Sawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Guddoomiyay Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay

0
Tuesday January 08, 2019 - 23:24:17 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Guddoomiyay Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay

    Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019.

Kulanka oo qayb ka ahaa kulamo xariir ah oo Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayay afarta tubood ee lagu jaan joogay shaqo maalmeedka dawladda ayaa ujeedadiisa ugu wayn waxa ay ahayd in la isla garto shaqooyinka u yaalla tubta kuwa ugu mudnaanta badan ee la doonayo in sannadkaan gudihiisa lagu fuliyo.

Shalay ayaa ra’iisul wasaare Khayre waxa uu sidaan oo kale u guddoomiyay tubta amniga iyo caddaalada, waxa uuna si taas lamid ah la kulmayaa tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada si Iyana ay ra’iisul wasaaraha ugu soo gudbiyaan qorshe howleedkooda 2019.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip