Daafac uu jecelyahay Mourinho oo diiday Man Utd

0
Tuesday September 11, 2018 - 23:55:44 in Wararka by
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daafac uu jecelyahay Mourinho oo diiday Man Utd

    Toby Alderweireld ayaa u sheegay taageerayaasha Tottenham inuu marnaba ka tagi dooonin kooxdiisa xagaaga. Iyadoo qandaraaska uu kula jiro Spurs uu dhawyahay, daafacaan lala xiriirinayay kooxda Manchester United intii uu furnaa suuqa kala iibsiga c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Toby Alderweireld ayaa u sheegay taageerayaasha Tottenham inuu marnaba ka tagi dooonin kooxdiisa xagaaga. Iyadoo qandaraaska uu kula jiro Spurs uu dhawyahay, daafacaan lala xiriirinayay kooxda Manchester United intii uu furnaa suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa meesha ka saaray cabsida laga qabo mustaqbalkiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip