Dhageyso:-Janeraal Asad Cismaan"Cadowga Puntland Waxaan Leenahay Waan Isku Duubanahay Cidna…

0
Tuesday January 08, 2019 - 23:33:40 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Janeraal Asad Cismaan"Cadowga Puntland Waxaan Leenahay Waan Isku Duubanahay Cidna…

    Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ahaa musharixii wareegii ugu dambeeyay doorashada Puntland kula tartamay Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa marka hore u hambalyeeyay Madaxweyne Siciid Deni.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ahaa musharixii wareegii ugu dambeeyay doorashada Puntland kula tartamay Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa marka hore u hambalyeeyay Madaxweyne Siciid Deni.

Waxa uu sheegay in u Alle uga baryayo in uu xilka u fududeeyo Madaxweynaha Cusub ee Puntland,isla markaana Puntland ay wada jecel yihiin kana guuleysanayaan Cadawga Puntland.

"Cadowga Puntland waxaan leenahay Puntland waa isku duubantahay cidna waxba kama qaadi karto waana ay guuleysaneysaa Insha Allah ayuu yiriJaneraal Asad Cismaan Cabdullaahi”

Si kastab Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya,siyaasiyinta Soomaalida iyo badi Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha Puntland ee uu Maanta kusoo baxay Siciid Cabdullaahi Deni.



Audio Player
 
xigasho:radiodalsan.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip