War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Wednesday January 09, 2019 - 00:04:55 in Wararka by
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

    Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.


Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Maqaayadaha Boosh iyo The Village ee Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa la sheegay in uu watay Wiil uu dhalay Sanator Cabdi Xasan Xasan Cawaale (Qeybdiid).

Waxaa la xaqiijiyay in dhaawac uu soo gaaray Wiilka.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa haatan ku sugan Ciidamadda amanaka Dowladda federaalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip