq raadiyada, in doorasho xor iyo xalaal ah oo Soomaali qabsatay ay ka dhacdo Garowe”ayuu yiri Mada xweyne Waare.

MuungaabMadaxweyne Waare ayaa sheegay in Puntland ay astaan u tahay dowladnima da iyo nidaamka Fede raalka ee dalka ka hanaqaaday, isla markaana ay ahmiyad weyn ugu fadhiso Dowladnimada Soom aaliyeed.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbala nd Axmed Maxamed Islaam (Axmed Ma doobe) ayaa hambalyo u diray Madaxwe ynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntl and Saciid Cabdullaahi Deni oo Shalay la doortay. Md.Axmed Madoobe ayaa bo gaadiyay Doorashadii Shalay ka dhac day M/Garoowe,isagoo xusay in ay aha yd mid xalaal ah isagoo ayaa Alle ugu ba ryay Madaxweynaha cusub xilka loo doo rtay in uu u fududeeyo.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Jubbal and ayaa shacabka reer Puntland ugu ba aqay inay garab istaagaan Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni,isla markaana ku taageeraanka gudashada xilka iyo wa ajibaadka culus ee Shalay loo dhiibay.

MADAXWEYNAHA TURKIGA OO SI KULUL UGA HOR YIMID QORSHO UU WATO MARAYKANKA

Madaxweyne Erdogan oo Shalay ka hadlay Xildhibaanadda Xisbiga haya tala da dalkaasi ee AK Party ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna si gaar ah ugu eedeeyey Lataliyaha Amniga Qa ranka Maraykanka, John Bolton inuu ga lay Qalad khatar ah. "Maleeshiyaadka YPG iyo PKK marnaba ma matali karaan dadka Kurdishka” ayuu yiri Madaxweyne Erdogon, wuxuuna Dowladda Maraykan ka ugu baaqay inay soo wareejiyaan Sal dhigyadooda ku yaalla gudaha Syria.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Diidd ankiisa diyaar u yihiin inay gudaha u gal aan dalka Syria, wuxuuna ugu baaqay Maraykanka inay ka dhabeeyaan inay ka baxaan magaalladda Manbij ee dalka Syria.

Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan waxa uu hakiyey Kulan uu Shalay la yee lan lahaa Lataliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton, wuxuuna taasi bedelkeedasheegay inuu Boltan la kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga, Ibra him Kalin, iyo Saraakiisha kale ee joogta Qasriga Madaxtooyadda Turkiga

GUDDOOMIYAHA XISBIGA JDP OO HAMBA LYO U DIRAY MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND

Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) Xasan Maxamed Xuseen (Muunga ab) ayaa hambalyo u dirayMadaxweyn aha cusub ee Punt land Siciiid C/llaahi Deni iyo ku xigeenk iisa Axmed Cilmi Ci smaan (Karaash).

Qoraal uu soosa aray ayuu ku bo ga adiyey madaxweynaha cusub ee Puntl and inu xilka uu qaaday ku guuleysto, wu xuuna kula dardaarmay Madaxweynaha la doortay ee Puntland Mudane Siciid C/hi Deni inuu Puntland ku hago sidii ay doorkeeda uga qaadan lahayd taabogel inta DS Federaal Dimoqraadi ah oo ku dhisan hannaanka Xisbiyada badan.

Sidoo kale waxaa uu u hambalyeeyay Musharaxa Jen. Asad Cismaan C/llaahi oo ahaa mas’uul dhalinyaro ah oo muuji yey dadaal weyn, tusaalena u noqday kaalinta ay hoggaanka Dalka ku leeyihiin dhalinyarrada oo ah mustaqbalka Sooma aliya.

Guddoomiye Muungaab ayaa sidoo kale ku bogaadiyey Madaxweynihii hore eePuntland Dr. C/weli Gaas oo suura geliyey in doorashadu ku dhacdo waqtigii loogu talo galay, kana ilaaliyey faragelin uga timaada Dowladda dhexe ee Federa alka Soomaaliya, sida uu yiri.

TURKIGA OO AQBALAY CODSI UGA YIMID WASAARADDA GAASHAANDHIGGA SOOMAALIYA

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/01/1-39.jpgWasiirka W/G/X/F.Soomaaliya Md. Xa san Maxamed Cali ayaa Shalay Xafiiski isa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey.

Wasiirka, ayaa wafdigaasi ka socday Turkiga waxa uu kala hadlay Kordhinta Tababarka la siiyo Saraakiisha iyo Sar aakiil Xiggeenada Ciidanka Soomaaliya, Kordhinta Taageerada Milatari iyo arrimo kale.

"Waxaan Shalay kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xubno ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Dal ka Turkiga Waxaan ka wada hadalnay Kordhinta Saraakiisha ,Saraakiil Xigeen ada iyo Ciidamada Dowladda Turkiga Ta babarka Siiyaa” Ayuu yiri Wasiirka Gaa shaandhigga XFS.

Sidoo kale Wasiirka WGX F.Soomaali ya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in Wafdiga ka socda Wasaara dda Difaaca Turkiga uu ka dhageystay Warbixin ku aadan Xaaladda Ciidanka Soom aaliya ka socda ee tababarka ku qaadanaya dalkaasi.

"Sidoo kale waxaan ka dhageestay warbixin ku aadan xaalada ay ku suganyi hiin Ciidamada Tababa rka u jooga dalka Turkiga Waxay ii sheegeen in Dhalinyaro firfircoon ay yihiin oo waxbartay iyo in uu muuqdo dibukabasho dhanka ciidanka ah” ayuu yiri Wasiir Xasan Maxamed.

indha qarshe oo booqday SHAN CARUUR AH OO KU GEERIYOOTAY QARAX KA DHACAY QORYOOLEY

Wararka ka imaanaya G/Sh/Hoose ayaa ku warramaya in Shalay qarax ay caruur wax ku noqdeen uu ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolk aasi.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dha shay walxo qarxo oo ay ku ciyaarayeen Caruurtaasi. Ugu yaraan 5 carruur ah ay aa ku Geeriyootay qaraxaasi, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha degmadaasi SeydCali Ibraahim Xasan.

Guddoomiyaha oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/Muqd isho ayaa ka warbixiyay qaraxaasi. in ay carrutaasi ay geeriyoodeen 5ta ah iyadoo laba kalena dhaac halis ah ay qabaan

QARAX KA DHACAY MAGAALADDA MUQDISHO

Qarax Gaari lagu xiray ayaa Shalay ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Ca asimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogay aal qaraxaan ayaa ka dhacay inta u dhax eysa Maqaayadaha Boosh iyo The Villa ge ee Degmadda Hodan ee Gobolka Ban aadir. Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa la sheegay inuu watay Wiil uu dhalay Sanat or Cabdi Xasan Xasan Cawaale (Qeyb diid).

Waxaa la xaqiijiyay in dhaawac uu soo gaaray Wiilka Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa haatan ku Gaareen Ciid mada nabad galyada Dowladda federal ka Soomaaliya.

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA DEGM ADA AFMADOW

Madaxweynaha DG/Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa diirada lagu sa arayay sidii Madaxweynahu uu u dhaga ysan lahaa baahiyaha deegaanka ka jira iyo qaabkii wax looga qaban lahaa iyo hir galinta mashaariic ay Dowladu ugu tala gashay deegaanka.

Waxaa kale oo kulanka la iskula soo qaaday sidii dib u habayn loogu samayn lahaa Maamulka Degma da.iyadoo kale Odayaasha dhaqanku ay ballan qaadeen inay garab taagan yihiin aragtida Dowla da Jubbaland ee dib u xoraynta wadd anka gaar ahaan G/Jubbada Dhexe iyo is ku furista deegaanada xorta ah ee Gob olka Jubbada hoose.

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA OO KORMEER KU TAGAY DIFAACYADA CIIDANKA EE DEGM ADA AFGOOYE

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soo maaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Sar aakiil kale ayaa Shalay kormeer shaqo ku tagay Difaacyada ciidanka ee ku yaa lla Degmada Afgooye ee G/ ShHoose.

Ujjeedka Kormeerkan ayaa ahaa u kuur gelida xaaladda amni ee degmadda Afgooye iyo oggaanshaha amniga wad dada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo ay ka socdaan howlgallo nabad gelyada lagu adkeynayo. Taliyaha Ciidanka Xoog gadalka ayaa goobahii uu kormeeray Cii dankii ku sugnaa ku ammaanay sida ay ugu ta agan yihiin difaaca dalka, isaggoo faray inay muujiyaan feejignaan dheera ad ah, si cadowga ay uga faa’ideysan.

KENYA OO SAMEYSATAY CIIDAMO SOMALI AH OO SHABAAB LA DAGAALAMA

kheeeeyrrrreeee ooo koooooormeeeerrrraaayyyDowladda Kenya aaya boqolaal Ciidan ah tababar ugu soo xirtay M/Gaarisa ee Ismaamulka Soomaalida. Ciidamadan tababarka loo soo xiray ayey dowladda Kenya ku bixisay qarash iyo waqti badan, sida ay sheegeen saraakiisha Gobolkana ciidankan waxaa la geyn doonaa sohdin ta Soomaaliya iyo Kenya.

Ciidamadan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa Gudoomiyaha Gaarisa waxaa uu sheegay in ay yihiin dad kala garan kara dadka rayidka ah iyo AlShabaab islama rkaana awood u leh in ay ka hortagaan weerarrada AlShabaab.

Taliyaha Booliska Gobolka Soomaa lida Al Xaaji Cumara ayaa sheegay in wa da shaqeyn dhexmarta Dadka Soomaal ida ah iyo Ciidamada Soomaalida ah ee Gobolkooda ay suurtagal ka dhigi karto in la xakameeyo weerarrada AlShabaab.

Kenya ayaa 2011kii Ciidankeeda soo ge lisay gudaha Soomaaliya iyada oo xill igaas sheegaysay in ay ka hortageyso AlShabaab.

AlShabaab ayaa weerarro ay boqol aal qof ku dhinteen ka geysatay Kenya tan iyo xilligaas ilaa markii dambe ay Ken ya sheegtay in ay darbi ka dhiseyso sohd inta ay la wadaagto Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Guddoo miyay Shirka Siyaasadda Loo Dhan yahay

R/Wasaaraha XFS Xasan Cali Kh ayre, ayaa Shalay guddoomiyay kulan ka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lo oga had lay qorshaha tubta ee sa nnadka 2019.

Kulanka oo qayb ka ahaa kulamo xariir ah oo Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayay afarta tubood ee lagu jaan joogay shaqo maalmeedka dawladda ayaa ujeedadiisa ugu wayn waxa ay ahayd in la isla garto shaqooyinka u yaalla tubta kuwa ugu mudnaanta badan ee la doonayo in sannadkaan gudihiisa lagu fuliyo.

Dorraad ayaa ra’iisul wasaare Khayre waxa uu sidaan oo kale u guddoomiyay tubta amniga iyo cadd aalada, waxa uuna si taas lamid ah la kulmayaa tubaha ho rumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bul shada si Iyana ay ra’iispul wasaaraha ugu soo gudbiyaan qorshe howleedkooda 2019.

(FALANQEYN) Muxuu Noqon Karaa Xiriirka Cusub Ee Puntland Iyo Dowladda Federaalka?

Iyadoo Shalay uu Siciid Cabdullaahi Deni ku guuleystay doorashada xilka ma daxweynaha ee maamul goboleedka Pu ntland ayey dad badan isweydiinayaan sida uu noqon karo xiriirka ka dhaxeyn do ona maamulkiisa iyo dowladda federa alka ee Soomaaliya.

Puntland ayaa horay xubin muhiim ah uga ahayd golaha iskaashiga maamul go boleedyada Sooma aliya, oo khilaaf weyn uu kala dhexeeyo dowladda dhexe ee fe deraalka.

In kastoo bilihii lasoo dhaafay ay sii wiiqmeysay awoodda iskaashi ee maam ul goboleedyada, had dana maxaa laga fi lan karaa Madaxweyne Deni, tallaabo no ocee ah ayuuse qaadi doonaa maamul kiisa?.

Maxamed Nuur Caalin, oo aqoon dhe er u leh Siciid Candullaahi Deni, isla mar kaana horay ula soo shaqeeyay ayaa BBCda la wadaagay aragtidiisa ku aad dan arrintaas. Waxa uu noo sheegay in uu Sic iid yahahay nin 30kii sano ee ugu dambeysay ku sugnaa gudaha dalka Soo maaliya isla markaana siyaasadda ku soo biiray dabayaaqadii 1990meeyadii.

Hase ahaatee marka la eego xiriirka dhex mari kara isaga iyo dowladda uu ho ggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdu llaahi Farmaajo ayuu ku tilmaamay mid aan waji fiican lahayn.

"Markaad eegtid madaxweyne Farmaa jo iyo mas’uuliyiinta hadda maamulka ha ya, haddii la is barbar dhigo Siciid iyo Ca bdiwali Gaas, waxaa mamulka Farmaaj o aad ugu dhow Cabdiwali Gaas. Sababtoo ah Siciid waa nin aad u aaminsan qadi yadda federaaleynta, waa nin aad ula dhacsan hannaanka ay ku socdaan koo xda hadda mucaaradka ku ah dowladda dhexe, waa nin Farmaajo kula loollamay door ashadii madaxweynaha federaalka, wax soo dhaweyn ah kama uusan helin dowladda Farmaajo, mar ka waxaan fila yaa in Siciid meeshii uu ka taagnaa khi laafka u dhexeeyay Federaalka iyo maa mul goboleedyada uu meel kasii fog ka istaagi doono”, ayuu yiri Mr Caalin.

Ol’olaha ka dhanka ah madaxda dowla dda Federaalka Dhanka kale Maxamed Nuur Caalin ayaa xusay in madaxweyna ha cusub ee Puntland loo doortay uu ya hay qof u dhow garabyada mucaaradka ee dhaqdhaqaaqyada ka wada Soomaal iya.

"Waxaa lagu tiriyaa iney isku dhow yihiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud, waxayna ila tahay in hadda uu ku biiri doono kooxda isbaddal doonka ah ee u xusul duubeysa in wax laga baddalo dowladda Muqdisho fadhisa” ayuu yiri.

Hase ahaatee waxa la sugaba waa wajiga uu rasmi ahaan u yeelan doono xiriirka maamulka Puntland, ee madaxw eynaha cusub loo doortay Shalay iyo D FS, oo iyadana la rumeysan yahay iney isha ku heysay natiijada doorashada.

BBC SOMALI

 

Guddoomiye todobaad gudihiisa loo magacaabay labo degmo oo Shalay la 

wareegay xilka degmada X/Jajab

orang1Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oranje) ayaa Shalay la wareegay xilka Guddo omiyaha degmada Xamar Jajab oo dho waan loo magacaabay, kaddib munaa sabad xil wareejin ah oo ka dhacday xarunta degmada.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaan iyo Wasiiro, waxaana Guddoomiye Ismaaciil Oranje uu kala ware egay xilka Guddoomiyihii hore ee degm ada Xa mar jajab C/weli C/llaahi Maxam ed oo isaga todobaad ka hor loo magic aabay degmada Yaaqshiid.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab Ismaaciil Mukhtaar Oranje oo ahaa Wariye ka tirsanaa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inuu la imaan doono waxqabad muuqdo, isagoo ka ma had celiyay soo dhoweynta loogu same yay xarunta degmada Xamar Jajab.

Ismaaciil Oranje ayaa todobaad gudihiis loo magacaabay labo degmo 31kii bishii December ee sanadkii hore ay aa loo magacaabay degmada C/casiis, hase ahaatee maalmo kaddib ayaa hada na loo magacaabay degmada Xamar Jajab.

Magacaabidiisa degmada C/casiis ay aa waxaa ka dhashay caqabad, kaddib markii Madaxda sare ee dalka ay fara geliyeen, taasoo ka dhalatay ashtako Xil dhibaano iyo Wasiiro ka keeneen xil ka qaadista Guddoomiyihii C/casiis Sharmar ke Ladane oo markii dambe xilkiisa loo d ayay..

KULAMO KA SOCDA GAROWE

Kulamo kala duwan oo looga hadlaayo Xaaladda Puntland ayaa ka socda Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Guddigii dowladda Soomaaliya ay u dirtay Magaalada Garowe ee Wasiiradda ahaa ayaa kulamo kala duwan leh Waxgaradka iyo Madaxweynaha cusub ee la doortay.

Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa sidoo kale la kulmay xalay Waxgaradka degaanada maamulka Puntland,kuwaasoo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Garowe.

MAREYKANKA OO KA HADLAY DUQEYMIHII UGU DAMBEEYAY

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay duqeymihii ugu dambeeyay ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, waxaana ay sheegtay in duqeymahaasi lagu dilay xubno badan oo ka tirsan dagaalyahanada AlShabaab.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyntii ugu horeysay ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana ay ku dishay 6 xubnood oo Shabaab ka mid ah sidoo kalena ay ku burburisay gawaari dagaal.

Duqeynta Labaad ayaa ka dhacday degaanka Baqdaad, waxaana halkaasi lagu dilay 4 xubnood oo Shabaab ka tirsan sidda ay sheegtay dowladda Mareykanka.

Warka ayaa lagu sheegay in dhammaan howlgalladaasi ay ka qeyb qaateen Ciidanka sidda gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya.

Ma jirto Cid Shacab ah oo ay waxyeelo soo gaartay sidda lagu sheegay warka.

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa ay kordhiyeen duqeymaha ay la beegsanayaan saldhigyada Shabaab ay ku leeyihiin Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

 

World Food

Programme

Programme

Alimentaire

Mondial

Programa

Mundial de

Alimentos

 

 

 

 

 



Request for  Information Advert

Description of Requirements

The United Nations World Food Programme (WFP) Somalia, Requests for Information (RFI) from qualified financial service providers for the provision of financial services in Somalia.

 

Profile

Assisting91.4 million people in around 83 countrieseach year, the World Food Programme (WFP) is the leading humanitarian organization saving lives and changing lives, delivering food assistance in emergencies and working with communities to improve nutrition and build resilience.

WFP is providing assistance to the vulnerable men, women and children in in Somalia and implements food assistance using three delivery modalities, which are;

1. Inkind food distribution

2. Cash transfers and

3. Electronic voucher transfers (value vouchers)

For modalities two and three, WFP utilizes services of Financial Service Providers (FSP’s) who are financial institutions duly registered in Somalia for the provision of general financial services.

To ensure timely delivery of assistance in a costeffective manner, WFP seeks to contract services of FSP has to provide the required services in Somalia.

 

Required Services

WFP Somalia seeks for service provider(s) with capacity to set up, operate, and maintain a secure, effective and costefficient delivery system to transfer unrestricted financial assistance to the vulnerable Somali people.

This RFI aims at identifying service providers to provide financial services, in collaboration with selected retail outlets and other stakeholders as the need may dictate. The Request for Information (RFI) published on UNGM website (https://www.ungm.org/Public/Notice/80017) has no financial commitment and does not bind WFP to issue any tender or contract to the companies expressing their interest. The information received from interested parties will be used to carry out financial capacity assessment of the Service Providers for possible provision of the services for Cash Based Transfer activities in the future.

InterestedFinancial Service Providers should submit required documents and be prepared to accept WFP General Terms and conditions.

 

Important notice

 

The closing date for receiving the complete set of documents is 16thJanuary 2019.

 

Suppliers may address their questions to Somalia.procurement@wfp.orgor to Head of Procurement.

World Food

Programme

Programme

Alimentaire

Mondial

Programa

Mundial de

Alimentos

 

 

 



Xog Raadin Xayeysiis

Qeexitaan la xiriira Shuruudaha loo baahan yahay

Xafiiska Soomaaliya ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Cuntada (WFP), Wuxuu raadinayaa xog la xiriirta dad u qalma bixinta adeeg maaliyadeed kuwaasoo looga baahan yahay inay bixiyaan adeegyo la xiriira dhinaca maaliyadda oo laga fulinayo Soomaaliya

 

Xog kooban

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbislan Cuntada ee WFP waa hay’ad hormuud ka ah arrimaha samafalka maadaama ay caawiso dad tiradooda lagu qiyaasay 91.4 malyuun oo ku kala nool 83 dal oo dunida ka mid ah waxayna hay’addu gacan ka geysataa gaarsiinta cuntada ee xaaladaha degdegga ah iyo kacaawinta bulshada ee kobcinta nafaqada iyo laqabsashada duruufaha.

Hay’adda WFP waxay taageero u fidisaa ragga, dumarka iyo carruurta ay xaaladoodu liidato ee Soomaaliya waxayna hay’addu hirgelisaa barnaamijyo la xiriira taageerada cuntada iyadoo isticmaaleysa sadex qaab oo loo qaybinayo raashinka kuwaasoo kala ah;

1. Qeybinta cuntada caadiga ah

2. Xawilitaanka/wareejinta kaashka iyo

3. Xawilitaanka/wareejinta loo adeegsado rasiidka elektarooniga ah (rasiidyada lagu jaangooyey qiimaha)

Qaabka labaad iyo qaabka sadexaad, hay’adda WFP waxay u isticmaashaa adeeg bixiyayaasha qaabbilsan Dhinaca Maaliyadda (FSP) kuwaasoo ah laamo qaabbilsan arrimaha maaliyadda oo si habsami ah uga diiwaangashan Soomaaliya isla mar ahaantaana shaqadoodu tahay bixinta adeegyada guud ee la xiriira dhinaca maaliyadda.

Si ay suurtagal u noqoto inay hay’adda WFP hubanti uga dhigto in kaalmada lagu gaarsiiyo waqti xaddidan iyadoo isla mar ahaantaana uu kharashka ku baxayaa yahay mid macquul ah, waxay hay’addu bixineysaa qandaraas lagu bixinayo adeegyada la xiriira maaliyadda si adeegyada loo baahan yahay looga fuliyo dalka Soomaalioya.

 

Adeegyada loo Baahan yahay

Xafiiska hay’adda WFPee Soomaaliya wuxuu raadinayaa adeeg bixiyayaal karti u leh isku dubaridka, hawlgelinta, iyo joogteynta nidaam la xiriira gaarsiinta adeegga oo badbaado leh isla mar ahaantaana kharashkiisu macquul yahay si ay suurtagal u noqoto in dadweynaha Soomaaliyeed ee nugul loo gaarsiiyo taageero maaliyadeed oo aan aan wax caqabad ah lahayn

Xog Raadintan waxaa looga golleeyahay in la aqoonsado kuwa ay yihiin bixiyayaasha adeegyada la xiriira dhinaca maaliyadda, iyadoo lala kaashanayo dukaanleyda goobaha ganacsiga tafaariiqda iyo qeybaha kale ee ay shaqadu khuseyso hadba sida ay noqoto baahidu. Xog Raadintan (RFI) waxaa lagu soo daabacay barta internetka ee UNGM oo ciwaankeedu yahay (https://www.ungm.org/Public/Notice/80017) taasoo aan ku xiraynin cidna wax shuruud ah isla mar ahaantaana aan hay’adda WFP ku qasbi karin inay shirkadaha daneynaya hawshan usoo saarto naado ama qandaraas. Macluumaadka ay soo gudbiyaan qeybaha daneynaya hawshan waxaa loo adeegsan doonaa in lagu fuliyo qiimayn la xiriirta kartida waxqabadka maaliyadeed ee ay bixin karaan Bixiyayaasha Adeeggu taasoo la xiriirta suurtagalnimada bixinta adeegyada Xawilitiaankaa/Wareejinta ee lagu Jaangooyey Lacagta Kaashka ah kuwaasoo la fulin doono mustqabalka.

Bixiyayaasha Adeegyada Maaliyadeed ee Daneynaya waxaa looga baahan yahay inay soo gudbistaan nuqullada dhukmintiyada ee looga baahan yahay isla mar ahaantaana ay diyaar u yihiin inay aqbalaan Shuruudaha iyo Heshiisyada Guud ee u degsan hay’adda WFP.

 

Wargelin muhiim ah

Taariikhda kamadanbeysta ee lasoo gudbinayo nuqullada dhukmintiyada dhameystiran waa 16ka Janaayo 2019.

Adeegbixiyayaashu wixii su’aalo ah ee ay qabaan waxay kusoo hagaajin karaan ciwaankan Somalia.procurement@wfp.org ama Madaxa Iibinta.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip