FT: Madrid Derby oo kusoo dhammaaday guul la'aan!

0
Sunday September 30, 2018 - 09:57:49 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FT: Madrid Derby oo kusoo dhammaaday guul la'aan!

    Kullankii ugu xiisaha badnaa toddobaadkan horyaalka La Liga ayaa soo gabagaboobay. Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa isku hor kufay ciyaar xalay lagu dagaallamay garoonka Bernabeu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kullankii ugu xiisaha badnaa toddobaadkan horyaalka La Liga ayaa soo gabagaboobay. Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa isku hor kufay ciyaar xalay lagu dagaallamay garoonka Bernabeu.

Labada naadi ayaa mid walba oo ka mid ah isku dayay inuu goolka guusha helo, balse ma jirin kubbad shabaqa la taabsiiyay.

Real Madrid ayaa kullankii labaad oo xiriir ah guul la’aan ah ka dib dharbaaxadii Sevilla ee habeenkii Arbacada.

Atletico ayaa iyadane lumisay fursad ay Barcelona kula qaban kartay booska ugu sarreeya ee kala sarraynta La Liga.

Iskusoo wada duubee, natiijada ciyaarta ayaa kusoo dhammaatay natiijo 0-0 ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip