Natiijooyinka kulamada shanaad ee Premier League

0
Sunday September 16, 2018 - 20:28:50 in Wararka by
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka kulamada shanaad ee Premier League

    Liverpool ayaa shan kulan oo xiriir ah ku guuleysatay Premier League xili ciyaareedkaan markii ay 2-1 kaga badisay Tottenham garoonka Wembley. Kooxda Jurgen Klopp ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigtay kulankii ay wajaheen kooxda tababare Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool ayaa shan kulan oo xiriir ah ku guuleysatay Premier League xili ciyaareedkaan markii ay 2-1 kaga badisay Tottenham garoonka Wembley. Kooxda Jurgen Klopp ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigtay kulankii ay wajaheen kooxda tababare Mauricio Pochettino ee Spurs. Georginio Wijnaldum iyo Roberto Firmino ayaa Liverpool u dhaliyay laba gool ka hor inta Erik Lamela gool indho qabad leh uusan ku barbareyn. Chelsea ayaa sidoo kale xaqiisatay inay sii heysato hogtanaka sare ee Premier League, iyadoo Eden Hazard seddexleey ku fidiyay shabaqa Cardiff City kulan Bules 4-1 ku badiyeen. Arsenal ayaa 2-0 ku garaacday Newcastle, halka Manchester City ay 3-0 kaga badisay kooxda dhawaan soo dalacday ee Fulham.


Haddaba halkaan hoose ka aqriso natiijooyinkii kulamadii shanaad ee Premier League

Tottenham 1-2 Liverpool

Chelsea 4-1 Cardiff

Newcastle 1-2 Arsenal

Man City 3-0 Fulham

Bournemouth 4-2 Leicester

Huddersfield 0-1 Crystal Palace

Watford 1-2 Man United




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip