Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeer ku tagay Difaacyada ciidanka ee Degmada Afgooye (SAWIRRO)

0
Tuesday January 08, 2019 - 23:38:01 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeer ku tagay Difaacyada ciidanka ee Degmada Afgooye (SAWIRRO)

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada ciidanka ee ku yaalla Degmada Afgooye ee Gobolk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada ciidanka ee ku yaalla Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ujjeedka Kormeerkan ayaa ahaa u kuur gelida xaaladda amni ee degmadda Afgooye iyo oggaanshaha amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye oo ay ka socdaan howlgallo nabad gelyada lagu adkeynayo.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa goobahii uu kormeeray Ciidankii ku sugnaa ku ammaanay sida ay ugu taagan yihiin difaaca dalka, isaggoo faray inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah, si cadowga ay uga faa’ideysan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip