Muddooyinkii dambe magaalada Mooyaale ayaa marti galineysay rabshado xoogan oo u dhexeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee wada daga halkaasi.