Madaxweyne Labada Dhalasho Haystay Oo Ka Tanaasulay Dhalashadii British-Ka

0
Sunday December 16, 2018 - 23:05:26 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Labada Dhalasho Haystay Oo Ka Tanaasulay Dhalashadii British-Ka

    Madaxweynaha dalka Iraq, Berham Saalix waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska wareejiyey Dhalashadii British-ka, si uu isku waafijiyo Dastuurka dalkiisa hooyo. Afhayeenka Madaxweynaha oo lagu magacaabo Luqmaan Al-fayli waxa uu sheegay inuu Madaxwey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Iraq, Berham Saalix waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska wareejiyey Dhalashadii British-ka, si uu isku waafijiyo Dastuurka dalkiisa hooyo. Afhayeenka Madaxweynaha oo lagu magacaabo Luqmaan Al-fayli waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu dhamaystiray nidaamkii Sharciga ee uu uga tanaasulay dhalashadii dalka Britain ee uu haystay, wuxuuna u mahad celiyey Dowladda Briatin oo dhalashadda Muwaadinimadda British-ka siisay xilligii uu mucaaradka ku ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Iraq ee geeriyooday, Saddaam Xuseen. Barlamaanka dalka Iraq waxay bishii October 2-dii u doorteen Barham Saalix oo 58-jir inuu noqdo Madaxweynaha Iraq ee afarta sano ee soo socota.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip