Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Degmada Afmadow (SAWIRRO)

0
Tuesday January 08, 2019 - 23:56:41 in Wararka by
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Degmada Afmadow (SAWIRRO)

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa diirada lagu saarayay sidii Madaxweynahu uu u dhagaysan lahaa baahiyaha deeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa diirada lagu saarayay sidii Madaxweynahu uu u dhagaysan lahaa baahiyaha deegaanka ka jira iyo qaabkii wax looga qaban lahaa iyo hirgalinta mashaariic ay Dowladu ugu tala gashay deegaanka.

Waxaa kale oo kulanka la iskula soo qaaday sidii dib u habayn loogu samayn lahaa Maamulka Degmada.

Dhinaca kale Odayaasha dhaqanku waxay balan qaadeen in ay garab taagan yihiin aragtida Dowlada Jubbaland ee dib u xoraynta wadanka gaar ahaan Gobolka Jubbada Dhexe iyo isku furista deegaanada xorta ah ee Gobolka Jubbada hoose.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip