Daawo : Maxaad Ka Xusuusataa 10-ka Free Kick Ee Ugu Qurxoon Ee U Dhaliyay Messi, Imissa Jeer Ayuuna Barca U Dhaliyay.

0
Saturday January 16, 2016 - 11:30:05 in Sports News by
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Maxaad Ka Xusuusataa 10-ka Free Kick Ee Ugu Qurxoon Ee U Dhaliyay Messi, Imissa Jeer Ayuuna Barca U Dhaliyay.

    Messi ayaa sii sameynaya hor mar ku aadan goolasha uu ku dhaliyo qaabka Free Kick-yada ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Messi ayaa sii sameynaya hor mar ku aadan goolasha uu ku dhaliyo qaabka Free Kick-yada ah .

Waxa uu Messi Free Kick ku dhaliyay 20-aad gool tan iyo aayihiisa Barca isaga oo ka sara maray Ronaldinho oo 19 lahaa .

Goolkii Free Kick ahaa ee uu dhawaan ka dhaliyay Espanyolwaxa uu u yahay kiisii 4-aad ee xilli ciyaareedkaan

Hadaba waxaan idin soo xulnay Free Kick-yada ugu fiican ee uu Messi u laaday Barca iyo qaranka Argentina

Halkaan Laacibtv.net ka daawo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip